Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Fiiqoow @ 5/22/2013 4:52 PM EST
 Halkaan Kaniisada ku dhexwaashey ee xitaa magaciisa sheegan waayey ee DADWEYNAHa ku dhuumanaya. Waxaan ku leeyahay illaahay FIRCOON wax inoogu ma darin, sheekadaana waa sheekadii baadarigii weynaa ee Soomaaliga ahaa baqtiyay , si soomaalida diinta islaamka looga leexiyo ayuuna xitaa magacyada Geedi,warfaa,Qowdhan, kablalax iyo iwm in ilmaha loo baxsado, lana iska dhaafo magacyada islaamka ayuu meelaha la wareegi jiray, kuwii uu soo barbaariyay ayaana tahay. Soomaali waa hal isir oo muslim ah carabna ka ah ee diid ama yeel kaniisada dhexdheeda ayaana ku baqtihee adiga fircoon ku wardinaa.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.