Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    stickorcarrot @ 6/23/2015 11:53 AM EST
 Waxaan xusuustaa 6 ama 7 sanno ka hor ayaa oday dhaqameed
kale Beledweyn sidan loogu dilay. Waa beryihii ugu horaysay
ee Mooryaant bilaabaan inay dad muslim ah bilaa micne u dilaan.
Saskii iyo baqdintii Soomaalidu dareentay way buuxisay boggii
tacsidda. Waxay ahayd wax ku cusub dhaqanka Soomaalida.

Maantana waxay noqotay wax joogto ah oo cidiba ma dareento.

Tuugtan kala gafuurka xun waxay na bareen waxay na badeen baa
ka daran!

Tan kale, ma aqaan in Hiiraan soo qorto oday dhaqameedyadda
Beledweyne lagu dilo kaliya ama in oday dhaqameedyadda
Beledweyne ka dil badan yihiin kuwa kale?
    rasimaal @ 6/22/2015 6:45 PM EST
 Innalilah wa ina ilaah raajicuun

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.