Go Back


Post your comments

5 comment(s)
Add comments  
    Fiiqoow @ 11/9/2014 8:08 PM EST
 Hurdaaye Omar Dhollawaa

Waxaa la yiri habar fadhida lagdan la fudud. dad waxa uGu liita midka beenta iska qaato oon xaqiidka calculation ku sameyn.

Waa kuma NSA aad ka hadleyso, ma mooryaanta Ugaandeyska daba socda ee marasta bililiqeysata. tabar ay uGu soo ban baxaan ma leeyihiin ALShb, tankale Umison waa niman kaaro iyo baabuur qafilan ku jira, oo xitaa ka soo digi Karin. Mise is weydiisay immisaa bil kasta ka dhimata ama ka dhaawacanta, wax ay qabtaan iyo wax ay hub ka dhigaan iska dhaafe, nolosha ay ku noolyihiin hadaad ogaan laheyd maba hadasheen.
heavily armed SNA and AMISOM forces have allowed Al-shabaab forces to peacefully retreat and withdraw from their hideout and take with them all their armament? kulahaa, war qashankaada iyo doofaarkaada qurbaha isaga cun, beentana halaguu sheego.

    nabat-doon @ 11/9/2014 5:22 PM EST
 FIIQOOW WAAQ XOOLO XOOLO DHAHLEY INTAAS AYAANA IGU FILAN IN AAN GARADKIISA WAX KA AGOODO
    Fiiqoow @ 11/9/2014 1:38 PM EST
 Dhoolawaa
Qurbojoog been loo sheego ayaad tahay. Yaa kuu sheegay, mooryaanta iyo calooshood u shaqeystayaasha Baraawe ayaa la dhaafaa. Mooryaanta Baraawe Ugaandeska ayay godka iyo kaaraha la galaan, ee keligood meel ma ma istaagaan.
Laakiin doqontaan inta meel cidla ah la geeyay, ayaa haddana Kenyaatigii meel waxoogaa u jirto God iyo kaaro ka galey. meeshuna waa jaziirad hal irid leh.
Waa aqli xumo, in rag 7 wadan African ah, oo gaalo dhana barax iyo bilo ka daba sido ka qeyliyeen waxna ka qaadi waayeen, doqontaani ay isu hordhigto isku daydo.

Talo, lafahiina badbaadsade, sida mooryaanta xamar oo marka loo soo dhewaado qoryaha iska tuura, kadibna dadkooda dhinac ka raaca.  
    Fiiqoow @ 11/9/2014 10:26 AM EST
 Allaha u naxariisto, Sheekh Xassaan oraahdiisii;

Absame iyo gaal waa lakala reebi waayay! Absame oo aan gaal laga reebin farahana ka guban Soomaali weligeed Gumeysi waa soo haweysanaa.
Qarankii Soomaali weyn ayaa daraadood u burburay, markaas ayay xiligii ay dhulka dhacday, Xabashi iyo Kukuya isu dhiibeen askarna u noqdeen, Kuna soo hogaamiyeen dalkii inta ka hartay"
Waxa uu ula jeeday, horboodayaasha iyo culumo kusheega Absame.

    somstar @ 11/9/2014 9:23 AM EST
 Omar dhollawa @ facebook

What is wrong with you people? instead of posing questions to the leadership in Kismayu and holding them accountable for the losses in Kudha Island instead as usual our friend Omar brings in clan politics to make conspiracy theory. The leader of the so called Jubbaland has fought over this region many times before and the last time he was forced out by his former allias the Al Shabab..the only way Al shabab will be beaten in the region is to approach the whole war from national front...It is not that the goverment has not accepted the Madobe administration but rather is the him who seems to have failed to embarace wholeheartly inclusivity. Kenyan forces will not stay there forever in fact with the increasing security challenges in Kenya I believe days are numbered for Kenyans forces in Somalia..and after seeing what happen in Khuda Island the so called Jubba foreces are not upto the challenge

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.