Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    Somali_Sax_Ah @ 1/19/2017 2:42 AM EST
 ASCWW.
Murti Somaliyeed ayaa ahayd: Haddii aad dooneysid in lagu
amaano dhimmo; haddii aad dooneysid in lagu caayanna guurso.
Marka intiinna u murugeysan Hussein waxaa iga muuqata in aad
ka mid tihiin:
1. Dad aan aad u oqoon Hussein,
2. Dad da'yar oo Hussein dhegta uun ka maqley,
3. Dad Muslinimo iyo Somalinimo Hussein ugu tiiraanyeysan,
4. Dad ehelinimo iyo qabiil u xussaya.
Hussein anigu aqoon dheer oo tirra badan ayaan u leeyahay.
Waxaanu isku niqiin Somalia burburkii ka hor, waxaanu isku
niqiin USA iyo Boston area, siibba tuuladda Worcester MA oo
ah meesha uu rasmiga ahaan ka degan yahay USA.
Waxaan aqaan qoyskiisa oo dhan siibba xaskiisa marwo Fadumo
Mohamed Abdisalaan oo hadda iyabba aad iyo aad ugu tabaaleysan
meesha ay degan yihiin ee Worcester MA.
Fadlan uga duceeya Hussein waxii dhib ah ee uu ummadda
muslimka ah ee Somaliyeed u geystey isagga oo adeegsanaya
aqoonta aad ku sheegaysaan. Mahadsanidin.
    FiqiJin @ 1/17/2017 11:04 AM EST
 RIP, Professor. Glad to see commentators avoiding the unfortunate  artificially and newly fabricated divisions (Somalia vs. Somaliland) on the death of such a Somali treasure and a heavy weight true Somali as professor Tanzania! North, south, west and east, we are Somalis--a one family--on the Horn of Africa!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.