Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    Rasimaal @ 4/9/2017 11:54 PM EST
 Xawaaladaha  soomaaliyeed eed la'aan ma aha ,laakin intii dalka uu dowlad la'aanta ahaa ayagaa booskii bangiyada buuxiyay. Wax aan lur iguhayn ayaga ayaa jiro waayo maalintii la helaa shuruuc sax ah  oo lagula xisaabtamo warkooga waa iska dhan yahay. Markii dowladda si fiican u hanaqaado waxaa iman doona tartan xaga xawaaladaha iyo bangiyada iyagaba iskood u dhimi doono qarashaadka hadda macaamiishooda ka qaadaan.
    Somalipeople1 @ 4/8/2017 1:32 PM EST
 Waa talooyin fiican. Sida xawaaladaha u baahanyihiin toosin iyo talooyin telecommunicationska sida hormuud iyo golis xataa wey u baahanyihiin. Aniga taladayda waxey ahaanlaheyd ha la
qarameyo hormuud iyo golis. Iyo xawaaladaha ugu waa weyn sida dahabshiil iyo kuwa lamid ah. Waxaa tusaale ahaan la sameyn karaa somali stock exchange oo shirkaddahaas oo dhan la galin karaa.
Dowladdana 60% oo sharkeska qaadan kartaa. Communications iyo banking iyo xawaaladaha waa hal. Waxaa umaleynayaa in dowladda dhexe canshuuro fiican ka heli karto oo dalkana lagu mideynkaro.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.