Go Back


Post your comments

15 comment(s)
Add comments  
    momo519 @ 6/19/2012 12:13 AM EST
 

Illusions!

    baghdad bob @ 6/18/2012 7:08 PM EST
 walalac waagi waa baryeey.....  
    Runsheeg35 @ 6/18/2012 5:37 PM EST
 Well-done and congrats.
    Nuunow @ 6/18/2012 1:33 PM EST
 
Good news indeed!


    Suldaano @ 6/18/2012 9:57 AM EST
 Maasha-Allah

evey success and victory belongs to Allah (sw). Alhamdullillaah.
I think we can all say it's a sign of a country whose heading to a new direction, a direction where we can all unite as a  Somalians everywhere.
I am so happy and proud of these young Somali men in the picture. I hope they can continue the good work.
    fiqicigaal @ 6/18/2012 9:51 AM EST
 My fellow maryooley,

Definitely there is a party going in our beloved city and we must honour it with colourful lights it deserves to shine again for there  is a time to every purpose under the stars, a time to resurrect xamar cadey from the ashes. Kismayo is next, don't you think so folks?

Nuurbiid,

Why the long face? cheer up man! xamar is for all Somalis and it should remain so unless you are a quitter.
    xamar-cadey @ 6/18/2012 4:15 AM EST
 Nuurbiid... Waan kugu raac sanahay waxaad tiri. Soomaaliya waxay la degiladahay cuqubo iyo il dad xaqooda la cunay.
Laakin Allah waxaan maalin kasta ka tuuga in nabad oo noo keeno. iyo dadka in alle soo hanuuniyo. Laakiin Soomalida badankooda nabad diyaar uma aha. EE waxaan aad u jeedo lacag ayaa lagu cunooyaa. Same people ayaa welijooga just with different agenda
    Caana Geel @ 6/18/2012 4:13 AM EST
 Illaahayoow inta noo laaban inoo Dhameystir.
Wixii xumaateena  raba ama horumarkeena rabin
Ka Nax oo Nafta WAA.
    abbashajii @ 6/18/2012 4:02 AM EST
 Qofwalba hadii uu awodo hal pored solar light ha ku xiro albaabkiisa qimo wayn ma jogan wadada xafadaha oo dhan waxaa ku filan 100$
    Som @ 6/18/2012 3:50 AM EST
 Nur biid aniga waxaan ka soo jeeda muqdisho daaqadna ma fuqsanin ee caafimaad allaha ku siiyo. Adiga kaligaana ma tidvis xitaa muqdisho waxaa ka buxo adoo kale lakiin anaga wanaagsan ayaa guleysaneeyno
    Yaab @ 6/18/2012 3:24 AM EST
 Mansha Allah, Can't wait to go back to the motherland: the land of by birth, Mogadishu is really wonderful to see you coming back to live again.(-_-)kisses and hugs from where I am to you Mogadishu.
    nabad99 @ 6/18/2012 2:28 AM EST
 Nuurbiid, waxba ha xishoon everybody knows what u trying to say, why cant go with the flow and stop hating. mogadishu is for everyone unless u exclude yourself.
    abdul abubakar @ 6/18/2012 2:27 AM EST
 hada wax laqato ama laxado sida baaloyinka nalka iyo waxaa majiraan dadka waxay noqdeen muwadiniin sax ah ileen qofkii laga waayo fariiso waxaa laga helaa seexo dhibka markuu batey waxaan doraney in an dalkena dhisano taasna waa sax hoyada wax sosarka waa dhibka.

    Fahma55 @ 6/18/2012 2:01 AM EST
 Mashaa. Allah. Waa wax lagu farxo  lakiin. Soo ma Jogan kuuwe. Kolkii. Hore but burshaye    Aniga. Waxaye.  Ila tahaye.  Ragan.   Hada wax mamulo. In logu daro.  5 years.   Sosocotoo.  Waye. Istahiilaan
    Nuurbiid @ 6/18/2012 1:41 AM EST
 Ma dareenkii dadkan aqaanay baa is badalay, mise been baa naloo sheegayaa. Kuwii markii hore iskuulka caruurtooda daaqdaha ka fuqsaday, oo nalalka wadooyinka qaatay soo hadeerna qaadan mahayaan? Soo raggii aan ogaa oo weliba la sharciyeeyay hogaanka mahayaan... beeneey run sug!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.