Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    Somalipeople1 @ 11/19/2019 5:52 PM EST
 Fake news!!!
    Abdi mashkuur @ 11/19/2019 11:21 AM EST
 What a timely project for discussion.

It will be the most appropriate time to advertise tenders in this project to establish long lasting  barriers for the river. It is the government's attention to make it public so as to be transparent and accountable.

A wise government as usual for it takes its steps very carefully.

A very modern government, could wish any better one.
    amina_samajecel @ 11/19/2019 5:34 AM EST
 Wasiraddi xilka iska casishay Dr Maryam
Qaasim waa wixi aay uga tagtay marki aay u
adkaysan weyday waxa meesha yaal. Farmajo haddii
uu damiir leeyahay Dr Maryam ayuu dhagaysan
lahaa maantana ceebtaan ma dhax fadhiyi lahayn.

Waa shaqadi regimki Maxamed Siyad Barre oo dowlad
naga cawin lahayn biyaha ceelal na noo qodi lahayd
lagu xujeeyay laaluush sidaasna aan ceelashi ku weynay.

Waa maan gurracan iyo garasho jaan. Qolyahan
ma fahmin wixi nagu dhacay, halki aan ka nimid
mana guaranayaan halka aan rabno in aan gaarno.
Shaqa waxay ka dhigteen igu sawir hoo lacagtaan
aniga i ammaan inta iga soo horjeeddana aflagadeey.
Taas horaa loogu hungoobay burbur waxaan ahayn lagama
dheefin.
    maxaaigagalay @ 11/19/2019 2:07 AM EST
 Dawlad-ku-sheegga Farmaajo laaluush bay ka rabtaa Talyaaniga
oo doonaayay inuu biyo xireen ka dhiso Benedwene
si reer Beledweyne uga badbaadaan fatahaadda webiga.

Farmaajow, shacabkaaga ayaa la kaalmeynayaa
bay kuguleeyihiin Talyanigu, adna waxaad
leedahay : horta aniga laaluush i sii inta aadan kaalmeyn
shacabka.

Heerkaas buu gaareen musuqaaqu iyo daciifnimadaadu.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.