41 comment(s)
Add comments  
    somalistar @ 3/21/2008 12:55 PM EST
 Waxaan idin weydiin lahaa, Hiiraan ma CIA ku shaqaysata.
Waayo mararka qaarkood waay iga yaabiyaan, waxaay qoraan iyo waxaanay qorin
    Sahalsiidi @ 3/20/2008 6:13 PM EST
 Good question will be how Nur cade
is going to negotioate with Alshabab
if they are in the list of "T".
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 1:27 PM EST
 Alla maxaa been iyo faata dhug aad isku maweelisay. 1 km sq ma haysaan ee iskaba daa gobolo iyo meelo kale, sheeko waxay ku dhan tahay Suuqa bakaaraha oo la galo oo xabado laga dhex rido iyo Suuqa xoolaaha. Waxaana iga yaabiyey maxaa suuqayada dhigay nimankaan aad leedahay waxbay qabsanayaan ama dal bay xoreynayaan.  Xoreyntu Suuqayada taala maxay tahay iyo in tuulo cidla la galo afar xabadod lagu gaado niman askar ah oo qaarna la bireeyo sidii in ay xaj ka xoreynayaan gaalo. Bal waxaad ku hadleysid is arag oo niman ugu durbaan tumeysid, laba askari oo ay dilaan iyo odey degmo maamulayaa masjid ka soo baxay oo la dilo waxaas ma wax laal soo shir tagaa. Muqawamada way dhintaan oo badana waxan laga garan karin rayidka madaam ay direes u gooni ah asyan qabin. Xabada ha socoto ciday uga futo xun tahay ha la arko. Sheakadaada ah aabow cunuga yar iga qabo si aan kan weyn isaga celiyo. Goormay rumoobeysaa.
    wadaad yare @ 3/20/2008 12:45 PM EST
 Caroweelo

Xabaduhu ma dhamaanayaan waa runtaa, laakiin raga ridaya ka waran iyagana. Gobolka Baay Impgati waxey uga hartey Baydhabo. Jubooyinka ka waran iyagana. Shabeelooyinkana maxaad ka tiri?

Hada muqaawamadu goboladey soo sifeyneysaa. Hiiraana daba geed Itoobiyaankuu magan u yahey.

Maxey ku dhacdey sidaas? Ciidanka Itoobiya waan ognahay waa ciidan xoog leh oo qalab casri ah wata. Laakiin adiga ma Itoobiyaa dawlad kuu ah mise Impagati?

Markaan labeebka dhexda ka saarno ciidanka Itoobiya waan la tacaaleynaa.
    Sahalsiidi @ 3/20/2008 11:58 AM EST
 Website ka argagixisada is down........
almujahid ama kataaib.net kan isku yeeray.
    nargale @ 3/20/2008 11:28 AM EST
 Mugdiga anaa idin ka saaraya!!Waraabaha kan aamuasan iyo kan qailada badan,yamaa lai idiin qaatey?aniga waxa ila fiican kan runta iska sheegey inuu wax axsaan ah,qofna uhaynin,laakiin wadaada beenta kucabaya ee kudhahaya muftaaxi janada ayaan idiin haynaa,kawaran?ee madaxa kuu salaaxaya ilaa aad isdhiibtid,oo ey kuyeeshaan!!!!
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 11:09 AM EST
 Calling yourself Nargale doesn't mean you worship devil and at the same time calling yourself "wadaad yare" doesn't make you a real god fearing man. Lets not attack people on the basis of being self rightous religous person. We all know the disguised thugs who pretend to be saints. Gar dheere beenloow iyo tuug ah maanta waxa ilaahey ku saliday in Muqdishu lagu baacsado ogowna xabadaha ma dhamaanayaan.  
    wadaad yare @ 3/20/2008 6:25 AM EST
 TO: Nargale

Adigu kuwa shaydaanka caabuda inaad tahay ayaan magacaaga ka fahmayaa. La yaab malaha mujtamaca soomaaliyeed intoodi burcada, xashiishleyda, alcoholiga iyo laga roonayaasha ahaa ayaa taageersan TFG. Dhamaan waxey is leeyihiin hadii dad iimaan leh dalka qabsado shartaas ayaa la idinka hor istaagayaa. Warkaagu hadaaqna wuu ka liitaa ninyahow. Wax lala hadlana ma istaahishid ee iska quuqlee duf ku bexe ayaad tahaye.
    Mahiigaan @ 3/19/2008 11:01 PM EST
 Anti Dabadhilif,
Aniga waxa i dhibaya wali kama aanan hadal, Qof Soomaliyeed oo leh xaq baan u leehey
inaan Amxaarada la dagaalamo waligeyba ima gubin.


    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 9:37 PM EST
 Caraweelo si toos ah ii dheh gumeesiga ogoloow gacantaada iyo afkaagana qabso. Dont run around the bush lol.
dagaal diin ma ahan baad dhaheesaa gaaladana iima ogola inaan diinteeda isku xukumo. Waxeeyna wataan ku wa dabodhilifs eey diintooda democracy u soo dhiibay. be logic plzzzzzzzzzzz.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 9:09 PM EST
 Anti ma xasuusataa hadal oo yiri allaha u naxariistee Faarax Gololey "Afkaaga heyso ama Afgooye aad". Marka alkadaab roobow warkiisa ha ku daba dhuminee dantiina raaca. Mar waxaa la dhahaa Siyaasad ayaa la isku heysta marna diin, hal diidaysaa meel ay ku xoqoto ma weydo.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:53 PM EST
 I meant if you want send them money.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:51 PM EST
 Caraweelo this guy megan was talking about BBC  in general. Their spokes man is british guy.
Are you trying to scare me or what?. Anyway, let me know if you want them money. I have their  bank account.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 7:42 PM EST
 Maxaa jira ma kululaatay, chill man. Anti haddaba waxaan ku sheega ayaga qalinka waa ku difaacda, laakiin maalintii aad Mareykan adoo jooga aad lacag uga dirtid xawaaladaha waa ku dhamaatay ogow Gitmo in lagu geeynayo, taas waa iga talo. Yusuf Garaad waa madaxa BBC Somali section, maxaad carooneysaa soo qaadistiisa madaama Soomali oo dhan ay og tahay inuu u ololeeyo UIC/Alshabaab through BBC radio, Af hayeenimo wuu ka sareeya, sorry it slipped me away.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:35 PM EST
 Mahiigan hadalada mujaahidiinta miyeey ku gubaan? dhiig kar meey kugu ridaa? Dhibka waa lagula qabaa lol. adkeeso saax. Afkooda iyo gacmahooda lama xiri kareee.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:31 PM EST
 Dabodhilifiinta  kala hadal iyo isku dhex yaan baa ka so haray. Marna waxeey dhahaayaan Alshabaab waxaa lacagta siiyo Somalida Europe iyo USA ku nool marna Alqaida iyo USama baa lacagta siiyaan. Meel isku raaca.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:27 PM EST
 Afhayeenka bbc yusuf garaad ma ahan kkkkkk. Af hayeenka BBC waa nin british ah. google his name. Araweelo waxaad tahay dadka aaminsan BBC ineey somali leedahay lol.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 7:22 PM EST
 Mahiigaan

Waa runtaa London waa caadi alshabaab uma arkaan argagixiso madaama uu Yusuf Garaad yahay afhayeenka BBC u jooga alshabaab, marka sidaas sahalka aha yuu kula hadlaan Abuu mansuur oo duurjoog ah( sheekadas nalaka dhaadhicinaa). Laakiin Norway iyo Sweden way bilaabeen inay soo qabtaan nimanaki lacagta u diraayey. EU qaar aa laga yaaba inay si indirect wax i siiyaan qolyahana oo si aad looga shakisan yahay Talyaaniga, oo la og yahay Mareykanka ku xumeynaayo waayo maxaa anaga Soomaliya naloogu soo mari waayey.  
    Mahiigaan @ 3/19/2008 6:56 PM EST
 I found the whole US police on Somalia to be Schizophrenic one.
on one hand the US ships are allegedly defending the pirates that are causing a major food shortage in Somalia, and on the other hand
this!

Anyway, haddii ay wali BBC waraysaniso AlShabaab that means lacagta London waa looga soo diri kara.
EU ilaa ay liskooda ku darto, Al Shabaab lacag kama go'so. and the biggest Supportors of Al Shabaab are in Europe
so that whole thing is kinda moot point.
I wonder why London is still showing support to Alshabaab by giving them voice on British Broadcast News (BBC)
after all it is London that screams words like "genecide" is being committed in Somalia, I wonder by whom do they think
is committing the so call "Genecide"?  London has a lot of explaning to do.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 6:38 PM EST
 Hadalkiisa maan fasarin ee waxaan micneeyey waxuu leeyehay inaysan waxba ka jirin, oo ah gaalo ayaan la dagaalameynay iyo gaalo ayadoon meesha joogin bay dagaal wadeen. Anti ma micneynteyda ha ku soo celcline wax ka dheh ama comment on it. Miyaad diidan tahay daaglo inay wadeen ayagoon gaaalo wadankeena joogin.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 4:10 PM EST
 Araweelo. saad rabtid u caay laakiin waxaan diidanahay inaad noola dhaqantid sidii dad aan afsomali aqoonid. Inaad noo fasirtid oo aad wax ku dartid baan diidanahay that is all. Fikradadaa waxaad ka aaminsantahay iyo waxeey yihiin waa shaqo kuu taalo. Laakin hanagu dayin inaad noo fasirtid hadalkooda. Af somali waan garaneenaa.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 4:01 PM EST
 Anti
Waxaan idiinku soo sheegay maaha inaadan adba dhegeysan karin, haddalkayga dhuux. Waxaa cad nimankaan afka iyo gafuurada duubta aysan la dagaaleyn gaalo, oo weligood ay magacyada noo kala bedelanayeen oo waxay weligood dilayeen waa Soomaali muslin ah, haddan waaba ka sii dareen oo marmarsiiyo Itoobiya ayay ka dhigteen, waxaa hubaanti ah in Itoobiya ay baxdo beri inaysan dagaal joojineen(Itoobiya dhulkena majoogin maray duulaanka qaadeen), sababtana waad garaneysa in dano kale ay laaheeyeen oo weligeen aan ogeyn.

Kaaga darane ayagooba cago farkeeto ku taagan ayay Ceeyrow radiyaha ka salaamay Been laden oo yirina dila ciidamada AMISOM iyo hala qarxiyo danaha Mareykanka bal is waalkaas fiiri. Belaayo hor leh ayay u wacanayaan, maxa ku dhacay raggaan maxay u sameeysan waayeen qof runtii yaqaana sida Media loola hadlo, kii dhamaa oo u qaabilsanaa ssaxaafada ayaa qiraanaya waxay yihiin. Gar case wuu ka caqli badna badana ma oran jirin erarayo qayaxan oo ah inuu Alqacida ku jiro.        
    Gaadh-haye @ 3/19/2008 3:40 PM EST
 Its an honour and previledge to be included in that list. Any organisation designated in that list is a chosen one by the almighty Allah and its members are Ehlujanah.
    nargale @ 3/19/2008 3:36 PM EST
 Without these devils"Sheydaan gar case iyo friends,do you think Ethiopia or any other country could come to Somalia?You guys need to think.And thinking  you should do,i mean a serious thinking.And one more time,ishould make it clear that i am not a fan of TFG or any war lord or kabo qabiils,to the hell with them all,but that does not mean,i should sell a gun to buy knife!!!!!!!!!!ahu hua hua hua hua hua!!!!thats my ugly smile!!!!!!!!!!
    fiqicigaal @ 3/19/2008 3:35 PM EST
 Al Shabaab are not the first to be designated a te**rist movement by the biggest satan in this century and it is a fact of Amercan policy towards moslems that they will not be the last . America can not claim a high moral ground and democratic ethos when all it does is invade and reek havoc to helpless women and children in vulnerable weak moslem countries and that is evil  
    nargale @ 3/19/2008 3:27 PM EST
 Sheydaan wadaad iskusheeg yare!!!what do you exactly mean by hadaaq?isn`t that some kind of insult?We dont buy that crap anymore!!here is the words of sheydaan gar case,"we will leave the city if the ethiopians come inn,for the sake of civilians,we will not fight in the city!!!It reminds me of that old story of Cigaal Shidaad"jab ayaan la maaganahay"
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 3:25 PM EST
 raweelo hadalkiisa waan maqalnay. af somalina waan garaneenaa. In aad noo sharaxdid  oo hadalka saad jeceshahay u dhigtid uma baahnin.
Hadaad hadalkiisa axmaar u fasireesid waan garanay. Dabodhilifiinta shaqadee qabtaan waxaa ka mid ah markeey mujaahidiinta hadlaan beey u fasiraan. Fasir uma baahnin. Waan ogahay hadalkiisa dabodhilfiin badan beey gubeesaa. iska dul qaata idinkaa doortay this way.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 2:19 PM EST
 Somalipeace

Ha is barbar dhigin Hamas, Hisbulaahi iyo Alharaam/Alshabaab/UIC/Al-itixaad oo weligood gaalo la dagaalin aan ka ahayn inay dhiig Somaali dadiyaan sanadihii la soo dhaafay. Itoobiya shalay maanta ayay timid markaa ka hor yey dilaayeen.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 2:12 PM EST
 Abuu Mansuur or Mukhtaar Roobow, weligay waxaan u malayn jiray inay laba qof kala yihiin, waxaa la weydiiyay maxaad ugu faraxsanatahay in liiska argagixisada la idinku daro, waayo waxaan la mid nahay Iraq, Afghanistan iyo muslimiinta dagalameysa baan isku mid nahay. Ninkii wariyaha BBC wuxuu weydiiyay ka dib dad badan waxay u arkaan dagaalda Soomaliya inaysan u dhaxeyn Gallo iyo muslin ee uu yahay dagaal siyaasad la isaga soo horjeedo (Alharam vs DF) wuxuu yiri maya Itoobiyanka iyo Soomaali muslin ah baa dagaalameyso. Markaa waxaan is weydiiyay maxay marka Soomalida muslinka u laayaan.      
    somalipeace10 @ 3/19/2008 1:51 PM EST
 American administration placed Hisbullah on T list, but we all know how strong and respected they have become.They even defeated the mighty Israeli troops with their tanks and they are the only group who defend Lebanon from Israeli occupation. They even have parliament members and control most of South Lebanon.IN the same way Hamas was placed on that T list.But they won elections and now they control Gaza and have good representation in West Bank and are respected worldwide for their struggle against Israeli occupation.What to expect from this latest placement of Somali Alshabab on the T list? First, they will get more respect and will probably defeat Ethiopian occupation.It is possible that we see regions and big parts of Somalia controlled by them. They will represent their people.Eventually America will see its mistake and will take their name off the list. Meanwhile they are defending our country with their blood.As we all know Nelson Mandela was recognized as a te**rist both by Reagon and Thatcher administrations, and we all know where it ended.To the warlords apologists, I would say, do not celebrate prematurely.
    wadaad yare @ 3/19/2008 1:45 PM EST
 Yaa salaam hadaaq iyo sida dadka waalan in loo hadlo miyaa xaal marayaa. Cararkii koobiga ka dhacey maanta iyo fadalkooda waa la yaabey. alla Itoobiya maxey C/laahi Yuusuf ciil u qabtaa. Ciyaalkii ay soo tababartaba way kala cararaan mujaahidiinta ayaana hubkoodi si sahlan uga qaniimeysta. Hada mujaahidiintu maba u baahna iney hub kale helaan oo Xabashida iyo koobigaaba keyd u ah.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 1:33 PM EST
 Nargale

Do you know that Been laden videous were produced in Holywood?. Now, it is possible to spot Ceeyrow in Miami SPA, after months of rough life.  Lol!!. Gar Case wuxuu iska jooga Casmara oo meeshiisaas ayuu ku qaxweeya marna garka xineeystaa.
    nargale @ 3/19/2008 1:26 PM EST
 If you could read things from behind,you could get the whole picture.How Osama&his CIA friends produces videos&send them to Al-jazira to fool us.Sheydaanka garka caseystey hadda uun buu cadeystey in uu Bahamas jecelyahay inuu kunoolaado!!The cat is out the bag now,walee sheikh isku sheeg dambe ayaanan hadal kadhegeysan!!!!!!!Gabalku markuu dhaco,Casinooyinka Karaadi...........
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 1:24 PM EST
  Our great hero Abu Mansuur said what I was about to say. I dont nothing else to say about this news.
    wadaad yare @ 3/19/2008 1:04 PM EST
 Liiska mareykanku wuu macno beeley ninkii lagu darona sumcad weyna ayeyba u tahay. Shucuubtu muslimiintaa qofkii mareykanku liiskaas ku daro wuxuu helayaa taageero.
    anti-dabodhilif @ 3/19/2008 12:41 PM EST
 Caraweelo dadajinta waxaa keenay axmaaradii oo calaacaleeso iyo kuwii dabo dhilifiintii oo see tahay lo dilaayo. alshabaab oo soo adkaatay. Calaacalkaa batay. Waxeey AC 130 shacabka ugu dilaayaan waa waxaas.
    Arraweelo10 @ 3/19/2008 12:22 PM EST
 Ninkoo soo joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa. Waxuushtii Alshabab waxaa dadajiyay in liiska argagixisada Mareykanka lagu daro, waa askartii Soomaliyeed oo ay madaxa ka jareen. Xaaranta halaga jaro dhaqdhaqaaqa, lacagaha iyo caawinaada ay helaan. Dhiiga soomalida oo ay ku dhiiran yihiin inay daadiyaan ayaa qabanaya.
    wadaad yare @ 3/19/2008 10:53 AM EST
 Wax kastoon shabaab ku diidanahay hadana mida mareykanku sameeyey sumacad unbey u kordhineysaaye iyaga dhib ma gaarsiineyso. Nelson Mandella argagixiso ayuu ahaa kadibna nin kasta inuu isla sawiro ayuu ku dadaalayey dadkii argagixisada ku sheegey.

Mareykankuu yeelakadiise dadka Soomaaliyeed ee ku faraxsan arintaas isma oga, laakiin qolada ugu liidata ee arintaasi dhibka u keeneyso waa iyaga. Ineysan maanta u muuqan ayaa laga yaabaa laakiin arintaas eelkeedu iyaguu meesha ka saari doonaa.

Marka dadka Itoobiya ka soo horjeedoo dhan argagixiso lagu sheego, macnaheedu waxaa weeye xal siyaasadeed ma jiree xoog waa in lagu kala baxo. Taasna waxaan filayaa in ninka tabar yari awgeed Itoobiyaanka inuu dharka u dhaqo dantu ku qasabtey aan looga liidan.
    curad @ 3/19/2008 10:49 AM EST
 it is about time.........
    somalipeace10 @ 3/19/2008 10:30 AM EST
 This one of the very misguided policies that the US administration has carried out against Muslim people and Islamic groups.This designation will not change any thing in Somalia , it will only further complicate the political situation of Somalia. United States has added this list to Hamas and HIsbullaah? Has that changed anything in those countries? No, it only alienated groups with genuine concern and political agenda. As we all know Ethiopia illegally invaded Somalia and occupies it, every person in this planet has God given right to fight illegal occupation and resist it.Ethiopian occupation troops killed thousands of innocent Somali people and displaced hundreds of thousands, that is pure te*rori*sm. The fact is that the fighting against Ethiopian occupation troops will continue and Somali people will have the upper hand.Today the resistance fighters captured the biggest Ethiopian base in Mogadishu, Maslah Military Base, and the resistance fighters captured a lot of military hardware and ammunition. That is an indication that the legitimate fighting will continue no matter what other people do. The warlords who have been killing people and destroyed Somalia will never be accepted by Somali people.It is the ruthless warlords who need to be placed on ter*or*ism list and brought to justice.  
    shanta @ 3/19/2008 9:10 AM EST
 Well done,
This slashes their funding capabilities, severs Eritrea’s sponsorship and other hidden entities that have been financing Al-Haram movement.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.