22 comment(s)
Add comments  
    @ 9/22/2011 12:29 PM EST
 yfNvCs covozlgr ybrkqehs kpzqpwgc
    nomadic1 @ 10/11/2008 1:30 PM EST
 Fandhaal

Walaal xeero iyo fandhaal way kala dheceen wadankii balaayaa u tashatay. dadka wax bartay oo adigoo kale ah ayaa loo baahan yahay inay wax u qabtaan.

Hadaa meesha ka kici waydo oo wadankaaga wax u qaban waydo waxaad ogaataa inaysan jaamacadaada iyo shahaadadaada waxba taraynin. Arriva bus around Holloway iyo Addison Lee cab aa ku sugayo.
    rako @ 10/11/2008 7:13 AM EST
 I Think President Abdullahi Yusuf deserves a Nobel Price.
    nadiya208 @ 10/11/2008 6:01 AM EST
 Nomadic1,
Don't bother dear, it is this Jabra name used by rude lady,rude intentionaly to take us to the abyys,
she/he had forgotten that Jabra name was clearly identified with him/her long ago.

Don't bother ,i am sure it is a nuisanse.
    nadiya208 @ 10/11/2008 5:38 AM EST
 Nomadic1,

You are the most Gentle of all, Love you dear.
    nadiya208 @ 10/11/2008 5:37 AM EST
 Abdul-pathetic aka,

Horta ogaaw HOL dad aad u yar aa wax ku qora,horaa laga fahmaa kuwa sidaadoo kale magacyada badan ,however,
If i may lower my standard and respond to you; Yes Nadiya Bantuugay kaa jeceshahay ,waxaan u malaynaa inaan mar
hore kuu sheegay taas.

Markaad waddanka Somaliya aad fiiqanaysay Bantu Somalis were farming and fishing to feed the populace.

Haddaad wax fahmi waysid oo aad saan shaqo ka sii dhigatid waxay ku dambaynaysaa in meesha lagu kala tago, anna waxaan
ku leeyahay tan waa tii u dambaysay ee is baddal.

Adiga iyo the rest of the baboonish Nomads will be given to Ethiopia, which i don't like by the way,
in case you care to know. I do however believe that the Fuedal Ethios know how to handel you and your likes very well.
It is a job that they have perfected long ago.

My Banadiri folks together with the Bantu somalis will join Kenya.
So what will the last discourse be, will it be about how Nadiya loves Bantus which she does,or will it be how to rehabilitate
you and save you from the machetes, IT IS YOUR CALL.
    abdul_patriot @ 10/11/2008 5:02 AM EST
 nadiya is just a bantu lover, dont listen to her. she advocates for the
demise of somalia as in abolished from the maps of the world, but she opposes the ethiopian invasion how ironic.
    nomadic1 @ 10/11/2008 4:59 AM EST
 Stick

Sorry bro, that was an inpulse.
My Somali writing and litreture is still developing.


I agree with you that we need to identify the root causes of our problems before anything else.
    nomadic1 @ 10/11/2008 4:56 AM EST
 DEar Nadi

You are a star. But i must admitt you have an off day when i dont understand where you coming from.
    nadiya208 @ 10/11/2008 4:43 AM EST
 Nomadic1,

Adigana waxay kaa ahayd Gadhaye iyo Nadiya isu soo jiid caashaqooda Qaraamiga
ha soo xasuustaan, Xabashi-loverkaan Laylasamatar aka Jabrana fursaduu arkay
Nadiya lagu ugaarsado.

Nadiya waxay aad ugu faraxsan tahay Jabrayaasha inay dhibsadeen ay rabaan inay afka
sharooto ka saaraan.
    nadiya208 @ 10/11/2008 3:42 AM EST
 Layla-Jabra aka..

Haddaan kasay meeshay ku danqatay, waxaad diidan tahay in Soomalida la xasuusiyo
in haddaba saaxiibkaa Gabra gumaysto, Sorry dear, i can't help it but point it out.
    nadiya208 @ 10/11/2008 3:37 AM EST
 Zingi,

Waan kugu raacsanahay arigtidaada, sax boqolkii boqol.
Laakiin, laakiin ma aha inaad Lula ku tiraah Mooryaanta maa reerkaada eh iwm.

Waxaad usheegi kartaa sideedaba Thawraatka (Kacaanada) waa fikir ka yimaada maskaxda wax garadka-
waxaa fuliya mar walba Mutaxamisiinta, daa'iman,mar walbana waxaa xada Tuugada (Burcadda).

Thawraddii Somaliya ee Siyaad lagu bixiyay way ka duwanayd thawraadka (kacaanada)aduunka;
Waxaa fikirkeeda lahaay Tuugo (Burcad), waxaa fuliyay Burcad ,waxaana Xaday Burcad kale.

You don't havr to distance Lula even more, i am certain she will accept different take of the "Thawradda" Caydiid,
haddii aad si mantiqi eh ula hadasho.
    nadiya208 @ 10/11/2008 3:12 AM EST
 Ma xishoonaysid, caada JABRA aad la soo baxaysaa waqtigaan lagu jiro, bax Gabra u tag
Xamaruu joogaa, u sheeg inaad Guantanamo dadkii u wada dirtay. Ma xishoode,damiir laawe.
    nadiya208 @ 10/11/2008 3:10 AM EST
 Stickorcarrot,

I love you dear,i have been waiting persons like yourself for a long time.
Glad you came along.

Nomadka is one of the sincere Somalis here, Gadhaye aa kugu soo diray shalay.

Laylasamatar,
If you are a lier better have a good memmory, Ma xasuusatid inaan magacaas mar hore ku kashifantay,
ma xasuusatid inaan JABRA kugu qabtay mar hore SIR?!.

Waqtigii aad nacas iska dhigi jirtay si aad Somalida danqanaysaa ee iscanaananaysa jihada uga dhumiso ma la
joogo ee orodoo na dhaaf.
    stickorcarrot @ 10/10/2008 9:33 PM EST
 Nomadic1


Horta, haddii amaanta Nadiya208 aan ku mutaystay wanaag aan sheegay
ii qir oo nin rag ahi waa kii wax qiree waad saxan tahay
dheh. Balse amaan lay soo jeediyay (hadaan mutaystay) ha
u badalin dhaliil. Haddiise aad fikirkayga mid ka duwan
qabto, sheeg adigoon afeef ka dhigan fikir qof kale leeyahay.

Dabcan forum waxaan ugu jirnaa inaan fikirkeena ka
dhiibano, taas micnaheedu waxaa weeye qofba si buu
muhiimadda u arki karaa, fikirkaygu markaa waxaa weeye
wixii tagay hadalkeedu ha inoo danbeeyee aan Ummadda
wixii ka hadhay bad baadino. Taas si lagu gaadhana waa
in mustaqbal laga hadlaa ee Taariikh ka hadalkeedu meel
inoo wadi maayo.

Midda kale; haddan Taariikhda iyo dhaqanka ilaalino,
sidaan warka ku helay maah maadaa aad isticmaashay laaxin
baad u yeeshay lol sidan ayay ahayd

"Awr awr wado iyo nin dumar wado midna kaama leexdo"
dumar=naag, balse erayga "naag" dumarkeenii waxay u
aqoonsadeen "derogatory word"

As far as me being negative; i think not. As my name
suggests, i give carrot where it is needed, and i use
stick when it is necessary, and unlike most Waryaa
family, carrot is for the weak and the righteous, stick is for
the strong and stubborn not vise-verse as most Waryaas.
    jabra.2008 @ 10/10/2008 9:28 PM EST
 OOooh Nadiya please!! for the sake of sanity, self-respect,
common sense and somaliness, shut up your dirty beak!!

Never have I seen you write positively about anything and
even at this critical moment where SAMBUUQO WEEYN are talking about
the sharing of the remains, you are not ashamed of vomiting in public.

Disgusting of you, totally senseless!!
    nadiya208 @ 10/10/2008 8:39 PM EST
 Waxaan la yaabay dadkaan wax qoraaya oo leh this isn not 19th centure oo ma lay gumaysan karo,
iyo kuwo kale oo ka hadlay International Law ma u ogolaanaayo in lay qaato.

Horta, ma ogtihiin in laydin gumaysto hadadaan laba sano ku dhawaad, aaway international Lawga ha ku badbaadiyee.
Ma ogtihiin Baddii in quwadaha waawayn si nadiif eh ula wareegeen, waxaan u malaynaa in hadafka Burcadda taas laga leeyahay inaan
mar hore sheegay,laakiin wax igu waafaqa ma helin,walina ma haayo.

Nomadic1,

Stickorcarrot is leading me on this issue it is not the way around.

I do agree with him that it is futile to answer to this plan in a manner attacking the individual
who told you what will become of you.

Waan ku raacsanahay Stickorcarrot inaad faanka micna la'aanta iyo saan ahaay iska daaysaan ,hadda sidee wax la yeelaa ka hadashiin.

Qoraaga waan ku raacsanahay Asalka somalida.
Waana runtiis in lacag badan la galiyay si loo kala furo Carab iyo Afrikaan , Carab being euphomism for Islam.

U fiirsada, ninka Afrikaanka ee Muslinka eh sida uu Selfconfidence, Karaamad iyo cizzi u leeyahay.
Marka,Tabiici in Islamka laga dariro Afrika ,oo Kaprir iyo Bashir Goth ku soo wada baxaan.
    wadajir #5 @ 10/10/2008 8:11 PM EST
 simbe please forget about clanism mind set it hasn't worked for a long time and will not work today. let the people unite.
    MARYAN1206 @ 10/10/2008 5:25 PM EST
 what ever the case is the article was painful for many of us
i think it would be nice if we had better history but what amazed me was
wheather we carried diferent passaports we still
somalis and one day we will help rebuild our beloved
nation became one people us we are!!!
for the kenyan man who don't know who he realy dealing with
let him learn in hard ways... dont post your craps on somali websites!!1

somalia will reborn soon! insha ALLAH!
    simbe @ 10/10/2008 4:55 PM EST
 Nomadic1
Somalidu waxay tiraahdaa
awr awr wado oo uu cayrsanayo iyo nin naagi wado midna kaama leexdaan. Waxaa taas la mida

Somali qabiil wado iyo jaahil xukundoon ah midna kaama leexdo.'

Jaahiliinta waa in wadanka laga qabto oo aqoonyahan cilmi adduun iyo mid aaqiraba yaqaan wax loo dhiibto. Mooryaantii oo wadaado sheegtey  dambigey galeenna laga jaasayn see ummad mugdi uga saarikraan.
    nomadic1 @ 10/10/2008 4:24 PM EST
 Stickorcarror

walaale Somali waxat ku maahmaahaan Owr (Rati) Hal hogaaminayso iyo nin naag wado midna lama karo.

adiga hada gabadhaas Nadi baa dhowr jeer ku tiri dadka adaa ugu fiican, adaa bas ah ayaa wax fahmayo waxaadna bilowday inaad qof walba afka goosato.

ina adeer taariikhna waa taariikh, xaalada taagana waa mid taagan mid walbana qofkii rabo wuu ka hadli karaa.

I suggest you stop being so negative for the sake of it!!
    stickorcarrot @ 10/10/2008 3:57 PM EST
 
Soomaalidu Geela(Camel) waa jeceshahay laakiin
"Aabahaybaa geel lahaa anaa dameer leh baa ka fiican"

Dad badan baa aaminsan in dameeruhu ka manaafacaad
badan yihiin Geela, balse waa hadal Soomaalidii hore
tidhi.

Taas waxaan ka wadaa, Soomaaliyaa sidaa ahaan jirtay &
taariikh baan lahaan jiray maxaa ka danbeeyay? Yaase
ka masuul ah wixii wadanka ka dhacay. Faankan iyo
taariikhdan lagu tuntay inta iska dhaafno horta bal
aan wadanka mugdiga ka saarno. Markaa ka dib ayaan
taariikh la qoro iyo beri samaadkii inaan ka hadalnaa
inoo haboontahay.

Tan kale:
"a friend in need is a friend indeed." How about this,
Somalis are responsible-mostly this situation they are
in, let's blame ourselves first and then ask friends
and neighbors to do their part.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.