4 civilians killed by roadside bomb in Somali capital

Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    amina_samajecel @ 6/18/2020 10:29 AM EST
 Madaxweyneyaasha Yamamoto
waa dhici kartaa waxa aad
sheegaysid illayn NISA dadki sirdoonka
loo soo tababaray qaar la eryay iyo kuwa
la beddelay ayaa laga dhigay. Qolada hadda
madaxda ahana Al Sheydan ayeey hore uga
tirsanaan jireen qaar kuwana gacan saar
ayeey la lahaayeen.  
    amina_samajecel @ 6/18/2020 9:09 AM EST
 Inna Lillahi waa Inna Ilayhi rajicuun
Allahayoow ummadda ka qabo Al Sheydan,
cadawga Islaamka,diintaada Nimcada ah
ee Suuban.

Shacabka Muqdisho maamul sameysta aad
doorateen ee canshuurta laydinka qaado
idinku daafaca si aad uga xorowdaan kuwaan
dhiiggiinna iyo xoolihiinna bannaystay.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.