21 comment(s)
Add comments  
    laylasamatar @ 3/8/2007 1:14 PM EST
 Noloshaadii cudur majeerteen baad ku dhamaysatay, waxbaa kula haadeye waaxay tiradani, bal qalinka iyo buuga yaa kuu dhiibtay nacasyahow micida dheeri qeyrkaa ku dhaaf, ee orad oo wax dhigo oo caawimaad raadso, dhakhtarkaaga latasho. dhibaato weyn baa ku haysata.
    tbelajou @ 3/6/2007 9:39 PM EST
 Hawood,
Allaah yacisak. Anigu labada aad sheegtey ee Minneapolis degan ayaan aqaanaa. In badan ayaan sheegey in Majeerteen kiisa wax bartey iyo kiisa jaahilka ahiba u bukaan iney SOOMAALI u taliyaan. CABDULKAAFIR YUUSUF YEY hadii u qabo in uu qabsan karo HAWIYE wuu riyoonayaa ritadii MAJEERTEEN. Wax waliba asalkiisa ayuu u noqdaa. ISMAACIIL JABARTI waa la yaqaanaa.
    islam01 @ 3/5/2007 3:18 AM EST
 Hawood, Medical Doctor? Okay, then I am the President of the United States.
    fajo @ 3/4/2007 4:42 PM EST
 HAWOOD

aboowe hadaad wax necebtahay ashaa necbow jeclaan doontaana
moogide: aniga waxaan aheyba ina adeertaa baan ahey.

NIN XISHOODKII GABEY BAA TAHOO AAN XALAAL GARAN
HADAL XUMIDA WAA LAGUGU DHALAY XOOR SIDII URAYE
XAASHAA,E MAJEERTEEN NACAYB SOW KAN KUGU XOOMAY
XILKA SIIYA WIILKAAN KU ORAN XAALNA UGU BAAQA
GABAR XUURALCAYNANA KUDARA XIDIDNA U AQOONSO
MARKAASAAD XARBIGA DHAAFI IYO HADAL XUMAANTIISA

maadaama aad doctor ii aqoonsatey intaasi kuuradii
ugu haraysay;
    RocketLaunch @ 3/4/2007 12:23 AM EST
 Dude, you are nothing but a faggot and the people you mock don't want anything to do with your trash.
    fajo @ 3/3/2007 5:09 PM EST
 hawood

waxaad u hadlaysaa sidii nin cadulahi jago udiiday
dadkaad sheegtay qaar ayaan aqaanaa cabdulaahi iyo
dawladna shaqa kuma laha.
beenta dhaaf soomaalidana hakala dilin. waxaan u badinayaa
odayahaw in isbaare wax badan meel kuu yaalay lagaa
qaaday. majeerteen dadfiican ayo dadxunba waa leeyihiin,sidoo
kale hawiye dadfiican baa kujira iyo kuwo aad uxanuusan cudurkoodana
raba inay dadka qaadsiiyaan sida hawood. saaxiib soomaali meelkastoy
joogto waxaa ilaahay uga baryayaa inay midowdo horumar degdeg ahna
ilaah siiyo. one more thing for hawood: wakhtiga aad kudhuminaso waxaan
jirin iyo borobogaandada ku siyaadso cilmi waa hadaad
waxuun garanayso.
    RocketLaunch @ 3/3/2007 11:50 AM EST
 Hawood
Anta Ximaar!
    hawood @ 3/3/2007 11:40 AM EST
 Somaaliyeey ila arka waxaan hoos ku qoran.
Khaas ahaan kuwa aaminsan in Majeerteen
iy ABDULLAAHI YEEY ay fiican yihiin oo
maxkamaduhu ay qabiil ahaayeen. WAA DADKA
ABDULLAAHI YEEY JAGADA SIIYAY OO QAARKOOD
WAX WAXBARASHO AAN LAHAYN. aqri oo go'aanso.

Col Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo madax u ah dowladda federaalka ee fadhiidka ah ee
Soomaaliya ayaa dhawaan si qeyrul macquul ah xilal ugu magacaabay madaxtooyada iyo
militariga. Waxaa, shaki la’aan, dhakafaar leh in dhammaan dadka uu soo xushay ay
yihiin dad ka soo jeeda jilibkiisa oo aan si sax ah ugu qalmin xilalka loo dhiibay.
Guud ahaan, iyagoo markoodii horeba ku noolaa qurbaha labaatankii sano ee ugu
dambeeyey, ayaa waxaa lagu soo xulay inay yihiin dad horey uga tirsanaa jabhaddii
SSDF.
Col Yuusuf, oo ay Somaalida badankeed ku yaqaannaan inuu yahay nin daba-dhilif u ah
oo ay ku adeegtaan Itoobiyaanku, ayaa wuxuu yahay keligii-taliye iyo khaa’inul
waddan, dabeeci ahaan. Wuxuu ku faanay, isagoo la hadlaya taageerayaal u
xamaasadeysan oo ku soo ururay hotelka Royal Garden ee London toddobaad ka hor, inuu
isagu u soo saxiixay Itoobiya inay qabsadaan Soomaaliya ka hor inta uusan Meles
Zenawi go’aansan inuu duullaan gardarro ah ku qaado Soomaaliya.

Iyadoo ay daadihinayaan ciidanka Itoobiya ayaa Col Cabdullaahi Yuusuf wuxuu helay
wixii uu weligii ku riyoon jiray oo ahaa inuu ku hoydo Villa Soomaaliya oo ahayd
meeshii uu deggenaa keligii-taliyihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya. Laakiin, markii
Soomaaliya ay isku beddeshay Ciraaqda Afrika, maadaama hubka hoobiyaha si joogto ah
looga soo tuurayo xaafadda Suuqa Xoolaha oo noqotay Sadar City ku taalla Muqdisho
ayuu doorbiday inuu dib ugu noqdo Baydhabo, si uu u helo meel uu ku gabbado.
Waxaa ku xigtay inuu isku hareereeyey koox qaraabadiisa iyo qoyskiisa ah oo waxa
qura ee laga rabo ay dhab ahaantii tahay inay isaga daacad u yihiin oo keliya. Marka
laga reebo reerka uu ka dhashay, wuxuu u muuqdaa inuusan dhegeysanaynin qofna.
Markaan si kooban u dhigo, Col Cabdullaahi Yuusuf waa Col Cabdullaahi Yuusuf.
Laakiin, su’aal lagama maarmaan ah ayaa ka soo baxaysa halkan oo ah; Cabdullaahi
Yuusuf ma wuxuu doonayaa inuu jufadiisa uga faa’iideeyo madaxtinimada? Miyeysan
jirin riyo kale oo ka dambaysa riyadaas?

Maahmaah Soomaali ah ayaa tiraahda, “Hal Xaaraan ah, Nirig Xalaal ah ma dhasho.” Hal
arrin, hubaashii, waa inay noqotaa wax aan laga murmi karin oo ah in aragtida
qabyaaladeed ee Col Cabdullaahi Yuusuf aysan marnaba ka adkaan karin xaqa iyo
caddaaladda.

Isagoo ka duulaya hindisihiisa, Col Yuusuf wuxuu ka horjoogsaday qabaa’ilka kale ee
Soomaalida inay xilal muhiim ah ka qabtaan militariga. Waxaa caddaan ah inuu ku
tumanayo halbeeggii awood-qeybsiga ee Kenya loogu soo dhisay dowladda uu madaxda ka
yahay. Sidaas darteed, Madaxweynaha ku meel gaarka ahi wuxuu ku xadgudbay oo haddana ku xadgudbay Axdi-Qarameedkii ku meel gaarka ahaa, waxaana la yaab leh inuu sii wado ku tumashada Axdiga.


Hoos waxaa ku qoran sida uu u qoondeeyey xilalka uu magacaabay oo uu ku saleeyey
xubinnimada jilibkiisa, isagoon ku saleynaynin u qalmid.

Dadka dhawaantan la magacaabay

1. Kooshin Maxamed, waa Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo soo magacaabay
Mareykanka – Waa jufada Cumar Maxamuud ee beesha Majeerteen. Waxaa adeer u ah Col. Cabdullaahi Yuusuf. Waa 28 jir dukaanle ah oo deggan magaalada Seattle. Sida ay ku
warrameen saraakiil Mareykan ah, ma ahan nin u qalma inuu qabto shaqo diblomaasi oo
heerkaas le’eg. Faahfaahinta ka eeg halkan:
http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=4292

2. Gen Maxamed Saciid Xersi (Morgan), La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca ammaanka
Qaranka – jufada Cabdirixiin, Majeerteen. Wuxuu illaa mar dhoweyd ka mid ahaa
kooxaha ka soo horjeeda Col Cabdullaahi Yuusuf, laakiin hadda wuxuu u yahay
laf-dhabar.
3. Bashiir Ciise, Agaasimaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya – jufada Ciise Maxamuud,
Majeerteen
4. Ismaaciil Xaaji Warsame – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Wuxuu si joogto ah lacagaha
macmalka ah ee beenta ah ugu soo daabacaa Col Cabdullaahi Yuusuf, isagoo ka keena
wadammada Koonfur Bari Eeshiya.
5. Ina Cabdulaahi Caynab, Lacaghayaha Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
Wuxuu qabaa gabadha Col. Cabdullaahi Yuusuf.
6. Cumar Jamaal, Xoghayaha Safaaradda Soomaalida ee UN – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
Reerka uu yahay ayaa su’aal ka taagan tahay. Magaalada Toronto oo uu degenaan jiray
wuxuu ku joogi jiray dhalashada Canada, wuxuuna sheegan jiray qabiil kale. Waddanka
Germany oo uu qaxooti ku ahaan jiray wuxuu ka sheegan jiray Reer Xamar. Waddanka
Mareykanka oo uu hadda deggan yahay wuxuu ku joogaa inuu yahay Cumar Maxamuud,
Majeerteen. Waxaa hadda dacwad ay uga socotaa Maxkamad ku taalla Tennessee, taasoo ku saabsan been abuur uu ku sameeyey dacwaddii uu qaxootinimada ku weydiistay
Mareykanka.
7. Maxamed-Deeq Cabdilqaadir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta – Cumar
Maxamuud, Majeerteen.
8. Cabdirahmaan Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta –
Cumar Maxamuud, Majeerteen.
9. Cabdishakuur Maxamuud Gurey, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dalxiiska – Cumar
Maxamuud, Majeerteen. Ninkan aabbihiis ayaa wuxuu ahaan jiray caaqil qabiil
waqooyiga Gaalkacyo.
10. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-Sireed), Afhayeenka cusub ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Ma lahan waxbarasho aasaasi ah iyo mid aan aasaasi ahaynba.
Waxaa xusid mudan inuu yahay ninka qora website-ka Idamaale.com oo ah website
baahiya borobogaanka iyo wararka been-abuurka ah ee Col. Cabdullaahi Yuusuf.
11. Cabdi Barre, ku xigeenka Waaxda Socdaalka – Biciidyahan, Majeerteen. Wuxuu ahaan
jiray baabuur-dhaqe magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Ma lahan waxbarasho
toos ah iyo khibrad howlaha socdaalka. Waxaa lagu soo xulay inuu daacad u yahay Col.
Yuusuf oo keliya.
12. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte), Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka
– Carab Saalax, Saaq Majeerteen. Wuxuu ka dhashay beel yar oo ku hoos nool beesha
Majeerteen.
13. Col Maxamed Darwiish, Taliyaha Ciidanka Sirdoonka – Biciidyahan, Majeerteen.
Waxaa General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
14. Col Cabdirisaaq Afguduud, Taliyaha Guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud –
Cabdirixiin, Majeerteen. Waxaa Colonel u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
15. Col Xiif Cali Taar, Taliyaha Guutada 3-aad – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waxaa
General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf. Wuxuu Taksiile ka ahaan jiray
Toronto ka hor inta uusan u guurin Puntland oo uusan la saaxiibin Col Yuusuf.
16. Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays), Taliyaha Guutada 4-aad – Cumar Maxamuud,
Majeerteen. Waxaa General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
17. Laba Xiddigle Joocaar, Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar – Cusmaan Maxamuud,
Majeerteen. Inta aysan soo bixin Maxkamadaha Islaamiga, wuxuu madax u ahaan jiray
koox qowleysato ah oo afduubata maraakiibta oo fadhigoodu yahay Puntland.
Maxkamadaha ayaa isaga iyo maliishiyadiisa ku qasbay inay hakiyaan howshoodaas.
18. Col Saciid Dheere, Taliyaha Ciidanka ku xareysan Ballidoogle, ahna Taliyaha
qaybta 1-aad – Ciise Maxamuud, Majeerteen.
19. Col Xasan Cali Gidhiish, Taliyaha Police-ka Jubooyinka – Cumar Maxamuud,
Majeerteen.
20. Aadan Cali Cabdi, Madaxa ammaanka gobolka Banaadir iyo Madaxtooyada – Cumar
Maxamuud, Majeerteen.
21. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasadda – Cumar
Maxamuud, Majeerteen. Wuxuu iigu sheegay Kenya in dad uu ku jiray lagu xasuuqay
Xamar 1991-kii oo ay xasuuqeen maliishiyadii USC, isagana la damcay in la dilo.
Siduu ku andacooday, waxaa isaga looga tagay mayd ahaan. Wuxuu badanaa ku doodaa,
“xabbad ayaa iiga jirta lugta midig, taasoo iga soo gaaray weerarka USC-da.” Sidaa
awgeed, wuxuu sugi la’ yahay xilligii uu aargudan lahaa.
22. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga – Cumar Maxamuud,
Majeerteen.
23. Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari), ergayga Midowga Yurub – Cumar Maxamuud,
Majeerteen. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helay dowladda
Mbagathi, Boqortooyada Belgium ayaa ninkan u diiday inay u aqoonsato Safiirka
Soomaaliya.
24. Cabdirashiid Seed oo loo yaqaanno Qoor, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha –
Cumar Maxamuud, Majeerteen. Ma lahan wax waxbarasho aasaasi ah, iskaba dhaaf khibrad dhinaca diblomaasiyadda.
25. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada - Gumasoor, Majeerteen. Wuxuu ka
tirsanaa jabhaddii SSDF ee Col. Cabdullaahi Yuusuf.
26. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime xigeenka Madaxtooyada – Cumar Maxamuud,
Majeerteen.
27. Axmed Cali Yuusuf Axmed, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud,Majeerteen. Waxaa dhalay nin la dhashay Col. Cabdullaahi Yuusuf oo lagu dilay
dagaalladii ka dhacay Xamar 1991.
28. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna Agaasimaha maamulka lacagta
Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waa wiilka labaad ee Madaxweynaha. Wuxuu haystaa dhalashada Canada, waxbarashadiisana waa inuu ka sagsaagay oo ka saaqiday Dugsiga Sare.
29. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha – Cusmaan Maxamuud, Majeerteen.
30. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa Protocol-ka Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
31. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Xiriirka Bulshada –
Cumar Maxamuud, Majeerteen. Muddo ka badan labaatan sano ayay ka maqnayd Soomaaliya.
32. Xuseen Cali Seelaan, Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
33. Cabdirisaaq Durqun, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud,
Majeerteen.
34. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
Waa nin uu adeer laxmi ah u yahay Col. Cabdullaahi Yuusuf.
35. Cali Axmed Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud,
Majeerteen. Waa nin uu adeer laxmi ah u yahay Col. Cabdullaahi Yuusuf.

TFG = Totally Fu#ked Government
    sool state @ 3/3/2007 2:08 AM EST
 hamd,hagi.farah,hawood and toos
you all can believe what you want to believe but
know one thing for a fact, Somalia was
was destroyed by all somalis equally. Some may have
contributed more often than the other but the
matter of a fact is, they all did something negative
to our Nation of Somalia a country that
sheltered us equally
and beautifully. Somalia was great nation and it's
wheel was turning towards progress and improving at
such a fast paced speed, but today it's failed
state and it's people live in a national disaster.
So instead of accusing or fingerpointing at each
other we better figure some out real quick and decide
what's good for us alltogether as one. Another thing
you all need to know is Somali people are one family.
When one person of the family commits sin or evil
it hurts the entire family at large. Now we been hurted
all together at once, so let's figure how to bring
derailed family back to it's right path and go from
there and stop "tat-tit" game as it only delays us to
come up with a proper plan to get the family
running.
    jabhad-wadani @ 3/3/2007 2:02 AM EST
 This is not something new.Somali have been like this
for centuries look back our history. during the
British and Italian colonies,since we are not united
and not trusting each other. we were always divided
in three groups,some triators/dabadhilif who welcome
our enemies and try to take advantage from our
country and people.and some realy Heroes who fights to
death/halkamayan untill the enemies run n some specail
people/dhiig aan laheen. forget about this weak gov..,
America, /Ethiopia we need the somali youngester/
dhalanyaro to step up it is time for another somalia
Hereo it is a good chance ( lagu soo caanbaxo ilaahay hanaga dhigo)
    markhaati @ 3/2/2007 3:00 PM EST
 Muhseen: Walaahi you are of the mark. These countries are there for primeraly for the INTEREST OF SOMALIA and thier interest is beside the point. It is scratch my back and I will scratch yours. What is wrong with that. The whole world is based on interest and that is reality.Somali can't help itself  and that is a fact.
    muhseen @ 3/2/2007 2:46 PM EST
 http://somalidesk.blogspot.com/

I think its clear that the U.S is not involved in Somalia to help Somalis. They are Involved in Somalia because of their interests. Lets not forgot that the U.S, Ethiopia and any party in Somalia is there for their interests.

http://somalidesk.blogspot.com/
    markhaati @ 3/2/2007 2:19 PM EST
 “Nin jiran cidwalba u talisay” Somalia is a sick country and that is precisely why the rest of the world wants to help. On the other hand, even after 16 hellish years, Somalia is still in a state of denial. Either we admit it us and not them, or we perish from the face of the earth.
    hagi.farah @ 3/2/2007 12:29 PM EST
 Mr Hawood, stop crying man
Majeerteen didn't do this to u,
You did this to your self,
lood around you man,
everywhere else in somalia is peacefull
except the Mooryaan Malitia city wich is Mogadishu,
What the President is doing is teaching your people
a lesson they will never forget,
The Daarood qabiil had build their own big cities,
no one from the daarood qabiil wants to comeback to
a ghost town full of bloodthirst killers and drug addicts,
Mogadishu is a failure state, and the New Capital shall be boosaso,
allah willing,
you know its funny 7 months ago the people in Mogadishu where saying
abdullhai usuf will never set a foot in xamar and look at him now,
you only have two choices, you either side with the President or suffer in Mogadishu
for the rest of your life,
Viva to the Somali President and viva to all my peoples in the peacefull side 0f somalia,
    makhirman @ 3/2/2007 11:22 AM EST
 A first class article!!!
    caato @ 3/2/2007 10:24 AM EST
 hawood/  My dear Somali brother Forget the divisions of tribalism
Tool of jahaliyah and shaytan  More powerful than a nuclear bomb  More Somalis died
And many widows and orphans cried  Coz of tribalism
Leave this evil words of qabiil sxb if u talk about whole qaliib they have sheikh and sheydaan so save your self from hell of Jahanama illahoow adiga yaa ka magan galnay
    hawood @ 3/2/2007 9:28 AM EST
 Mr. Maynard this is an exceptional writing
and beyond the comprehension scope of those
Majeerteen blinded by tribalism and ignorance.
We all know that TFG ain't going no where no
matter how much Abdullaahi yeey gives puntland
junta speeches and chitchats. From now on, the
rule of the land is an eye for an eye since
you guys refused Islam. We are keeping count
of how many die in Mogadihu and
just the same number will die in Garoowe and
Boosaaso.

TFG=Totally Fu#ked Government
    Yousef2 @ 3/2/2007 4:53 AM EST
 Mr. Maynard,

Please try again; it's not worth even correcting it; but I will just give you hint; if you want adjudicate a case, you have to listen to all parties involved.
    @ 3/2/2007 2:48 AM EST
 The question is what is the real interests of US in Somalia
Here is the answer With the US now using proxies in an effort to control the rich resources of Somalia, coz us we see Americans are paying a lot of many and they don’t want to see Somalia state of peace  easily you can understand the  article of Mr.: George Maynard
Now they are using proxies  Ethiopians and So called Somali's  Puppets and traitors  Slaves once more  Like before This time paid To raid their own kind  No dignity or honor.

My dear Somali brothers  Forget the divisions of tribalism  Leave this evil   And unite as brothers   Otherwise u will be enslaved forever
You've seen it in the past   Don't make the same mistake twice May Allah help u and give u the victory  Ameen

bye caato wabillahi towfiiq
    Yosra @ 3/2/2007 1:40 AM EST
 People with sound judgements like George Maynard aren't
welcomed in the West.
    sool state @ 3/2/2007 1:12 AM EST
 Why can't every freaking human being in these planet
be like George Maynard. He is the definite articulate
every human being should admire to be.
I am not asking you to like what he is saying word
by word, but i am fascinated with is open mindness,
and wise-fullness. I wish Bush was as smart as this
great man. George Maynard i leave you with such a
thank, deep from my heart, and may allah guide you stay
away from anything that you may not appreciate to
see or heard.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.