Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    baghdad bob @ 6/11/2012 10:37 PM EST
 shabab is bouncing back! lol....these guys are more determined than any useless african army....what can we do to reform them....
    Fiiqoow @ 6/11/2012 8:29 PM EST
 Horta waxaan la yaabay kuwaan gaaladu nidaamisay ee @sska ka dhiigaya caqli xumadooda,ma waxaad ku fikireysaan in gaal xun oo African cawaan ah uu dhulkiina idinkaga saaro dadkii lahaa dabadeedna aad biyaha iyo @sska ka daba qaadaan? Horey ayaad idinkugu sheegay mid xaaraan lagu coriyay, ama jaajuus ah, mid masiixi noqday iyo mid gaaladu nidaamisay ee bidixda ka laafyoonaya wax u yaala wadankaan malahan. Caqli xumaa African adduunka sedexaad ah ayaa wadan kale gabsan kara ninka ku fikiraya waa nin waxa dagaal yahay aan aqoon. Ma ogtahay shan kun xabashi ah qiimaha ay Soomaaliya ku immaan karaan,mase ogtahay haddii habeen iyo maalin hurdada loo diido dhulkana aynan aqoon,dhaawac iyo dhimasho joogto noqoto wuxuna gaal ay yihiin oo adkeysi iyo samirna uunan jirin, jidkastana loo fariistay, meeqa billood ayay waxaas oo qarash ah iyo dhimasho iyo dhaawac ah u dulqaadan karaan.
Waxaa la yiri habar fadhida lagdan la fudud. Waxaan idiin sheegayaa xitaa NATO oo wax kasto laga dabawado ma qabsankarto dhulkaan geesiyaasha bariga Africa, ee waqtigiina xashiishka iyo beerka ku madadaaliya @sskana gaaladu ay dabcisayna iska daaweeya.

wadankan illaah ayaa dad u soo saartay iyaga ayaana u dambeyndoona.
    nabat-doon @ 6/11/2012 11:18 AM EST
 Somewhat I agree with you,most of the African presidents are dictators, but at least these president put their country first and they somewhat level stablity and thier nation just want go forward, vise verse; Somali we all going back words since 1991, and to be host with you Alshayadin make the situation worse, some short minded people think these cruel ediot people have better place, but the reality is they draging the whole country into wrong direction with foriegn extreme ideology. The bottom line is we bien going backward for so long, I guess it is about time to set a side our differences and move forward
    baghdad bob @ 6/11/2012 9:03 AM EST
 The ethiopians don't like the pace of positive changes happening in somalia with all the credit taken by museveni. Also, zinawi wants the shabab saga to drag on forever so that the US will never question his lack of democracy and abuses against human rights....the likes of shabab, zinawi, the corrupt regime of kenya, warlords etc are all on the wrong side of history....

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.