58 comment(s)
Add comments  
    LIONESS @ 1/23/2008 12:15 PM EST
 SOMALIYEE NOLOW AS LONG AS HALKAAS QABILL KU MAAMULA.
    Appalled @ 1/21/2008 7:53 PM EST
 Somaliland noolow, so long as this one qabiil in Somalia
keeps thinking that it's their right to not suffer and rule
while other Somalis should be oppressed and be killed off
    Appalled @ 1/21/2008 7:49 PM EST
 Besides, it's very convenient to finger point at
Somaliland deporting Ogadens, but you you people never
mention the 1000s of Oagdens that had mostly sought refuge
in Puntland thinking that their fellow darood brothers
would protect them, where instead 4000  of them were
deported back to Addis on the request of Ethiopia (This
was reported by amnesty international as well as other
human right organization). Could this biased Ogaden stands
in blaming Somalilanders and not Puntlanders of treason
be cause of puntlanders are aroods as well? YOU DECIDE
    Appalled @ 1/21/2008 7:42 PM EST
 To lioness: And how did u repay us after we had taken you in?
let me tell you sxb just in case you aren't aware of this;
you repayed us with Captain Morgan and his well known
plan for Isaaq ethnic cleansing to repopulate our lands
with ogadens, this Ogaden man killed of 50 000 Isaaqs
thanks to the help of the Ogaden sons whom we had welcomed
a decade earlier. So don't come around here and cry
over 25 Ogadens deported to Ethiopia last year.
    Camel Girl @ 1/21/2008 1:45 PM EST
 Gacaliye. Just be easy we are in a deny fight world some calling them selves are finishing our people because the once the stealing cannot be feed they are lost on their own the own America China Russia are in a bad fight and somehow we are on loss to them.
    somalilad @ 1/20/2008 12:05 PM EST
 waxaan idiin sheeegayaa umada soomaaliga ku hadashaay, in ay somaliland ay ka goday, solaia, anaguna maanu gu ine idinka ayaa naga go,ay;;;markii aad dhinacna u socon waydeen;, eed ka dhamaan waydeen waxa yar oo maalaayacni ah, waxaan ku fikiraynaa anagu inaan caalamkaa horu maray wax la qaybsano oon nabab kula noolaano jaarkayaga aad soomaliyeey ka mid thiin;  HANA U RIYAAQIN HADALKA MAYAYKANKA? WAA SIYAASAD GAAL.INDO QURAANJO WAY KA YAR TAHAY/   MARKUU DHINACAN KUU QAADO DHINAC KALE AYUU KUU WADAA/ ANUU RUNTII HADALKAA KA DIB RAJO WAYN BAAN QABAA. MEELAY KA TIMAADABA CITIRAF WUU SOO DHOW YAHAY . LAAKIN WAX WAYN UMA ARKO DADKU WAA DADKII . DALKUNA WAA DADKII. ANAGAANA MAR HORE IS CITIRAAFNAY. ILLAHAYNA WUU NA CITIRAAFAY . WUUNA NOO NIMCEEYAY. DAAWO NABADA IYO CAANAHA CARUUNTAYADA IYO DUMANKAYAGU KU DAAQAYAAN ALLOW NOOGU WAD DADKA KA XUNA AYAGANA SII TUS TOODANA. SEDEX GOOR AYA DADKA REER SOMALILAND SHIREEN SEDEWDABA WAXAY GAADHEEN GAAAN. LABA WAY KU GUULAYSTEEN. MIDNA HADA AYAA GUUSHIII SOO DHOWDAHAY. HA FILAN DADKA REER SOOMALILAND INAY KA NOQDAAN GOAANKOODA. WAXAY KA NOQON LAHAAYEEN MARKII AY QAXOONTIYADA JOOGEEN EENAY CIDI CAAWINAYN . GAALA CAAWINAYN.  ILLAHAY MOOYEEE/ WAY KUADKEYSTEEN INAANAY INA BARE LA SHIRIN. WAA IMINKA OO BADA IYO CIRKA U FURAN YAHAY. OOY DHINAC WALBA HORUMAR KA GAAREEN//// ALLHAMDU LLILAH ILLAHOOW NOO SIYAADI
    LIONESS @ 1/20/2008 8:43 AM EST
 to appaled'
thousands of somalis from every tribe died in the war of 77-78.anway,,
the BLUE FLAG OF SOMALIA STILL FLIES HIGH!
    Appalled @ 1/19/2008 5:45 PM EST
 loooool Lioness, wallahi u people are funny. Who betrayed who again? Wasn't it mostly Isaaqs that died in the 1978 Ogaden war to free, wasn't the only 3 known airstrikes from Ethiopia back in that war on Somaliland? And wasn't it Somaliland that took in majority of the Ogaden refugees after the war had ended?
    wadaad yare @ 1/19/2008 12:54 PM EST
 Hawsha meesha taalaa maahan hawl ubaahan fadhi ku dirir iyo foorjo ee waa hawl dhab ah. Go,itaanku wuxuu ka go,aa dadka gobolkaas degan.

Si loo baajiyo taasna waxey ubaahantahay in la helo arimahaan:

1. In talada soomaaliyeed lagu soo celiyo gacan soomaaliyeed oo laga fara maroojiyo Itoobiya iyo dabadhilifkeeda.

2. In koofur uu ka dhismo maamul xilkas ah oo soo jiidasho iyo hadal akhyaareed ula taga dadka degan gobolkaas.

3. Quwadaha waaweyn oo aduunka raadka ku leh oo loo tuso in soomaaliya oo mid ah aysan halis ku aheyn nabadooda iyo danahooda.

Sadexdaas shardi hadii mid ka mid ah la waayo waqooyi wuu ku daayey ee heysku daalinina.
    @ 1/19/2008 11:37 AM EST
 Please, Please & Please my Somali brothers & sisters let us keep our discussion clean. Let us stop insulting/offending any Somali clan/tribe as a whole group, because there is no clan which is 100 percently good or bad!!!  Think about the fact that your older/younger brother/sister & just you  can have different personalities, thus differ in judging any given situation. That is only natural. Let us suppose our Somali nation as a 4-legged fully functional table on which you have all your valuables, what happens if you cut one or more of this table's legs??  Your answer? That is exactly what is happening with our Somali nation today!!!  Please think about you write, it can cause unnecessary hatre or a much need brotherhood among us & our people!
                             And thanks to all of you,
                                       Gacaliye.
    @ 1/19/2008 11:37 AM EST
 Please, Please & Please my Somali brothers & sisters let us keep our discussion clean. Let us stop insulting/offending any Somali clan/tribe as a whole group, because there is no clan which is 100 percently good or bad!!!  Think about the fact that your older/younger brother/sister & just you  can have different personalities, thus differ in judging any given situation. That is only natural. Let us suppose our Somali nation as a 4-legged fully functional table on which you have all your valuables, what happens if you cut one or more of this table's legs??  Your answer? That is exactly what is happening with our Somali nation today!!!  Please think about you write, it can cause unnecessary hatre or a much need brotherhood among us & our people!
                             And thanks to all of you,
                                       Gacaliye.
    BAHJA84 @ 1/19/2008 9:31 AM EST
 WAARYEE IIDOOR RUNTA MA DOONAYSAAN NINKAN INA RAYAALLE
ISKA CAYDHIYA ISAGAA IDIN LUGOYNAYA MA DOONAYO IN IIDOOR
LA AQOONSADO NAAGTII FRAZER MARKUU GUDAHA LA GALAY AF KALE
AYUU KULA HADLAY WAA LABA WAJIILE,
    shanta @ 1/19/2008 7:38 AM EST
 Honesbrother must be depressed about this situation! Reality reality & reality.
    Appalled @ 1/19/2008 5:37 AM EST
 It's nice to see a whole natioan united in calling Their fellow Somalis(North Somalis) derogotary names and to wish for their destruction; If the author of this article calls Somalilanders misguided cause we want to separate from a people that wish nothing but North Somali people destruction (this is clearly demonstrated by the name calling of Northern Somalis and the word use in the comments repeatedly and the recent historical fact such the move by South Somalis in 88-89, then yes  I AM MISGUIDED AND SO IS MY ENTIRE PEOPLE.
    Appalled @ 1/19/2008 5:25 AM EST
 It's about time someone set the record straight by bringing in historical facts to explain why some Somalis are known as Idoors, just click on the URL below.
    Appalled @ 1/19/2008 5:11 AM EST
 Yes I am a proud Idoor (A trader), nothing negative about this term because it brings glory to my history. How are all Somalis the same regarding historical facts like this   http://www.hoygasuugaanta.com/Addoon.htm
    wadaad yare @ 1/19/2008 4:56 AM EST
 Horta ictitaafka qolada rabta iyo kuwa diidanba fikrad qaldan ayey ka aaminsanyihiin. Qolada rabta waxey u maleynayaan in dahab cirka ka soo daadanayo hadii la aqoonsado, wayna ka go,antahay iney gaaraan yoolkaas. Qolada diidan, gaar ahaan dadka qabiilka awgiis ku diidan, intey dalkii cadaw u dhiibeeb ayey hadana waxey u hadlayaan sidii iney wax hubaal ah meel ku ogyihiin. Cadawgaas ay gabaadka ka dhigteena asagaa raba inuu dalka kala gooyo.

Yaa baajin kara, go,itaanka Somaliland hadii aqlabiyada dadka meeshaas degan rabaan, Itoobiyana rabto, Mareykankuna uu rabi doono, hadii danta Itoobiya iney ku jirto uu u garto?

Yaa hor istaagi kara go,itaanka? Bal ii sheega.

Anigu waxaan qabaa, waxaa kaliya oo hor istaagi kara waa dadka gobolkaas degan oo iska diida iney Soomaaliya inteeda kale ka go,aan.

Hadey iyagu go,aansadaan citiraaf la,aan ayey gooni u taagnaan karaan,sida hadaba ay tahay.

In dagaal lagu soo celiyo ma dhici karto,hadey dhacdana wax aan dhib aheyn ma tareyso.

Xoog haduu wax tarayo Muqdisha ayuu nabad ka dhigi lahaa.

Marka R/Impagatiyow bal maxaad isku haleyneysaan, hadaad dadkii koofurtana kala disheen, cadawgii kala goynta rabeyna aad hoos gasheen? Bal waxaad rabtaan uun ha ka hadlininee, waxaad isku haleyneysaan sheega.
    axyaa @ 1/19/2008 1:36 AM EST
 ruuntii aad  baan ugu  farxay  go aanka  usa maxa yelay  caqli ma aha  ninkast  iyo  qolo waliba  inaan xafadoda  loojaro caqli maha  waa xan  surto gal  ahayan    hadii lajoro  burco  iyo  hargaysa waxa ku xiga boosaaso  garawe  caqli maha  nin soomaaliya lakala  jaro   soomaalli waa mid qur ah  ninkii  ku riyooda  in xafdiisa  loo  jaaro  kayeli mayno  hadan nahay  somaali  adunkuna  mayeelaya   in qabiil kastaa  oo somaali ah  xafadiisa  loo jaro    somaali ya ha is raacdo  amxaradna  hanga baxdo  isku dubnina  aan meel ugu wada soo jjesano  sii aan dalka  u miday lahayn  intii  xafad xafad loo jari lahaaa   sida soomali land  punt lanad  juba  land makhrib land  banadir  land  hiiraan land
    egeh @ 1/18/2008 10:16 PM EST
 Sool State aka Stateless Soul adigaa waalan when you say that there is no such thing as Somaliland. This is a silly claim possibly from a brain dead person which doesn't warrant\ deserve any response.
Like it or not Somaliland is, was and forever will be there.
    abu @ 1/18/2008 10:00 PM EST
 Dear smali bros/sis,
think twice!

if u take 1 finger from ur right hand, wat happens? but it's jst 1 finger?

tht is like lettin somaliland off the hook. who said one does not count. I didn't.
    egeh @ 1/18/2008 9:36 PM EST
 Stickyorcarrot horta malaha waxaa wanaagsan bal inaad is cadayso gabadh iyo wiil midkaad tahay ileen magacaaga laga garan maayee. Ta kale waxaa la yidhaah sixun wax u sheeg sixir ka darane  anigu gabdhaha Somaaliyeed oo dhan maan gaadhine waxaan idhi darkan magacyada dumarka sita ee had iyo jeer afxumada ku haya Somaliland ma qaar guur la'aan ka baqayaa. Adigase haatan siigada isku qarinaayee malaha adigaaba gabadh ah.
    sool state @ 1/18/2008 8:43 PM EST
 Ma ana walaan mise sabada laga heesayaa?
There is no such thing as Somaliland ayaan welli
taganahay halkas ayayna ku eegan doonta ilaa
aan go'aan kale igu yimado kan mid ka duwan suu u
iman donanaa wuu adag yahay. wax USA ledahay iyo
waxaa amxaar la yimadonaa isfilato aan ka sii qataba.

So let's stop the land land crap and stimulate with
better understanding of one another ya'all.
Somalia is one and continue to seek the union
of greater Somalia let along lose small part of
it.  I know you people think Somalia is getting
worst but it can not get worst than this it can
only get better. And you know what that means.
Ku nax oo nafta waa to those seeking breakaway.

Somaliland being a nation would trigger the
colopse of all African countries a very dangerous
button to press. so we leave it "DO NOT TOUCH" untill
further notice.
    lioness @ 1/18/2008 7:26 PM EST
 i swear,,
'PUNTLAND"HAS BETTER CHANCE TO SECCEDE,,BUT WE WILL STICK AROUND FOR NOW.FOR NOW,PUNTLAND IS A STATE WITHIN GREATER SOMALIA..
SOMALILANDERS "BETRAYED"THIER OGADEEN BROS.SELLOUTS.
I PREDICT MANY OGADEEN WILL TAKE THIER REVENGE..I PREDICT MANY OGADEEN CHILDREN WITH ISSAAK MOTHERS FOR THE NEXT 19 YRS.
    stickorcarrot @ 1/18/2008 7:19 PM EST
 Egeh.

Af caytamay qofkiis buu ku yaalaa. Haddii aad gar naqsan
kari wayday oo aad rag war iyo wax isu sheeg buu ku xaal
qaataaye aad midna iska wayday ma gabdhaha Soomaaliyeed
baad caayaysaa? Gabadhaha Soomaaliyeed ee aan aqoonta u
lahaa guur ma raadsandaan ee waa la soo raadsadaa ma
meel gabdhuhu guurka ka raadsadaan oo Soomaaliya ah
ayaad taqaanaa??? Bal dib isugu noqo, gabdhahana cayda
ka daa. Waan arkay oo murnankaagu wuxuu ku soo ururaa
Qabiil cay, qof cay iyo faan aan meel gaadhin, taasna
waxay calaamad u tahay nin tamar waayay. Nin daad qaaday
xumbo cuskay. Ma warkii naxdinta lahaa ee Adeer Ingriis
iyo Maraykan inoo dhiibay baa gabdhaha caydoodii kaa
keenay. Xishood oo wax isku fal. Waa talo walaalnimo-
Soomaalinimo Mise Soomaalidiid baad tahay?  Nabad gelyo
    LIONESS @ 1/18/2008 7:10 PM EST
 WAR CEEBTA UMADAN KUDHACDAY!!TSK,TSK,TSK.
I WONDER WHAT THEY GONNA DO WITH THE FLAGS.
I HOPE THEY DONT THROW AWAY FLAGS WITH GODS NAME.
BETTER THEY KEEP IT AS "SOUVENEIRS"..I REMEBER THE GUY WHO DESIGNED THE FLAG IN BUFFOLLO.WE USED TO CHEW TOGETHER.
    curad @ 1/18/2008 7:05 PM EST
 who needs US and UK Somaliland you were a country to us all the good that come to ethiopia are picked Tog Wajaale
keep the good work as long we have peace and trade... waa bash bash iyo barwaaqo
    @ 1/18/2008 7:01 PM EST
 I am glad to see these people blinded by bankrupted
ideology hit a solid wall. Now that they have no other
option is it the time to think saving Somalia? The so-called
father figure U.K(We became orphans when you left us )
won't help, the US cannot help, forget about Arab league and
OAU knows very well that talking about separatist group in
Africa is like opening a pandora box. Go back to Somali
nation and help a viable government that is the only
solution left for you today, or keep the utopia and wonder
40+ years ..
    LIONESS @ 1/18/2008 6:48 PM EST
 I MEANT "GOOD DAY TO BE SOMALI..ATLEAST WEPUNTLANDERS NEVER SAID WE WERE GOING TO SECCEDE/OR SEPARETE.PUNTLAND IS A STATE,
SOMALIA.CEETAAS OO KALAY,NAGUMA DHACDEEN.SI SHARAF LEH AYAAN WAX KASTA USAMEYNAA.
VIVA SOMALIA.
    lioness @ 1/18/2008 6:38 PM EST
 i always knew baarixi caused "hellucinations.
ahaaaa,hahaa,haa..i wonder what will happen to "xaabsade and them guys..careweelaa,,
today GOOG DAY TO BE SOMALI.BAD IF YA WERE***
    @ 1/18/2008 6:12 PM EST
 Mardaadi xaaji dhagaxow waxaad tahay dhidar onkod kiciyeye somalidu waxay ku maahmaadaa kaba tulow ma halkaas baad ka baxay micnuhu waxa weeye meel aan loo joogin baad martay. Bad aanad lahayn baad gashaye maxaa ku kelifay. Meeshani waxaa laga hadlayaa waa Somaliland iyo ictiraafkeeda e maxaad sida duqsiga uun dubuq isaga tidhi ood wax aanad waxba ka fahmayn sanka ula gashay?. Somaalidu waxay ku maahmaahdaa xaajo nin aan ogayne indhahuu ka rida adiguna indho li'i dhego li'i ayaad daf ku tidhi e is deji marka hore. Marka labaad ogow in Somaliland tahay dal dowlad leh oo dimoqraadiyad, distoor, sharci iyo kala dambayni taalo oo qaabilkan iyo waxan aad tirisay aan lagu shaqayn. Marka computers laga hadalayo ayaa la yidhaah( garbage in garbage out) oo micnaheedu yahay haddii garbage la geliyo garbage uun baa ka soo baxa. Waxa muuqata in sheekadan yar ee caantaynka eed meesha ku malmaluuqtay tahay garbage lagugu soo ritay  dabadeetuna intee uun baa kaa soo dhacay.
Haddii aad waxa xaqiiqda ah ee ka jira ama soo maray Somaaliland aad doonto inaad waxka barato ama ogaato anigaa bilaash kuugu dhigiye i weydiiso.
    Arraweelo10 @ 1/18/2008 5:40 PM EST
 What is funny is BBC Somali Section have not even mentioned the US information regarding Somaliland, but they extensively spoke about Mogadishu, Kenya and around the world. Didn't I say there are a lot of secessionist supporters in that Radio, mainly Yusuf Garaad, I guess he didn't want to convey bad news through BBC.
    egeh @ 1/18/2008 5:14 PM EST
 Somaliland ictiraafkeedu daaqadaduu saaran yahay maalintuu yimaadana waxaan u malaynayaa in dad badan oo uurka ka bukaa ay muraara dilaaci doonaan ooy is deldeli doonaan.Waxa la yaable sababta heerkan gaadhsiisay ee cuqdada iyo calool xumada intaa leeg ku abuurtay. Dadkuna iskuma wada jiro e waxa ugu sii daran waa kuwa magacyada dumarka wata malaha  waxa ka dhaadhacsan haddii Somaaliland sida ku galbato inay guur beelayaan. Raguna iskuma jiree kuwa meelahaa dibadaha ku ababay een amuuraha dalkii waxba kala socon ayaa ugu daran iyo aan idhaahdee kuwo qabiil hunguri iyo hawo been ihi waaleen oo waxay dumiyaan mooyaane aan wax hagaajin aqoon.
Waxba hadalku yuu ila durkine waxaan ku soo duubay---dalkii Somaaliland waa kaa dunida hore u martay la jaan qaaday heerkuu gaadhayna ma higsan kartaan mana hawaysan kartaane waxaanu idin leenahay (aragtay maxaad odhan ma ishaad waxkaga jari.
    mardaadi @ 1/18/2008 4:50 PM EST
 Waryaada hee waxaan rabaa inaan idin xasuusiyo horta aad ayaan uga xumahay dhibka gaaray walaalaheena reer waqooyi, dhibaatada soomaaliya gaartayna ma bilaaban 1991dii ee 1988dii waxaa dhib weyn ay u gaysatay dawladii Soomaaliya ee xiligaas walaalaha waqooyi Galbeed. Mida kale`waxaan idin xasuusin rabaa Daahir Riyaale ilaa waqtigii ugu danbeeyay waxuu la shaqaynayay Ina Siyaad barre. Walaahi Nin joogay Hargaysa oo Reer Koofur ah, dhaqtarna ah ayaa ii sheegay oo iigu dhaartay in Matoorkii Isbitaalka Hargaysa uu qaatay DAAHIR RIYAALE  waa 1988dii, walaalayaal raadiya dadkii waqtigaa joogay Isbitaalka Hargaysa. Marka walaalaheena Isaaq ee ninkii Nabadsugida ina Syaad ahaa xukunka u dhiibtay iyaga oo kala cararaya ninkii u halgamay in Waqooyiha uu ka bixiyo dhibaatadii uu ciidanka ina Siyaad iyo Daahir Riyaale ku hayeen. Nimakaa siyaasiyiinta ah ee reer waqooyi waxay shacabkii geliyeen in Soomaaliya ka mid ahaanteeda ay dhib galisay, dhibka waxaa galiyay dawladii kalitaliska ahayd ee ma aha shacabka Koofurta.

Soomaaliland ama waqooyiga galbeed Soomaaliya waxaa xiriir fiican la leh Itoobiya mana doonayso in ay aqoonsato ee hadda yaa aqoosanayo?? Itoobiya ma rabto in dalalka IGAD uu Islaamku u bato, oo ay cod yeeshaan, mana doonayso in ay weligeed aqoonsato, mana doonayso in ay weligeed Soomaalida koofurta la midowdo, waxay doonaysaa in ay ku hayso meel dhexe oo ay ku danaysanayso oo in ay xoog yeeshaana ay ka ilaalinayso, Itoobiya Buuhoodle xiriir gaar ah ayay la leedahay ciidanka Jooga , bucana sidaas ayay jeclaan lahayde ee Siilaanyo ayaa ah nin caqli badan.
Mida kale  hadde waxaad sheegtaan in doorasho xor ah ay dhacday laakiin waxaan la soconaa in nimanka la dhaho Habar Awal ay doonayso in ay meesha iska haysato markii Cigaal dhintay allaha u naxariiste waxay keeneen nin ay doonayaa in ay gadaal ka maamulaan waa Riyaale, iyagoo diidaaya ninka aqoonyahanka ah, dhaqaala yahanka ah, halgamaaga ah ee Habar Jeclo, waryaara dee Marka hore adinku wax isku ogolaada oo game ka Habar Awal ha ka joojiso Beelaha Habaryoonis iyo Garxajis iyo Habar jeclo, yaysan midba mar soo dhoweyn kan kalana ku dhufane, waa siyaasada qaybi oo xukun.
Soomaaliya waa mid.
Aniga oo aad u neceb siyaasada Puntland ee qabiilaysiga aadna u jecel in ilaa Garoowe laga soo saaro, laakiin kuma raacsani Isaaq in soomaali lakala gooyo.
    Arraweelo10 @ 1/18/2008 4:23 PM EST
 Here comes the US press release.  

http://video.state.gov/?fr_story=8506f2bdfda366609be32a54a693b898ce68a1de

Dadka qaar way iska dhaadhicin karaan inay recognition ay cirka ka soo dhaceyso.
    egeh @ 1/18/2008 3:41 PM EST
 America invited the president of Somaliland and accorded him suitable protocol fit for any head of a state, but to pacify wailers like your crying lot just indicated that this official cordial reception does not mean an early recognition. They however, have not said anything about the eventual and ultimate recognition. Their explanation that there is already an African Union initiative and an ongoing process which has to take it's course should give some ideas. For your information right now behind the curtains USA is in fact not only facilitating but pressuring AU to formally recognize Somaliland.
If you simple believers accepted that state department's press release on its face value you must be naive. Anyways Sooner or later you will be hit on the face with the reality of Somaliland's recognition.


    adamjama @ 1/18/2008 3:28 PM EST
 Wiil Isxaaq banu Axmed Al-Thani;
You missed my point as expected. All I said was the Somali people can not be divided by any imaginary or artificial line & should remain united & strife for greater Somalia. That is not something I created today it was a Somali aspiration for many many years including your ancestors. There are thousands of intelligent Somalilanders who believe what I believe & are broad of being a Somali citizens. Those people who hail from Hargeysa, Togdheer, Audal, Sanaag, Sool, & Cayn are also Somalilanders who should be listened to. To name a few Hadrawe, Jama M Ghalib, Galeydh, & the Samatar brothers. Would you be mad at them if they write the way I wrote or would you respect their view points?

bye
    momo519 @ 1/18/2008 3:24 PM EST
 It's sooooo easy for Somaliland to secure its independence. But they are too far behind, because they are using the wrong formula. The West, led by USA and UK, will love to have Somaliland as an independent state. I personally want to see an Independent Somaliland. I am from the south and strongly support the right to self determination. Work with the south and crown a clown. That clown will sign your independence. After that the international community cannot stand your way. Eritrea did it. East Timour did it.
    Hamdi @ 1/18/2008 3:17 PM EST
 Anti Dabadhilif aaway
waan kuu sheegeey Mareykanka iyo Ingiriiskuba isaaqa
maaweelada maaweelada caruurtey u shidaan.
waa kaas hada sheekaday keeneen eeg
    Arraweelo10 @ 1/18/2008 2:47 PM EST
 Lol, you should hear Dahir Riyale's interview on VOA. Still, he is so in denial and he rejects with contempt the notion of Somali Unity. I do not know when reality is going to sink in.
    stickorcarrot @ 1/18/2008 2:27 PM EST
 I am glad to see these people blinded by bankrupted
ideology hit a solid wall. Now that they have no other
option is it the time to think saving Somalia? The so-called
father figure U.K(We became orphans when you left us )
won't help, the US cannot help, forget about Arab league and
OAU knows very well that talking about separatist group in
Africa is like opening a pandora box. Go back to Somali
nation and help a viable government that is the only
solution left for you today, or keep the utopia and wonder
40+ years ..
    curad @ 1/18/2008 2:19 PM EST
 Somaliland does not the approval the US and UK they are already approved by all somalis.
as long you have peace prosperity is around the corner keep working hard my fellow neighbors


We somali ethiopians support you and respect our relations, peace, trade, and love.....
    Zio-tom @ 1/18/2008 1:06 PM EST
 America will treat Somaliland as regional
administration (nothing new). Good riddance.
    awaa @ 1/18/2008 11:38 AM EST
 nin kii somaliland xor nima u radaiyay waa  nin aan tariiqa qumeystaha wax ka ogey somalilan amaan ma heystaan ilaa in eykeenen shishee maa hee
hadeer yaa mamula dakadaha iyo garomada somalilan maa runta la is ku sheego, xalku waxow yahay in somali is ku duubnato si daas ayaa hormar lagu gara
    momo519 @ 1/18/2008 11:36 AM EST
 Somalilanders, please listen. If you want to have a divorce from the rest of Somalia, there is a legal way. You cannot have an illegitimate divorce.
    howle @ 1/18/2008 11:26 AM EST
 Seperatist-is a somali killers in Mogadishu called WADAADO
Enemy- is the sparology Group
Somalia-is Country need peace and development
forget about these guys working on photo ops like Riyale.
Somalia is our country ,somali people is our people ,put the gun down ,we can discuss on the table or under the tree but i wake up and i am freedom fighter ,come on WHO ARE YOU?
we have to think the exit of this civilwar menatality .
    ismaqiiq612 @ 1/18/2008 11:07 AM EST
 Warniyahow nin halkaan ahi, oo soo xirtay shaati Somaliland ihi
wax dee iska maalaa yacni ah ayuu halkan iskaga daac-daacsanayaa
wax xoolo ah ama xaasid ihi midna ma jiraan, kow waxaad ogaataa inaanan
ka xumayn jiritaanka, horumarka iyo xasiloonida ka jirta Gobolka waqooyi Galbeed. anigu marnaba
ugu yeerimaayo mana garanayo wax la yiraahdo SOMALILAND. bal ii turjumaanoo maxay tahay macnaha "SOMALILAND"? miyaysan ahayn
"DHULSOOMAALIYEED". markaa hadaba akhristow miyaadan isweydiinaynin oo xagee baanan dhul soomaaliyeed ahayn.
been yaan la isku sheegin, riyadan been-beenta ahna ee lagu riyoonayana ha la iska daayo. Anigu shakhsiyan Marnaba
ma taageersani. Soomaaliya ha noolaato, ha midoowdo!
ma
    Arraweelo10 @ 1/18/2008 11:05 AM EST
 "Dhado roob noqon weyday". Horta runtii walaalaheen Somaliland waxaan u rajeynaa barwaaqo iyo guul, laakiin waxaan soconeyn ayaad wadaan oo ah kala goynta Somalia. Ogaadana lacala haddii aad go'daan arini waxay noqoneysaa tusbax go'ay oo sida, Awdal-land, Maakhirland & Idoorland, Sool sheekadeeda iskaba daaya. Mareykankan TFG ayuu wadaa,wuxuuna u ictraafsan yahay sidii dowladihii hore ee Somalia, Somaliland iyo Puntland waa Gobollo ka mid ah Somaliweyn.  
    wadaadkarunta @ 1/18/2008 10:53 AM EST
 
To:  ninka isku sheegey somaliland ee caayey reer koonfur iyo daarood. Marna Irir sheego marna koonfur cay. Mida labaad Laascaanood waxa qabsadey waa Dhuloos, xitaa korneyl deyr nimankii qafaashey waa caadaqatayaal dhuloos ah ee cid baan ka adkaadey ha odhan. Viva Somaliweyn Itoobiya iyo Idoorka dhulka kala jaraya ha dhaceen.  Abti, waan is dhalney, dhul baa naga dhexeeya, xidid baa la yahay socon meyso.
han. mida sadexaad 1993 QAYBE xeelad oo dejiyey ayaa Idoorland loo ictiraafi waayey.
    Wiil Isxaaq @ 1/18/2008 10:47 AM EST
 Adam Jama,

Why claim that Zoomalia cannot be divided, and you continue with your "ogadenia" business?

Somaliland is a reality, and no Zoomali is worth giving away our hardwork. We have already done so in the 60s and miserably failed.

We have had little setbacks unlike Zoomalia, but show must go on.

Bye.
    adamjama @ 1/18/2008 10:41 AM EST
 The issue is bigger & deeper than what meets the eye on the surface. The following questions should shed a light on the Somaliland issue.
1) Why do you think even Ethiopia our worst enemy who was given unrestricted access to Berbera free of charge can not dare recognize Somaliland?
2) Why do you think Great Britain who started these nonsense of Somali this and Somali that in the 1800's is not willing to recognize Somaliland after they cried on their shoulders & told them in public "we became orphans since you left us in June 26, 1960"?
3) Why do you think since 1991 almost 17 years ago since they declared independence like they were colonized no country or International organization came forward to recognize them?

Even if the entire World agrees to divide Somalia & create artificial borders, the fact that will remain unchanged is at the end of the day we all brothers, sisters, fathers, mothers, husbands, wives, uncles, aunts, & relatives that cannot be separated by any imaginary line. To give you a good example, when Zenawe was trying to isolate Ogaden in order to control the freedom fighters, he went to Cade Muse & Riyale Kahin & told them stop the trade between your enclaves & ogaden because that is how the rebels get their weapons, they agreed but failed to stop anything because Riyale & Adde can not stop or even control 900 years of trade & blood relationship & by the way, they don't own one single Isuzu. Always think below the surface....
    Dr Ali @ 1/18/2008 10:39 AM EST
 Waiving American flag and shaking Id**r booty didn't help. These no brainers don't get it.
    Wiil Isxaaq @ 1/18/2008 10:33 AM EST
 Its sad indeed for the USA to continue its lip service for "progress" while subversively working hard to bring misery on the poor and needy of this world.

With forecasted economic meltdown and recession, the wahabites will win enough influence to destroy all that we have built in the next few years if the rest of the world fails to build a political wall of cushions around Somaliland. Taliban Afghanistan was created by the ignorance of America while it continued to come out of recession in the 90s. The wahabis took full advantage and we all know the result of that.

Maybe they are seeking excuses to invade the whole of Zoomalia i.e bring in the real Al-Qaeda. But this week has certainly taught  me lessons about American's political bankruptcy. Some people never learn lessons from the past.

Bye.
    somalilad @ 1/18/2008 10:28 AM EST
 anuu waxaan idiin sheegayaa dadka xanuunsanayoooow;;;;;; waxaan idinkaga guulaysanay XABAD;;iyo SIYAASADBA;;;nacaybiyo xaasidnimo idinku jirta ayaanad noogu quudhay wanaad,, waad bur burteen waanad sii burburi doontaan,,,anagu waan raxaysanay, illahayna waa noo nimceeyay nabad iyo barwaaqo,, gaal maraykana oo ku citiraafa waxba ma soo kordhinayso;;;      dawlada uu shaydaan Yuusuf hor kacayo  wadana badan baa ciritaafsan maxay soo lordhisay citiraafkoodu ; uuxu ilaa uu is citiraafo isagu   cidkale wax u tari mayso anagu anagaa is citiraafnay;;;;waana idinka guulaysanay waanad ogtihiin XAASIDOOOW.    koonfuta waxaynaan u midoobi karayn dad caqli yar baad tihiin,oon aqoon badan lahayn ,   is eega sidaad wadankiina ka dhigteen;;;;;XOOLO YAHAY?   DAAROOD IYO HAWIYE ISKU DAR ???CAQLI MEESHA KUMA HAYSAAN TAN LABAAD .ISKU SI UMA FIKIRO ...EEG MAATDAYADA NABADA IYO RAAXADA AY KU JIRAAN ......AFRIKAAN CAQLIGII LAGA RABAY YAAD LEEDIHIIN...WAXAA LOOGU YEEDHAA LAW  EQ

IQ////ANAGU LAAKIN WAXAAN BEENINAY TAA INGIRIISKA IYO MARAYKABU WAY OGYIHIIN???SOOMALINA AAGU MAANU KALA JARIN EE IDINKAA KALA JARAY? XOOLO YAHOW?????WAXAA NASIIB DARA AH IN ILLAHAY JAAR NAGALA KIIN DHIGO..
    beyourown @ 1/18/2008 10:10 AM EST
 "Illegal". Somaliland invades 'Sool' is illegal, but Ethopia invades
Somalia is "legal". Is that how Yusuf supporters perceive the reality? You guys! you are missing the point.
    wadaadkarunta @ 1/18/2008 8:57 AM EST
 
Alla yaa  i tusa ninkii reer Somalilandka ahaa ee lip-stick intuu soo marsado odhan jirey waxaan ahay safiirka Idoorland ee Ireland. Universal Tv ka daawada walahi afka ayuu caseystaa.

Somaali ha midowdu, Itoobiyaanku ha dhaco.
    wadaad yare @ 1/18/2008 7:48 AM EST
 Dadka taageersan TFG iyo kuwa u ololeeya Somaliland gooni isu taageeda labaduba daneynta la daneynayo si qaldan ayey u fahmeen, farxad iyo reyn reyn ayeyna kusoo dhaweeyeen. Laakiin daneyntaasi waa mid ay doonayaan iney dadkaas isticmaalaane maahan mid sharaf iyo ixtiraam looga gol leeyahay.

Itoobiya daneynta ay daneyneysana waa kasii shar badantahay oo waa iney soomaalida ka dhigto imaarado yar yar oo iyada hoos yimaada, iyaduna 70 milyan ahaato. kala goyntana Itoobiya way ka go,antahay wal walna kuma heyso iney arintaasi hir geleyso.

Dadkana waxaa iigula yaab badan taageerayaasha TFG oo kala goyntaan kasoo hor jeednaa ku leh, hadana beertii kala goynta falideeda waxey tabar hayeen ku bixinaya.

Itoobiya oo lagu taageerey iney koofurta sidaas ka sameyso waa shan tilaabo oo kala go,a xagiisa loo qaadey.

Mararka qaar sida qof kasta tiisu ugu cadahay markaan arko waxaaban is iraahdaa bini aadamku wax u sheegid waxba kama badashee waayaha unbaa wax ka badala. Dadka dhan waxaad moodaa dad programeysan ee aan laheyn khiyaar ay waxa socda go,aan shakhsiyadeed uga qaataan.

Midnimada waxaa ugu dheer hadii gumaadka Muqdisho ka socdaa hirgalo oo Itoobiya ku guuleysato waxey rabto.
    fiqicigaal @ 1/18/2008 7:16 AM EST
 America has been engaging with Somaliland as a regional administration and it is fair to say, that is how it should be for the interest of all that are concerned. It is also fair to acknowledge the progress Somaliland had made despite it's recent illegal invation of sool and sanaag and that should be adressed through dialogue not by the parrel of the gun as most Somalilanders beleive or advocate
    wadaad yare @ 1/18/2008 6:18 AM EST
 Walaalayaal soomaaliyeey Mareykanku waa dawlad maqaamkeedi hogaamineed si xun u isticmaashey oo ciyaal suuqnimo ku dheehantahay. Danta ay ka leedahay Riyaale, Cade Muse, iyo tan ay ka leedahay TFG da Itoobiya maamusho waa hal dan ah oo isku mid ah, waxaana weeye dantii ay ka lahaayeen qabqablayaashii Muqdisho oo Maxkamaduhu ka adkaadeen. Waa la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada.

Hadaba sababta Somaliland loo citiraafayo iyo sababta loo diidayo waa isku mid ee ma garan kartaan, karti aad iskagala weynaataana ma leedihiin?

Sababta loo citiraafayo waa la dagaalanka aragagixisada waxa loogu yeero, oo plan B ga u degan markey Muqdisho ku fashilmaan ayey rabaan iney Soomaaliya dhawr gobol u kala jaraan oo ay ugu horeyso Somaliland. Oo markaasna la yiraahdo haye nala shaqeeya oo ugaarsada argagixisada. Hada inta TFG dhisantahay Somaliland waa lasii maaweelinayaa, waayoo TFG ayaa sabab aan wadanimo shuqul ku laheyn ee qabyaaladeed u diidan aqoonsiga Somaliland. Hadii iaygoo jooga la citiraafana TFG halkii sabab oo ay ku dhisneyd oo qabyaalada ahaa ayaa meesha ka baxaya, waxaana ugu yaraan midoobaya koofurta oo Itoobiya miiska ku gedinaya.

Saas weeye ee ama mudaaharaada ama iska daaya.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.