Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    secular @ 8/6/2014 10:35 AM EST
 Gambool wuxuu ahaa nin aan been sheegin ebedki!
Timir aad u badan isagoo gadanaya ayaa la yiri " war timirtan badan yaa kuu cunaya"?
"Daraawiish caawa idin soo weeraraysaan u wadaa", buu ku jawaabay.
Lama rumaysan waxaase xigtay, markuu gabbal dumay, magaaladii oo ololaysa in lagu baraarugay!
Tolow Xasan ma Gambool cusub miyaa?
Hubaal wuxuu u baahanyahay La-Taliye militari oo xirfadle ah.
Midda kale, "Ha qoslee daaya, waxaa ka daran mid poker face leh oo araggiisa keli ahi kugu kiciyo laab jeex"!!!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.