Go Back


Post your comments

3 comment(s)
Add comments  
    wiifgarow @ 6/5/2016 9:38 AM EST
 "Saancadaaleyaal" Jooji cunsurnimada yarow. Sidaad u jeclaan lahayd in laguuugu yeedho "Saanmadoobe"? Dadku waa dad. Tan kale markaad leedhay Islaamakaa diiddan oo wax ka qabta kala saarreynta ma waxaa leedahay dalka salafka xagjirka halu wada wareejiyo? Cadow aan Salafaka aheyn ma leh Somaliland. Kuwan ribada wax walba ku sheegay waa kuwa diiddan in baan keliy dalka laga furo. Adaa fakhriga ka dambeeya Salafow. Islaamaku waa caadil in kastoo berigaaba dad bilow aadm ah la cabiidin jiray. Allow noo dembi dhaaf haddaannu khaldannay
    amina_samajecel @ 6/1/2016 7:19 AM EST
 C Ali C Umar Walaal aqoonsiga Somaliland iyo Somalinimada
kala saar. Dadka Somaliyeex waxay deggan yihiin Djibouti, Ethiopia,
Kenya, gobollada Waqooyi iyo Koonfur ta Somalia.  Haddii aay
Somaliland hesho aqoonsi dalka Somaliland ayuu noqon doonaa
oo haddii af Somali lagu tarjumo ah dhulka Somalia umadda dalka
ku dhaqanba waa Somali sidee aay inta kaleba yihiin.
    amina_samajecel @ 6/1/2016 7:12 AM EST
 Mustafe walaal waxaan ku leeyahay Jazak Allah Khayran.  Allah
ha kaa abaalmariyo maqaalka aad sida wacan oo xaqiiqada iyo
Alle ka cabsiga ku saleeysan aad u qortay. Somali ama Waqooyi
ha joogeen ama Koonfur waxaad mooddaa in dhibki ku dhacay
iyo sababihi keenay aanay intooda badan wax ku qaadan.

Horey ayuu abwaan u yiri musuq maasuq waa Somali meheradeediiye.
Dalka waxa dumiyay cadaalad darro iyo musuq maasuq. Waxaad
mooddaa inaan buug cusub la bilaabin ee aan hakadba la gelin
arrinti dalka inuu dumo sababtay.


Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.