Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Somali_Sax_Ah @ 5/7/2018 7:35 PM EST
 Nin reer Banadir ah ayaa 1970kii booqasho
lama filaan ah ku soo maray Hargeis, isaga
oo fasax ah oo Sacuudi Arabia ka soo fasax
qaatay.
Labba maalmood uu joogey, ayuu la kulmay
iyadoo Hargeisa qaadkii soo dhacay, oo dad
iyo duunyo (riyihii) la dhaqaaqay (yaacayo).
Dhowr sanno ka dib, ayuu idaacaddii Radio
Mogadishu waxuu ka maqlay iyadoo Hargeisa
xabbsi dadka waalan laga dhisayo.
Intuu aad ula yaabay, ayuu yiri: 'oo dawladdu,
maxay iska dhibaysaa, may darbbi uun ku
wareejiso magalaadda Hargeisa'.
Marka dad aynuu la tacaaleynaa waa noocaas,
ee miyir qab ha kaga tallo gelinna.
Sharcigga dad waalan waa: wixii kaaga yimaadda
xumo iyo sammo toona wax ka soo qaad ma
laha!!!!!!!!!!!!!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.