Go Back
Post your comments
2
comment(s)
Add comments
soolboy
@
3/11/2013 9:18 PM EST
Good sign Somalia is heading to right direction.
hassan hared
@
3/11/2013 6:07 PM EST
ACWW WAAN IDIN SALAAMAY WALALAYAAL BAL ISKU DAYA MARKAAD SOO WAX SOO QOREYSAAN INAAD SOO QORTAAN WAX UMADA WAX U TARAAYO WAXAADNA OGATAA QOFKA WAX SOO QORAAYOW IN AY MALAA.IG GARBAAHAGA SAARANTAHAY OO WAXA AAD LAGUGULA XISAABTAMI DOONO HADAAN SOMAALI WAXA NAGU DHACAY CUDUR DILAA AH OO AAN DAAWO
LAHEEN CUDURKAASOO AH QABYAALAD WAR WAXAAD OGATAAN DADKIINA AY QABYAALADA CALOOSHA KA BUUXDOW IN MAALINTA QABRIGA LAGU DHIGO AAN LAGU WAEYDIININ QABIILKEE TAHAY EE LAGU WEYDIIN DOONO MAXAAD CAMAL WANAAGSAN AH OO AAD SAMEYSAY INTAAD ADUUNKA JOOGTAY QOLADA AAD MAANTA DIYAARKA U TAHAY INAAD NAF IYO MAALBA U HURTO WAXAY KUU TARAYAAN MA.JIRTO BAL ISKA DAA MARAKA SIDA CIIDA LAGUUGU ROGO AYAA WAXAY ISUGU MAAHMAAHAYAAN RUUX DHINTAY KABAHIISA KA.FIICAN ADIGUNA AYAGA AWGOOD AYAAD WAX ALAALE WIXII AAD LAHAYD AAKHARO IYO ADUUNBA WAAD U SEEDAY MARKA SOMAALIYAY WAXAAN NAFTAYDA IYO TIINABA IDINKULA DARDAARMAYAA WAR ADUUN NOLOL MA TALEE WAXBO WAQTI HA.ISAGA LUMININA AAN USOO DUCEENO INTA INUU ILLAH WANAAGA TUSIYO ACWW
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to
[email protected]
Subject = Activate Account
Log In
User Name:
*
Password:
*
Remember me next time.
Register
Forgot Password
Username
:
You must login first..
Click Preview, to preview before submit.