25 comment(s)
Add comments  
    abdulahmed @ 4/10/2007 2:56 AM EST
 Hello ladies and gentlemen! When talking about the HISTORY OF Somalia and Ethiopia, it is simple to pass to others in a way of a true story or as a fiction narrated by a person or a group of the age people.

In addition to that, I don’t think that today’s story in Somalia needs a lot of talk but needs a lot of action and sincerity.  No doubt that today Ethiopia invaded our land and committed genocide against humanity in our beloved country of SOMAL.  Yes, I do accept your comments is solely based a historical facts with a lot of confusion, but I would encourage you to face the reality.

What is the reality of Somalia?  For my understanding, we don’t need to blame every thing onto the other people most notably as: Ethiopia, IGAD, EU, Arab League, and others, but we need to criticize and blame by ourselves.  Geed baa baa hadda ka hor hadlay oo yiri baa la yiri “HADAAN MASAAREY GABALKEY KUGU JIRIN IMA AADAN GOYSEEN!!!”, waxaan ula jeedaa haddii aanay meesha ku jirin nimanka tuugta burcadka ah oo cid walba ku jira oo ay ugu horeeyaan: Cabdulahi Yuusuf, Geedi iwm. Itoobiya maanta kuma dhacdeen in ay dhulka yaga soo gasho.

Please let us come with formula that would enable us to be united and disregard all historical mistakes in between us.  Also, please let us forget any VENDETTA in between our families or tribes, so we will be able to create an atmosphere of genuine dialogue in between the whole Somali nation.  Finally, I think it is nice if we can promote an idea which is different than you are QABIL HEBEL, AND I AM QABIL HEBEL, ANAA KAA LAANDHEERSAN, WAAN IDINKA XOOG BADANAHAY, ADINKA NASAB MA TIHIIN EE ANAGAA NASAB AH iwm.  

Intaas haddii aan isticmaalno oo aan yeelano awood aan isku cafino shuruud la’aan wixii horay noo dhex maray oo dhan, isla markaana aan ogaano in aanay jirin cid isu kaaya dhaanta, waxaan rumeysnahay in aan guuleysan doono XABASHIDA XUNA AAN WADANKA YAGA SI SAHAL AH UGA SAARI DOONO INSHAA ALAAH.

Dhanka kalase, haddii aan anaga un isku dheganaano, waxaa xaqiiqo ah in aanay XABASHIDU DHULAK YAGA KA BIXI DOONIN, balse ay laba wareegi doonto gebi ahaanba.

Fadlan caqligu ha taliyo Soomaaliyey.

Abdul Ahmed
    abdulahmed @ 4/10/2007 1:42 AM EST
 It is unfortunate that still we are listening people like the guy who left here a senseless inflammatory note. See what this person wrote in a the comment box.    

” We as Somalis have had many different leaders why
was the worst ones from the same tribes?
21yrs of slavery and genocide by Siyad Barre
and now Abdullahi Uraye who has committed genocide
there is an english saying that states if you fool me
once, Shame on you! if you fool me twise, Shame on me!”
wrote by burhan_jamac @ 4/9/2007 6:50 PM EST


My question to this person is, who were the people in slavery in Siad Bare's regime?  To me, I’m not aware of any slavery that existed in Somalia at all, but in contrast, Sidad Bare said before quote “the people of Somalia are equal, no midgan and no nasab and etc.”  Please tell us whose slaves in Somalia you are talking about???

Thanks.

Abdul Ahmed
    kudeikulov @ 4/10/2007 12:23 AM EST
 asalamu calykum walaalayaal soomaaliya waa kabaxday waqtigii ay qabiilka ku fadhidiriri jirtay hada waa waax ka mid ah Itoobiya yaa ka xoreyn doono oon soomaali eheen waaba hadii ilaah yiraahdo oo nyad mideysan lala yimaado iyo isku xirnaan ka adag tii 1977 oo lwada yaqaano wacdarada lama ilaabaanka ah ee lagu qodbay qalbiga xabishida walaalayaal sidaan hadaan ku dhimano waxaa hubaal ah in alle na cadaabaayo. iyadoo aan leeys kala saa saareyn dhamaan soomaali weyn ha u midowdo dagaal xabishi iyo iska xureynteed iyo kuwa nookeenay oo xoogaaga ka soo cunay nacalad haku dhacdo oo ilaah ha iqaabo mid muuqata. aamiin alhayow aamiin
    qabdiid @ 4/7/2007 4:17 AM EST
 Do these “Odayaal-ku-sheeg” know that both Hawiyism and Daroodism are died ideologies and that country is in the hands of Ethiopian enemy and its invisible friend the United States of America?  
    abdulahmed @ 4/6/2007 1:51 AM EST
 Dar-daaran: Soomaaliyey haddii aad rabtaan in aad meel gaartaan iska dhaafa adeegsiga qabiilka oo ah tan maanta meeshaan na dhigtay.
Markii aan arko dad oranaya "anaga oo Hawiye ah waxaa nala dagaalamaya Daarood, Harti ama Majeerteen qalbiga ayaa i jaba. War magaciin
bi'i waaye siyaasadda yaanay idinka xumaan. Itoobiya waxyaabaha ay ugu jeceshahay waa in aan is qab-qabsano oo aan qabiil-qabiil isugu
dhegenaano weligeen. Arrintu waxay mareysaa sidii saddexdii debi iyo libaaxa ee aad sheekadooda ka dheregsan tihiin. Qeybi oo xukum baa
maanta uu Tegreega nala damacsan yahay, marka waa in SHAXDA sida loo ciyaarayo aan barano oo aanan iska hadlin. Soomaali waa walaalo
meel ay joogtaba, wax aan midnimo ku waynay walee waan dhaartaye in aanan QOLO-QOLO ku heleynin. Intaa waxaan maqlaa dad leh
"ANAGA OO HAWIYE AH! Itoobiyaanka Daaroodka ayay la safteen oo Hawiyaha way neceb yihiin iyo wixii la mid ah."  

War ariintaan ah isticmaalka iyo ka dhawaajinta qabiilka waa waxa godka nagu riday ee indhaha iyo dhegahaba kala fura Sooaaliyey.
Intaad oran laheydeen anaga oo HAWIYE ah ayaa nala dhameynayaa waxaa idiin dhaanta in aad tiraahdaan "umadda Sooaaliyeed ayaa waxaa dhameynaya
ciidamada Itoobiyaanka oo ay gar wadeen u yihiin dabadhilifyo qabiil kasta leh oo ay ka mid yihiin: Cabdulahi Yuusuf, Geedi, Gacma dheere,
iyo Salaad Cali Jeele. Nimankaan waa kuwa hadda ugu horeeya baabi'inta iyo xasuuqidda umadda Soomaaliyeed ee sidaas hala ogaado oo yaanay siyaasadda
naga wareerin Soomaaliyey."

Abdul Ahmed

Abdul Ahmed
    abdulahmed @ 4/6/2007 1:40 AM EST
 Fadlan cidii rabta in ay ogaato qaabka Soomaaliya loo qabtay, sida ay u kala
sareeyaan howlgalada Ciidamada Itoobiya loogu dhiibay Soomaaliya ha akhriso
link-igan: http://www.allgedo.com/Phoenix/somali g_hirarchy news.htm

Abdul Ahmed
    sonamo @ 4/5/2007 1:59 PM EST
 Dadka muqdishu ma waxaa loola jeeda cayrta koytada ah
oo kasoo BARA KACAY goboladoodii ,ila aqriso go,aanada
reer mudulood ay maanta gaareen http://www.carmooyin.com/News/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=1125&mode=thread&order=0&thold=0
    odogleh @ 4/5/2007 6:40 AM EST
 We should not listen the Meles's cheap stories that he is going to put out his greens before killing as Somalis as he can .
I believe worse is to come in to us as long as these filthy team are in play in our land. Deeds will lead us as to what will done to those who caused us this.
|It is only a matter of time what will hold us stand waiting. thanks Oge..

    odogleh @ 4/5/2007 6:32 AM EST
 The words are ending up to define what is going in Somalia at the moment.
Amxarro, TFG and puntland militia are fighting against the people of Mogadishu.
This is going to be marked on the longlasting pages of history. OGe
    Aaisha1 @ 4/4/2007 10:50 PM EST
 brother's and sister's Allah{swt}tel us in(Qur'an)
(O Muhammad SAW) in grief, over their footsteps
(for their turning away from you), because they
believe not in this narration (the Qur'ân). (6) Verily
We have made that which is on earth as an adornment
for it, in order that We may test them (mankind) as
to which of them are best in deeds. [i.e.those who do
good deeds in the most perfect manner, that means to
do them (deeds) totally for Allâh's sake and in
accordance to the legal ways of the Prophet SAW ]
I believe Allah(swt)and(Muhammad SAW)sow the peaple
who belive need to make Du'aa fro muslim ummah in this
time they need our Du'aa

    @ 4/4/2007 6:55 PM EST
 Walaalaheyga Soomaaliyeedow, ma la socotaan in dal weynaha Shiinaha
in cidii isku daydaayi in ay dhaqan kale ama luuqad kale oo aan keeda
aheyn geyso in talaabo sharciga waafaqsan laga qaado si loo meel mariyo
oo aan loo lumin HALKA BILYAN EE SHIINAHA ah luuqadooda iyo dhaqankooda?
Waan ogahay oo waan ka dheregsanahay in maanta mushkilahada na hor yaalo
marka la eego midda aan ka hadlayo ee ah DHAQANKA IYO LUUQADDA in ay tahay
midda ugu sahlan, hase yeeshee, sooma fiicna in haddii aan rabno in ay
ubadka yaga hagaagaan oo ay dhaqankooda iyo luuqadooda haystaan in aan anaga
iska bilowno oo aanan ubadka yaga tusin in aan nahay dad aan DHAQAN IYO LUUQAD
gaar ah toona laheyn, balse DHAQANKOODA IYO LUUQADOODA uu yahay luuqadaha iyo dhaqanka
qalaad????  Fadlan si fiican uga fiirsada arrintaan miisaankeeda ama culeyskeeda
ayay leedahaye.  

Waad mahadsan tihiin.

Abdul Ahmed
    @ 4/4/2007 6:50 PM EST
 Walaalaheyga Soomaaliyeedow, ma la socotaan in dal weynaha Shiinaha
in cidii isku daydaayi in ay dhaqan kale ama luuqad kale oo aan keeda
aheyn geyso in talaabo sharciga waafaqsan laga qaado si loo meel mariyo
oo aan loo lumin HALKA BILYAN EE SHIINAHA ah luuqadooda iyo dhaqankooda?
Waan ogahay oo waan ka dheregsanahay in maanta mushkilahada na hor yaalo
marka la eego midda aan ka hadlayo ee ah DHAQANKA IYO LUUQADDA in ay tahay
midda ugu sahlan, hase yeeshee, sooma fiicna in haddii aan rabno in ay
ubadka yaga hagaagaan oo ay dhaqankooda iyo luuqadooda haystaan in aan anaga
iska bilowno oo aanan ubadka yaga tusin in aan nahay dad aan DHAQAN IYO LUUQAD
gaar ah toona laheyn, balse DHAQANKOODA IYO LUUQADOODA uu yahay luuqadaha iyo dhaqanka
qalaad????  Fadlan si fiican uga fiirsada arrintaan miisaankeeda ama culeyskeeda
ayay leedahaye.  

Waad mahadsan tihiin.

Abdul Ahmed
    @ 4/4/2007 6:38 PM EST
 Mr. Fajo, marka hore ku mahadsanid jawaabtaada. Marka xigtana, waan filayay markaan lahaa INTA AADAN DALKIINA XOREYNIN MASKAXDIINA XOREEYA in aad u qaadan doonto in aanan aniga luuqadda Ingriiska aqoonin.  
Saaxiib, run ma ahan in qof kasta oo aan jecleysan in luuqad aan Soomaali aheyn fariimaha la'isku weydaarsado in uusan aqoonin luuqadda Ingiriiska. Si bal aan u cadeeyo in sidaada oo kale aan wax ka fahmayo
luuqadda ingiriiska, haddaba bal isku day in aad igula soo xariirto luuqadaas qalaad si aan ana isugu dayo in aan kuugu soo jawaabo.

BUT, TO SHOW YOU THAT I HAVE ENOUGH KNOWLEDGE OF UNDERSATNDING ENGLISH LANGUAGE, I CAN SAY MORE OR LESS AT LEAST I CAN READ, WRITE OR UNDERSTAND THIS FOREIGN LANGUAGE. SO THAT, PLEASE KEEP IN MIND THAT
MY INTENTION WAS NOT THAT I REALLY NEEDED TO HAVE AN INTERPRETATION AS YOU MENTIONED ON YOUR NOTE, BUT INDEED IT WAS TO INCOURAGE YOU TO USE OUR GREAT SOMALI LANGUAGE. MY DEAR BROTHER, I THINK, NOW YOU CAN
UNDERSTAND THAT AT LEAST I CAN HAVE LITTLE KNOWLEDGE OF UNDERSTANDING IN ENGLISH. THEREFORE; FOR MY UNDERSTANDING, THE MEANING OF SLAVE IS NOT SOMEONE WHO IS NOT FREE TO DO HIS/HER JOB FOR HIS/HER WILL OR OBEY
THE COMMANDS OF HIS MASTER/MISTESS, BUT INDEED IT HAVE A VRIETY OF OTHER MEANINGS. ON THE OTHER HAND, IF YOU BELIEVE AND ACT THE IDEOLOGEIS OF OTHER PERSON (S) AND COULD NOT ABLE TO EXCERSIE YOUR OWN WISDOM
OR IDEOLOGY, THEN SOMEONE CAN CALL YOU THAT YOU ARE A SLAVE PERSON! DO YOU AGREE WITH ME BRO? YES, OR NO?  IF YOU AGREE WITH ME, THEN WE HAVE TO REALIZE THAT OVERALL WE ARE GOING INTO WRONG DIRECTIONS,
SO WE MIGHT NEED TO CHANGE COURSE!

Wixii intaas ka danbeeyana, haddii aad jecleysato in aad igula soo xariirto luuqadeena qiimaha iyo qaayaha badan aad bay u fiican tahay, haddii aad jecleysato in aad iska wadato isticmaalka luuqadda
Ingiriiskana oo aad un ayada ku qanacsan tahay, mushkilo ma leh ee iska wado.
    adamjama @ 4/4/2007 5:44 PM EST
 Fajo;
Inkastoo wax badan aan Mareykan joogay ay cidii maqashaa ila yaabeyso.
Hadana waxaan Af-Soomaaliga ka badiyaa kuwa geeloodi la jooga oon isku da' nahay.
Laakiin markaad tiiraanyeeysantahay, wixii kuu fudud baad ku hadleysaa.
Waa sidii ninkii la yiri iska waran? markaasuu yiri
WAR MA JIRO WADADA QAYDARIYO WARAF INTAAN AALO.
    fajo @ 4/4/2007 5:30 PM EST
 adamjama

adiga somaali fiican yaad qortaaye horta maxaad ingriska
u dooratay?

markaan adamjama arkay waxaan is iri caaqilkii baa jawaabay
laakiin waan ku hungoobay uma malaynayo inay kugu adkaatay
jawaabtye malaha koob khaxwe ayaad u baahantahay.
    fajo @ 4/4/2007 5:18 PM EST
 abdulahmed

wax ingiriis maxaa loogu hadlayaa ka wayn ayaa na haysta
cabdulow maanta.
hadii adan fahmayn ingiriiska waad codsankartaa in soomaali
wax laysku waydaarsado.

anigu waan aqaan ingiriis aan ku sheegto waxaan rabo
hadana soomaali ayaan wax ku qoraa had iyo jeer sabaabtoo
ah waxaan rabaa in qofwalbaa fahmo waxaan qorayo.

waxay u badantahay in dadkaan inta badani aanay sifiican
u qori karin soomaaliga oo ay wakhti badan qurbaha joogeen
ama ayba ku dhasheen ama wadamada derikeenaa aay ku dhasheen
oo soomaaligu ku adag yahay
waxaa kaloo dhicikarta dadka qaar inay inay ingiriiska sifiican
wax ugu qori karaan.ayna u sahlantay inay boyntigooda helaan markay
ingiriiska wax ku qorayaan.
    adamjama @ 4/4/2007 5:09 PM EST
 abdulahmed;
Su'ashaada qotada dheer waxay la mid tahay anagoo is weydiina, Yaa hor dhashay ukunta mise digaagada? waxaan ula jeedaa markii la abuuray.
Somalia sidaad ula socotaba in ku dhaw hal milyan oo qof ayaa ka soo qaxay, 250,000 oo ka mid ah waxay soo galeen America iyo Canada,waxay sii dhaleen intaa in la egg.
Inkastoo inteena badan aan ku dadaalno in ubadku luqada Somaliga iyo diinta barto, hadana dad badan uma suuroobayso, si kasta xaladoodu ha ahaatee.
Luqada ingriisiga kaliya sheekadu ma aha, hadaad gasho shabakadaha Holland, Belguim, Fransiiska, Germalka, iyo kuwa kaloo badan waxaad la kulmeysaa Soomaali luqadahaas ku hadleysa.
Anigu walaalow luqadaha dhib saas u badan iguma hayaan, waxa aan aad iyo aad uga welwelo waa haween badan oo soomaali ah oo ajnabi guursaday, dhalinyaro somali ah oo gangs ku biirtay, iyo wax la mid ah.
Sida xaalku iila muuqdo " Fari kami qodna Faanoole", Dhaqan rogu wuxuu la socday qaxa iyo dagaalka sokeeye. Su'aashaadu waxay la mid tahay;
Abwaankii Somaaliyeed ee 1960's ku heesay;
DADKU HADII UU OOMO, DUR-DURADAA LAGA CABAA
HADII DUR-DURKU OOMO, DARKEE LAGA WARAABSHAA
WAA SU'AAL, DA'A WEYNOO MADAXA DAALINEYSOO
ADOO DEGAN U FIIRSOO, DAD WEYNAHANA LA WEDII.
Su'aashaadu ninkii damiir leh dhiiga ayey ku kicineysaa.
    abdulahmed @ 4/4/2007 4:43 PM EST
 A/C,
Salaan kaddib, su'aal iga hooya dhamaantiin?
Horta waxaan filayaa dadka shebekaddaan ku xiran in
badan oo ka mid ah in ay aqoon fiican oo ku filan leeyihiin,
haddii aanan qalad fahmin oo uu xaalku sidaas yahay,
bal ha'isku daydo cidii kari karta in ay su'aasheyda iiga
soo jawaabto? Maxay tahay sababta had iyo jeeraale
keenta in shebekad ay dad Soomaaliyeed leeyihiin sida
Hiiraan Online iyo kuwo kale oo la mid ah ay dadka Soomaaliyeed
ee ku xiran ra'yiga ama fariimaha isugu dhaafsadaan luuqadda
Ingiriiska? Taas macnaheedu ma waxaa weeye, umadda Soomaaliyeed
ma lahan luuqad ay ra'yiga isku dhaafsadaan?  Mise, xaqiiqdu
waxaa weeye, umadda Soomaaliyeed waxay is tusaaleeyeen in ay
luuqadda Soomaaliyeed ka hooseyso luuqadaha kale sida tan Ingiriiska?
Aniga oo jawaab idinka sugi doono cidii awooda in ay iisoo jawaabto
ayaa waxaan intaas ku darayaa in KA HOR INTA AADAN WAQTI ISAGA LUMIN
DALKII SOOMAALIYEED ITOOBIYAAN BAA QABSADAY OO SOOMAALIYA GUMEYSI BAY
KU JIRTAA in aad adinka wax qoraaya marka hore dib isugu noqotaan bal
in aad MASKAXDA IYO QAAB U FEKERKA XOR KA TIHIIN IYO IN KALE!!!!

Fiiro gaar ah: Ogaada Soomaaliyey markii aad maskaxda ka xorowdaan
in uu dhulkiinana xoroobi doono, balse inta maskaxda la'idin ka
haysto oo aadan xor aheyn, xasuusta in aanay suurtagal aheyn in uu
dhulkiinana xoroobo!!!
                                                                                                   
    abdulahmed @ 4/4/2007 4:38 PM EST
 A/C,
Salaan kaddib, su'aal iga hooya dhamaantiin?
Horta waxaan filayaa dadka shebekaddaan ku xiran in
badan oo ka mid ah in ay aqoon fiican oo ku filan leeyihiin,
haddii aanan qalad fahmin oo uu xaalku sidaas yahay,
bal ha'isku daydo cidii kari karta in ay su'aasheyda iiga
soo jawaabto? Maxay tahay sababta had iyo jeeraale
keenta in shebekad ay dad Soomaaliyeed leeyihiin sida
Hiiraan Online iyo kuwo kale oo la mid ah ay dadka Soomaaliyeed
ee ku xiran ra'yiga ama fariimaha isugu dhaafsadaan luuqadda
Ingiriiska? Taas macnaheedu ma waxaa weeye, umadda Soomaaliyeed
ma lahan luuqad ay ra'yiga isku dhaafsadaan?  Mise, xaqiiqdu
waxaa weeye, umadda Soomaaliyeed waxay is tusaaleeyeen in ay
luuqadda Soomaaliyeed ka hooseyso luuqadaha kale sida tan Ingiriiska?
Aniga oo jawaab idinka sugi doono cidii awooda in ay iisoo jawaabto
ayaa waxaan intaas ku darayaa in KA HOR INTA AADAN WAQTI ISAGA LUMIN
DALKII SOOMAALIYEED ITOOBIYAAN BAA QABSADAY OO SOOMAALIYA GUMEYSI BAY
KU JIRTAA in aad adinka wax qoraaya marka hore dib isugu noqotaan bal
in aad MASKAXDA IYO QAAB U FEKERKA XOR KA TIHIIN IYO IN KALE!!!!

Fiiro gaar ah: Ogaada Soomaaliyey markii aad maskaxda ka xorowdaan
in uu dhulkiinana xoroobi doono, balse inta maskaxda la'idin ka
haysto oo aadan xor aheyn, xasuusta in aanay suurtagal aheyn in uu
dhulkiinana xoroobo!!!
                                                                                                   
    cadaani @ 4/4/2007 1:15 PM EST
 I think the main problem we have is related to some mistakes that we have commited from Allah. We are condemned and we need to seek forgiveness from Allah.
No one can help us until we help ourselves my somalian brothers and sisters. Wake up and smell the coffee. We are begging foreigners to come in and stablish a peace that we couldn't make for ourselves.
In addition to that we are claiming to have the most HOly book in the world. Where you can find any solution you can think of. What happen to us?????????????????????? Instead we lost hope within us and thinking White man can solve all our problems. Please excuse my language, if I mad angry or caused misunderstanding to anyone. I didn't mean it.
God Bless Somalia All TO GETHER.
    adamjama @ 4/4/2007 12:15 PM EST
 Fajo;
We have been quiet about the atrocities Siyad Barre committed against
our brothers in the north & others. We have been quiet about the atrocities Aydiid & his militia
committed against the innocent Daarood Mogadishu inhabitants.
So, it is only natural for the tribalism fools to expect that we remain quiet about
this atrocities being committed against the Hawye people by TFG & Ethiopia.
But what the fools don’t realize is we created tens of thousands of highly educated Diaspora, who are above the cancer. We do care about our homeland
    adamjama @ 4/4/2007 11:48 AM EST
 Now they are saying "Since February, 96,000 refugees have swelled the ranks of Somalia's 400,000 internally displaced persons. And despite a temporary truce yesterday, it seems worse is to come".
What did they expected when they sent Ethiopians & war lords back to a stable Mogadishu.
    fajo @ 4/4/2007 11:35 AM EST
 x8musdua
wax ka yar 20% of putlanders ayaa raacsan ina yeey
qabiilkastana intaas oo kale ayaa raacsan ina yeey
dadkaan yar waxay u muuqdaan inay badanyihiin sababtoo ah
xukuumada gobolka ayey haystaan. marka ha isku qaadin
dhamaan reer putland.

dad badan sida anoo kale ayaa aad uga xun waxa ku dhacaya
walaalaheena somaaliyeed ee xamar.

1991 kow iyo toban qof oo familigayga(mom, dad,sis &bro)
ayaa halmeel ku nafwaayey taasina iguma reebin nacayb aan
u qaado hawiye ama reer koonfur.afar iyo tobankalana
waxaa noo badbaadiyey deriskii oo ahaa hawiye. hadaan soomaali
nahay waxaan nahay dadyar oo wada walaalo ah pls nacaybka ha
layska daayo ha lays cafiyo hana lays caawisto inta hartay.
    qamarasha@yahoo @ 4/4/2007 10:26 AM EST
 

Our brothers and sisters in the South, have every right to be supported by
every good conscious Somali Muslim, whether they are from Somaliland, `puntland,
Djibouti, NFD, OGADENIYA, Europe etc., they have endured every type of atrocies since
the 1990s, and they have every right to defend themselves in every way they
can.  
    x8musdua @ 4/4/2007 10:09 AM EST
 i believe, with strong conviction, that the time has come for somaliland to declare its position regarding the renewed hostilities in mogadishu and the ethiopean invassion. there is no way we, somalilanders, can stay indifferent to what is going on in the south. putland, the other safe heaven, has already made its position clear and has decided to support mr yusuf's government. it is very obvious that putland has shown hostility towards the majority hawiye clan and that is not a big deal; we already knew that. but the isaks in somaliland should start supporting their hawiye brothers and sisters against the darod, ethiopean and american collision.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.