Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    sacomaale @ 1/18/2014 8:45 PM EST
 Aduunyada waxaa ugu daran marka dad isku haystaan in ay yihiin dad jira oo aduunyada kalena og tahay xaalkooda iyo waxay ay yihiin, ujeedadaydu waxay tahay, ka waran haddii shirkad Somalia laga leeyahay oo la dhaho/yiraahdo British Oil ama xataa Brit Oil ay England ama UK batrool ama Gaas ka baarayso oo shirkadda Somalidu qorshe ula tegto dawladda Ingiriiska oo la yiraahdo magaciinu waa maxay maxaadsee u socotaan, iska dhaaf rusqad la siiyee waxaa laga yaabaa in lagu qoslo. Markaa maxay tahay sobobta shirkad ajnabi oo England laga leeyahay ay soo qaadato magaca Soma Oil oo madaxda dalkuna hore ruqsad ka siiyaan. Tani waxay ku su'aal ka keenaysaa fikirka dadkeena iyo maskaxdeena, sobobtan oo kale ayaa keentay in qof kastaa inagu soo dhiirado oo waxkasta la inoola yimaado.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.