Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    Rasimaal @ 7/11/2017 9:02 PM EST
 Maxaaigagalay, maxaa kaa galay arrimaha dowladda mise waxaa tahay horumar diid? War nin yahow waagi qabiilka lagu dhuuman jiray waa dhamaadey ee dadkaaga dhinac ka raac.
    maxaaigagalay @ 7/11/2017 1:02 PM EST
 Farmaajow, cadow ha sameysan. Hub ka dhigis ha ku dayin reer Muqdisho oo kuu soo dhoweeyay si’ gobannimo leh.
Soomaali waa dagaallantay, meel lagu heshiiyay oo la isku saamaxayna ma jirto.
Xaq uma lihid inaad dadweynaha Muqdisho ka dalabtid inay kuu dhiibaan hubkooda. Xoogna ugama qaadi kartid.
Ha noqonin abaal laawe jisaar ah.

DADKA IYAGAABA HUBKA QATYAAN KA TAAGAN. LKN ADIGU MA LIHID IFAFAALIHII LAGUUGU AAMINI LAHAA.
ADEERKAA BAA XAMAR DORRAAD DHULKA LA SIMAY OO KU GARAACAY BM-21 IYO KAARAYAAL.

KAAS BAAD KU SINJI TAHAY IYO CABDULLAAHI YUUSUFKII XABASHIDA KU SOO HOGGAAMIYAY CASIMADA DALKA SOMALIA.

IYO WELIBA CUMAR XAAJI MASALLIHII NOQDAY KHAAIN SOOMAALI OO CADAW KU SOO HOGGAAMIYA DALKAN KII UGU HORREEYAY.

KUWAAS WAXAY YIHIIN BAAD TAHAY.

MAXAA DALKA LAGU DAAFACAYAA BERRI HADDII AAD SANNIFTID OO AAD AXMAARO KEENTID
SIDII ADEERRADAA?

SIDDEEDABANA, I AAMIN OO KHASAB AH MA JIRTO.

Adigoo ah faqashtii dorraad dalka laga xoreeyay, adigoo ina Afweyne ah, maba aheyn inaad ku hambaastid hub ka dhigid Samaale/Iri/Hawiye/Hiraab.

Waxaa laguu soo dhoweeyay inaad tahay wiil dhexdeenna ku soo koray oo haddana xidid nala ah.

Aayar u daaq nimcadaada. Ha ka dheereynin guuxaaga. Marti edeb leh noqo. Ha ka badbadinin.
Mar dambe, ha nagu dayin gefkaas oo kale. Hub ka dhigis iyo caa laheyne!

Sideedaba, sida aan kuu arko, caadilnimo umaba sameysnid. LUDDAADABA KUMA JIRTO MASUULNIMO IYO CADDAALAD. Dhinacaas adeerradaa baad kala mid tahay.

Ogowse, inta aad Xamar joogtid iyo SAMAALE dhexdiisa, kuma badbaadi kartid wax aan aheyn in aad niyad iyo weliba khasab aan baryo aheyn u ilaalisid caddaaladda. ADIGA BADBAADADAADA AYAA KU JIRTA.

WAA HADDII AY WAANO KU MARAYSO WIILYOHOW.

HADDII AY KU MARI WEYDANA, XAL KALAA LAGUU HAYAA!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.