5 comment(s)
Add comments  
    halganka @ 4/1/2008 1:54 AM EST
 kuma dhici doonto inta aad ka tirsan tahay koox
magaca diinta ku qaraabata.

Diin Islaam baa la soo dejiyey waxaad u kala qaadeen
xisbiyo iyo ururo shaati diin qaba.

nebiga (SCW) ayaa ku duceysan jirey inuu ka magan kalo
Alle (SW) kooxo diinta xisbiyo iyo ururo u kala qaybiya
idinka intii nebiga (SCW) diidanaa baad ka tirsan tihiin.

    birliqe @ 3/26/2008 7:16 PM EST
 Walaahi ayaan ku dhaartaye. Hilibkiisa waa xalaal qofkii ceyriinka kucuna ninkan. Anta uu wato iyo isagaba waxaa ay mudan yihiin in cad cad hilibkooda xurmoon loo goo gooyo. waana aya ku dhici dontaa Hadii Ala idmo
    abbashajii @ 3/2/2008 4:57 PM EST
 Waraysi qima wayn ku sii fadhiya ma ahayn sida aan ula socono dadka laga waraysta arimaha somaliya waxy u badantahay inta aan la soo dayn warasiga in loo sii hormariyo su'aalaha la waydinayo midakale Yusuf garad sidii uu wax u waresan jiray uma usan waraysa xagasna waxad ka daramaysa xakamayn in ay jirtay
    halganka @ 3/1/2008 12:38 AM EST
 wareysigan waa mid sheeko xariira oo waxaa la rabaa
in ummadda soomaaliyeed lagu shukaamiyo si aysan cadaawad
ugu qaadin itoobiya.

u fiirso qaabka wareysigan loo soo gudbiyey iyo sida
loo sasabayo ummadda soomaaliyeed
    halganka @ 3/1/2008 12:36 AM EST
 itoobiyaanka maanta dhib weyn oo balaaran baa ka haysta
faro-gelintii ay arrimaha gudaha ee soomaaliya ay faraha
la gashay.

marka itoobiyaanka joogistiisa waxay keentay in ummadda
soomaaliyeed u midoobaan cadowgan soo jireenka ah
waana wax lagu farxo.

tan kale yuusuf garaad wareysigan uu soo qaadan danta
uu ka leeyahay waa inuu soomaalida shukaamiyo una shukaamiyo
inay aqbalaan in dadka soomaaliyeed loogu sheekeeyo
"soomaalida dhibka haystaa waa mid qoto dheer".

ummadda soomaaliyeed wax xumaan ah ma dhextaalo waana
ummad isku sinji iyo qadiyad ah

daahir aweys iyo kooxihii maxkamaddaha ahaana waxay ahaayeen
jaajuusiin itoobiyaanka u shaqeeya waana la dili markii
fursad loo helo.

dowlad soomaaliyeedna ma jirto sida aan la socono
ee xalku waa in cadowgan gudaha soomaaliya lagu jabiyaa

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.