9 comment(s)
Add comments  
    qasaaye @ 9/5/2007 5:17 PM EST
 MA AQOON XUMAA KU HEYSA MISE WAA IS INDHO TIREYSAA:
Ninka aad sheegeyso ee in la cuno jeclaaday iyo ka cuneyba arrinta maanta taagan ka hor ayey Soomaaliya ka jireen. Qaasatan koofurta (Muqdisho iyo Shabeelooyinka). Laakiin waxaa usii dheeraa iney jireen kuwo aan ku cuno lacag iney ku bixiyaan ku qasbanaa. Hadda waxaa waddanka soo galay cadow aan horey u laheyn. Laakiin ma kula tahey inaan u jixin-jixaayo Mooryaanka biyaha webiga iga gadi jirey isagoo beerteydii igu falanaaya haddii maanta cadow ka xoog roon u yimaado. Waxey ila tahey inaad mowqifkeyga fahmeyso. Somalinimo uma doodeysid, waayo shalay kaama maqlin waxa aad hadda ku ooyneyso. Marka adiga iyo dadka sidaada oo kale runta ka indha-qarsada waxaan u arkaa, yaxaas hambo ka baxsatay u barooranaya. Intaad beeraheyga igu falan laheyd, isla markaana biyaha webiga iga iibin laheyd, waxaan ka jiraa inaan cadowga aad sheegeyso aan ka hubsado inuu caawimaadda uu sheegayo ey daacad ka tahey iyo inkale. MARKA WALAAL LAXOWSIGAAGA CIMAADDA HUGAN MEEL KALE LA AAD.  
    Camel Girl @ 9/3/2007 7:36 AM EST
 Somali is for Somalia’s. I am Somali and Hargeisa/Mogadisuhu will never loose each other.  Mogadishu died. Very dead City.  Somalis we invested in this city. We try to save secure grounds us clans. However, we try and the world is listening to us.  Isaac, Hawiyy, Darod are Somalis. Siyad Barre tried to put Somalis in one road, He wrote our language. He tried the Somali family to unite he took the youth from north to south to teach and show them and dealt with difficult adults to learn Somali was one.   I love our flag, I die for it
    galgalato2 @ 9/3/2007 4:34 AM EST
 Cibaar waad mahadsantahay, Allaa yacisak . Kan mooryaanka ah oo la baxay mooryaandile oo muranka naagood leh waxaa u fiican in uu aamuso, ilaa halkaan masayr iyo muran naagood loogama baahna ee. Wanaaga waxa maaryaankaas ka  daboolay qabiil dartiid. Dabka qabilka oo qabqablayashu shidayaan oo mooryaantu u riyaqayso waa eedi doonaan, ee wanaaga dhinac karaac muran naagoodle joojiya yaa yiyaahda, haddii kale wax kaaga liita lama arko oo marka ragu is helaan waad cararaysaa oo waad ogtahay. arag wixii ka dhacay Kismaayo, Cadaado, Xamar iyo meelo kale.
    mukhtarmjama @ 9/3/2007 4:27 AM EST
 Afkaaga caano lagu qabay Ing. Cibaar sida quruxda badan oo uu u sharaxay mushkilada ka tagan dalka. Wadanka waxaa haysta cadow soo jireen ah dalkuna waa in ay sidaa u gartaan oo iska dhiciyaan cadawka. Kuwa maqaarsaarka ah oo cadowgu keensaday waa tagayaan, Soamlida waa in ay doorataa dad u qalma in ay hugamiyan. Kuwa qabiilku wareeriyey oo wanaaga Ilaahey ka indha tiray warkooda iska dhaaf, waxa ay rabaan duli nimo iyo gumaysi, laakiin Soomaalida inteeda badan taa wey diideen. Si wanaagsan ayaad yeeshay Cibaar ee halkaa ka sii wad.
    hanixin1 @ 9/3/2007 4:20 AM EST
 Aad ayaan ugu mahad celinayaa gabayaaga, aqoonyahanka, wadaniga Maxamed Cibaar, oo muujiyey dhibatada haysata Soomaaliya iyo sida looga bixi karo. Doqontii iska qaylisa waa nasiibkeed laakiin runtu waa in kuwa dhiigyacabka ah dalka laga qabto, Soomaali xaal ahna maamulka loo dhiibo markaa ayey dowladnimo imaan kartaa. Dad kadaran ninkii dadqalka ahaa ayaa la yiri wax maamula, mana shaqeynkarto.
    Ahmed Nur @ 9/2/2007 10:49 PM EST
 Markay dadka xalaasha ah ee caqligu eebahay ku maneystay si xornimo uga hadlaan arimo muhuum ah, yaad arkaysaa qof ay qabyaaladi dilootay oo iska hataataco sida Mooryaandile oon aaminsahay inuu ka mid yahay mooryaanta.
War khayr iyo xigmad soo baro intaadan aalada Internetka gefkaaga iyo aflagaadada ku faafin.
    adamjama @ 9/2/2007 7:28 PM EST
 Sayidkuna wuxuu yiri markuu Haweenka iyo caruurta u digayey:
2.Dadkii idinka waynaa; hadday idin duleeyeen
4.Duunyaa la dhaafsaday; dugsigaad galeeyseen
5.Dameerkuna ma yeelen  ; halkay talo ku daysteen
6.Dab intay shideen bay ; dalaq idinku siiyeen
7.Doox intay qodeen bay ; ciid idinku daadsheen
8.Nin idiin damqanayaa ; idinkama dambeeyee
9.Hadaydaan digtoonaan ; daad bay idin qaadiye
10.Duleedada kufaartaa  ; dacas idinku laynoo
11.Naf dalkaaga doonaysaa; firaash looma daadshee
12.Dabkan aan shidaayaa  ; daawadiina weeyee
13.Dariiqii rasuulkiyo   ; dawga ha ka baydhina
    mooryaandile @ 9/2/2007 12:36 PM EST
 Good Cibaar,
Macaqli xumid marnaba. Lakinse mooryaanta Cayr inay mooryaan xaq ku soo meeray tahay uma aragtid. Waa nasiib darro. Eeg inta diinku macaan leehay. Sidaas ay tahay wadaad Cayr bay la tahay in lagu isbaaraysan karo. Eeg inta Soomaalinimadu sharaf leedahay. Cayr baa loo kiraysan jiray cid kasta oo la soo dilayo. Hadda xaqqii baa ku soo meeray. Taariikhdii Cali Yousuf bay ku laabteen, iyo in addoonsigii hore lagu soo celiyo
    mooryaandile @ 9/2/2007 12:34 PM EST
 Good Cibaar,
Macaqli xumid marnaba. Lakinse mooryaanta Cayr inay mooryaan xaq ku soo meeray tahay uma aragtid. Waa nasiib darro. Eeg inta diinku macaan leehay. Sidaas ay tahay wadaad Cayr bay la tahay in lagu isbaaraysan karo. Eeg inta Soomaalinimadu sharaf leedahay. Cayr baa loo kiraysan jiray cid kasta oo la soo dilayo. Hadda xaqqii baa ku soo meeray. Taariikhdii Cali Yousuf bay ku laabteen, iyo in addoonsigii hore lagu soo celiyo.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.