Go Back


Post your comments

3 comment(s)
Add comments  
    wiifgarow @ 5/6/2017 9:19 AM EST
 Dr Baadiyow in all honesty sir I could've done without the shrill religious preaching - it is everywhere these days. You see nothing but 'muxaadaro' on Somali websites. And it does get a little tiresome and self-righteous at times. We have been Muslims for 1000 years and if we don't know the contents of our faith by now I guess we will never know it. Having said that you are clearly well-meaning which is to be welcomed. Next time less preaching, more constructive ideas and suggestions of how to get out of this humiliating epoch for our race perhaps? Thanks
    Nuunow @ 5/1/2017 2:31 AM EST
 Dr. Baadiyoow,

Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay qoraalkaan xambaarsan xikmadaha iyo talooyinka cajiibka ah.

Waa runtaa oo:

- Madaxdii waa qaaraan quutayaal ama xaaraan ku naax
- Wadaadadii waa tuugo munaafiqiin ah dumarka iyo maangaabka lacagta iyo dahabka ka dhaca
- Masaajidyadii barekeeysnaa waxaa laga dhigay golo qabyaalada iyo qolo-qolo looga sheekeysto
- Iimaanka masaajidka waxaa lagu noqdaa qabiil, ee garasho iyo aqoon ha sheegin
- Madaxda waxaa lagu doortaa qabiil, awood iyo xirfad hogaamin laguma xiro
- In muruq-maal la noqdo waxaa laga doorbiday tuugsi iyo magan-alaay ...

Marka sidaad kaga dhawaajisay, waxaanu nahay ummad munaafiqiin ah oo Ilaahey ku saliday colaad iyo abaar, isla markaana qabyaalada, baryada iyo cadowtinimada dhaqan ka dhigatay.

Inta aanu jidkaa xun ku taaganahay wanaag ama horumar aanu gaarso waa habeenkii xalay tagay!

    Rasimaal @ 4/30/2017 12:34 AM EST
 Dr baadiyow ,marka  hore waankusalaamay marka labaad ajar iyo xasanaad Alle hakaasiyo maqaalkaan qiimaha badan.  Aniga oo weligay ku arag ayaan Soomaali badan ka maqlay in aad tahay wadani  inshaAllah hakadaalin horumarinta dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.