Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    biyo-kulule @ 7/28/2013 9:53 PM EST
 Honoured:

Shakhsi daciif ah oo bakhtiyey oo qabyaaladi dilootey ayaad tahay. Wax lagaa qori karo iyo wax ka sax ah waxaad sheegayso midna ma jiraan.

Haddiiba wax lagaa qorayo waxaa lagaa qorayaa been-ku-hadal, calool-bukta iyo cuqdad kaa buuxda. Ilaahay bari inuu kaa saaro xanuunkaas.

Dhabshiil waa qof bani'aadam ah oo islaam ah oo Soomaali ah. Wax dhib iyo shar ah oo lagu ogyahay ma jiraan. Waxa keli ah ee aan ku ognahay waxa weeye inuu yahay ganacsade u fududeeyay Soomaali badan in ay eheladooda lacag ugu diraan Somalia iyo meelo kale oo adduunka ka mid ah. Waxa kale ee aan ku ognahay waxa weeye inuu safka hore kaga jiro taakulaynta dad ka tabaalaysan ee Somalia, khaasatan koonfurta Somalia. Waxa kale oo uu si weyn uga qayb qaataa horumarinta danta guud, sida dhisidda Schools, roads, Mosques, water supply, etc.

Markaa khasaare mooyee faa'iido kuma jirto in la xiro Xawaaladda Dahabshiil, Allah ha u barakeeyee.

MO Farah i gentleman , ku biiriyey miizaankiisa iyo codkiisa inuu wax ka qabto dhibka ka dhalan kara xiritaanka xawaaladaha guud ahaan iyo Dahabshiil gaar ahaan. Mana aha nin laaluush iyo waxaa aad sheegayso u baahan. He is one of the high profiles of UK.

Markaa xiqdiga iyo buqdiga iska saar oo Allah weydiiso caafimaad.
    Honoured @ 7/28/2013 11:49 AM EST
 Xiritaanka Dahabshiil iyo joojinta adeegeeda waa Baaba'a iyo kala jabka Al-Shabaab iyo Somalia oo Nabad hesha.
Waxaa Nasiib xumo ah dad badani ineeysan garaneeyn Jiri taanka Al shabaab iyo abuuristoodu ineey tahay Dahabshiil.
Hadalkeeyga meel ku qor maantay. hadii barclay eey ku adkeeystaan xiritaanka Dahabshiil adeegeeda Nabad ayaad Somalia u curutay.
waayo madaxda Al shabaab waxeey commission ka qaataan amaba ku nool yihiin dahabshiil.
Dadka u ololeeynaayo oodhan barclays ineey ka laabato go'aankeeda waa dad fitno wada yaal iyo qas wada yaasha ka faa iideeysta dagaalka iyo bur burka
wadamada sida Somalia iyo Congo iyo south sudan. waxaa kaloo jira oo u ololeeynaayo dad caado qaata yaal ah oo Dahabshiil eey laaluush siisay. sida Mo farah,Jamal Osman. iyo xulufo kale.
Marka fadlan 500 oo xawaaladood in kabadan ayaa u adeega somalia. maahan dahabshiil oo kaliyah ineey somalia oo dhan ka shaqeeyso.
Dahabshiil haka baxdo dhibka iyo qaska eey ka waddo south Somalia.
la iskuma wadi karaayo ganacsi iyo siyaasad.



Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.