Khat Trade: Kenya’s political antics on Somalia continues

Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    secular @ 11/27/2022 12:41 PM EST
 Qaadku mar buu daba qabasho lahaa!
Anoo ilma ah 60kii ayaan xasuustaa inaan Xamar u daawasho tagi jirnay 2 ama 3 sandaqadood oo ka
samaysan laamiyeeri qaatka lagu cuni jiray oo la Guriga Shaqaalaha agtiisa yaalley.
Dad kooban oo Woqooyi ka yimi baa ku raamsan jiray daka kalena way ku diimi jireen.
Qaatku waa mashruuc loogu tala galay in lagu dumiyo mujtamaca Somalia oo dhan, muranka Kenya
in marmarsiin looga dhigo oo sharciyan la mamnuuc, dhuumaaleysi kii ku keenay xarig iyo
ganaax culus la isugu daro weeye xalku.
Abuukar waa ku mahadsan yahay wacyi galinta, waxaase maqan dowrkii dawladda ay madaxdeedu qaatwale
iyo dallaal qaat wada tahay.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.