Go Back


Post your comments

5 comment(s)
Add comments  
    Rasimaal @ 9/5/2017 9:11 PM EST
 Ciyaalkii oromada ayaa ubadan darbi jiifka, waxaa soo raaco dadka xoolahoodi abaarta dhaafisay ciyaalkooda.
    Abdi mashkuur @ 9/5/2017 12:48 PM EST
 ..

At least in the south we help each other, not through green chewing but a genuine equality.

so let them  ..... BLAH BLAH BLAH the weak people.
    Abdi mashkuur @ 9/5/2017 12:46 PM EST
 Is this HARGEYSA?

And the so called Somalilanders are begging mitiku lessi for brotherhood alimony? I find most of those from Hargeysa in this forum so alike that you feel that they are from the same production like, they are also so frigile when you tell them the truth you feel that they will shatter like glass.
None of them ever suggested how our people could be helped or how the country could be developed, the reason is that all small heads think is how to be close to Ethiopia or how to change the land into Jesus-land.

No more respect from me until they learn their Somalihood to be MUQADDAS and first... The blue flag in his place.
    sacomaale @ 9/5/2017 12:00 PM EST
 Dowlad ku sheega Kulmiye waxay ku mashquulsan tahay xaraashka guryihii dowladda. Wuxuu Mohamed Siyad/Gani/Morgan ka xishooday ayay hada wadaan mujaahid isku sheegtu in ay dhulkii dowladda gadaan. Bililiqadii ugu weynayd ayaa ka socota Somaliland, carruur la daryeelo iska daaye, maalin dhow ayaa ayana la gadan doonaa. Waxaan la yaabaa dadka beenta loogu sheekeeyo ee la leeyahay aqoonsi ayaa soo dhow. Dowlad aqoonsi rabtaa ma dhulkii dowladda ayay xaraashtaa mise dhul in ay mustaqbalka safaarado noqdaan ayay derbi ku wareejaan.  
    Jeniharbuqbuq @ 9/5/2017 9:24 AM EST
 Young, naive, hungry and uneducated. If you want to see down fall of any civilisation just see the life style of their vulnerable citizen...these kids really need help.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.