Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Muslimahh @ 9/21/2015 8:38 AM EST
 Indha yar, dantooda waa GEESAHAA MAROODIGA IN AFRICA, si ay wadankooda u gudbiyaan TUUGA ahaan iyo si xalaal ah, hadba kii ay helaan.
Bilaash Africa uma joogaan, Dan weyn ayaa ugu jiraan, waxaa hadda ay joogaan meel kasta ee Africa katirsan, waayo dadkeena Afrikaanka ah waa dad iska hurdaan oo meel kasta ay kaalmo ka rabaan , inkasto qaarada Africa yahay meel Barwaaqo badan dhan walba Markaa loo eego, laakiinse dadka Africa, siiba dawladahooda mid kasta dadkiisa ayuu dhacaa oo been ku maamulaan wadanka uu madax kayahay, sidaa Soomaalia oo kale, oo maanta ah meel wax kasta oo xaaraan ah, (dhac, iyo dil) kasocdaan.  Keep sleeping, koley after 40-50 yrs, from now, dhamaan qaarada Africa (siiba wadamada Muslimiinta ah) waxaa gacan ugeli doonta Indha yar. (The Time will tell) !

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.