7 comment(s)
Add comments  
    mmg @ 2/12/2007 6:40 AM EST
 masha allah sh Mohammed Marayare  jazakallaahu kheyr hadii ay dadka dhan sidaa wax ufamilahaayeen oo xaqa ugaran laheeyeen inbadan ayaan sida aan maanta nahay kafiicnaanlahen laakiin dhibaatadu waa dadkeenii oo aqoondooda diineed iyo tanmadigaba ay aad uhooseeyso iyo somalida oo qabiilka uu kala qiima badanyahay diinta cadaalada iyo sinaanta waxaa taas udaliil ah kuwa maanta sheganaya in ay madax uyahiin umada somaliyeed wadankii ayeey gaalo keeneen dadkii ayee laayeen igoo xoogag shisheeye adeegsanaya hadana adad ayaa usacabatuma oo kutaageersan in dadka lalaayo dalka ethiopia maamusha culimada labaabi iyaa waxaan leeyahay illaah xaqa hana waafajiyo qabiilkana illaah hanaga koriya wabilaaha towfiiq
    wakiil @ 2/10/2007 6:32 AM EST
 Asalaama caleykum.

Walaalkeen Mohammed Marayare si wanaagsan ayuu u
fasirey culimadii hore, kuwa maanta iyo kuweynu
fileyno. Lakiin, Bulshadaa dhasha culimada. Markaa
waa in lagu dadaalaa tarbiyadda caruurto ee diiniga ah
Culimada hada joogtaana waa iney role-model fiican noqdaan.
    rooti_4 @ 2/7/2007 10:20 PM EST
 AL-salaamu caleykum wx wb:
maasha laah walaalkeen mohamed marayare aad buu noogu
sharxay doorka ay culumadu ku lahaayeen bulshada
dhexdeeda waana door muhiim ah !!! oo loo baahan yahay
in ay tiigsadaan culumidda casrigaan !!! waa maqaal qayim ah
wuxuuse shiikhu ku soo gaabshay dhaliilka wadaadada
kooxaysiga oo runtii ka mid ah boqolaal dhaliil ooy
leeyihiin wadaadada maanta joogga dunida!!! mararka qaarkood
khilaafku waa raxmad loo baahan yahay haddii uusan kala tag
keenaynin !!! marka maqaalku halkiisa ha ka sii socdo
oo dhaliilada aan leenahay ha la isku sheego si aan isku saxno!!!
    juma @ 2/7/2007 2:29 AM EST
 war kabax meesha! You started very well about how a real sheikh is supposed to lead from front, but the UIC thugs did not follow the suna or the examples of great muslims. They put their tails between their leggs, corward and fled. Its wahabi taleban wanabes who let down Islam, but not our cilmani leaders and generals. Celmanis can sometime lead to victory and somtimes defeats but wahabis only know defeat!
    sool state @ 2/6/2007 7:23 PM EST
 Masha allah and keep it coming cuz human brain always
needs to refurbish, refresh and get energized by
allah is words and diini.
    hawood @ 2/6/2007 9:43 AM EST
 Thanks Brother and may ALLAAH reward you.
Please keep it coming.
    Xornimo @ 2/6/2007 3:41 AM EST
 Thanks Marayare,

If we really need to get our dignity back, all we need is few more individuals like Mohammed Marayare, who can just eliminate them. You know what I mean!


Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.