40 comment(s)
Add comments  
    laylasamatar @ 3/22/2008 8:36 AM EST
 desparate situation calls for desparate measures, look at this man who posted three times, information about what he coins "guul" ha ha ha ha ha ha repeated enough for you to beleive!!!!!!
    abdullahmuslim1 @ 3/21/2008 9:25 PM EST
                        ''Allahu akbar''
mahad waxaay kaliya oo usugnatay RABI guushana waxaa
iskaleh kuwa rumeeyay kaligiis oo talo saartay.
kuwakale waaxaa usugnatay hoog iyo ba'a aduun iyo
aakhiro, waxaa isisoo dhiibay kuwo RABI lamaagay hanuun
oo kasoo cararay TFG the union of the warlords/ who sold
their soul,country,religion,and eveything else.

ALLAHUMA YAA MUQALIBAL QULUUB THABIT QULUUBANAA
CALAADIINIKA/DHAACATIKA,
    somali unity 12 @ 3/21/2008 7:54 AM EST
 BREAKING NEWS:Gaadiid dagaal oo lagala wareegay Ciidamada dawladda iyo Dagaalka oo xoogeystay.

EVERY ONE SHOULD WATCH THESE PICTURES ESPECIALLY PEOPLE LIKE SOMALI UNITY 123 AND ARAWEELO..
SINCE THEY ARE ALWAYS CLAIMING THEY ARE WINNING THE BATTLE...

http://soomaalinews.com/view_page.php?articleid=8407
    somali unity 12 @ 3/21/2008 7:53 AM EST
 EVERY ONE SHOULD WATCH THESE PICTURES ESPECIALLY PEOPLE LIKE SOMALI UNITY 123 AND ARAWEELO..
SINCE THEY ARE ALWAYS CLAIMING THEY ARE WINNING THE BATTLE...

http://soomaalinews.com/view_page.php?articleid=8407
    somali unity 12 @ 3/21/2008 7:43 AM EST
 BREAKING NEWS;;;;;;;;;GAARI DAGAAAL IYO MALEESHIYADOODA OO DARWIISH USHAQEEYNAYAY OO ISKU SOO DHIIBAY MUJAAHIDIINTA DALKA.
ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR , ALLAHU AKBAR.

THIS IS SPECIALLY FOR SOMALI_UNITY123 , CARAWEELO AND ALL THE QABIILISTE IN HERE ...


http://www.qaadisiya.com/index.php
    wadaad yare @ 3/21/2008 6:48 AM EST
 dadka qaarkood iney maqaam qabiil raadiyaan unbey uga cadahey ee miyir kaleba ma leh. Maalin kasta oo Impagati sii jirto minus weyn ayey ku tahay qaranimada soomaaliyeed. Waxey minus tahay degaanka, hadey tahay dhirta iyo badaba. Bulshada soomaaliyeed dhan kasta halis ayey ku tahay. Aan isku kaashano sidaan maafiyadaas halista ku ah jiritaankeena dhaqso isku dhaafin laheyn waqti badan ma heysanee.
    nargale @ 3/21/2008 6:05 AM EST
 Indhomonitable!!!Dadka kale ha-isku xoq xoqin ee anigaa kula hadlaya ee maad ila hadashid?af castu lacag ma joogtee,buur hala fuulin!!you belong to me baby!!aaaaahua hua hua hua hua hua hua!!!one ugly laugh!!!!!!!!
    Dr Ali @ 3/21/2008 6:02 AM EST
 For more info read this rare website that you need in your daily correct Somali dose:

www.kataaib.net


Cabdullahi yusuf mooryaan began to surrender to J people. Allahu akbar
    laylasamatar @ 3/20/2008 10:22 PM EST
 miskiin, bala talo hanoo danbeysee hadaba e, bal waayeelka horta iska celiya, hataad kartid itaalbaas!!!!!
    laylasamatar @ 3/20/2008 10:13 PM EST
 soomaalidii hore waxay ku fiicnaayeen, qofwalaba wuxuu ahaa ayuu ogalaa, wuxuu anuu ahaan karin waqtigiisa iyo waqtiga dadka kumay lumin jirin.  dadkuna waxa ay kala ahaayeen mid dameer wata, mid dameer ah, iyo mid ka dameerka ah iyo kawataba waligood talada u waday.  Saasna uun bay ahaaneysaa, ama muqaawamo labax, ama isurgebts, ama wadaad adima ama mid tuugsada waxaad isku sheegtaanba.  tana cay maaha, waa run iyo talo.  dadka qaarkoodna lama sheekeysano, mana cayno kama naxayenee cayda la caayayo ayaan u naxayaa, bal maxay galabatey caydu!!!!!!
    Sahalsiidi @ 3/20/2008 8:37 PM EST
 Wooow ma maqasheen inay maanta dagalka ay
ganacsatada suuqa ku jireen. Cayaar cayaar sheeko
way cadaatay.......oo ah sida la filaayey...
    wadaad yare @ 3/20/2008 7:58 PM EST
 Layla waxey tiri:

dakan fooshaxun e macawisaha gaagaaban ee mija ha yar yar

kkkkkkkkkkkkkkkk caawa qarankii dulqaadkiisi wuu yaraadey meel halis ah ayeyna ka mareysaaye wax quusiya miyuu arkey qarankii?

    wadaad yare @ 3/20/2008 7:45 PM EST
 Layla

Taladaada iyo hadalkaaga quruxda badan waan tix gelineynaa anagoo eegeyna wadciga xasaasigaa ee taladaas qiimaha badan kusoo beegantay. Waanan qadarineynaa hadaad garowsatey magaaladaan ureysa inaad urkeeda ka cararto oo meel carfoon oon ku neefsan karto aad raadsato. Waa muhim caafimaadku, haduu yahay kan jirka iyo kan maskaxdaba. Waan fahmi karaa, in ciidanka qaranka ee Madaxtooyo jooga iyo xogheyntooda iyo stafka ka yimid dhulka xadaarada iyo horumarku ka jiro aysan anfaceyn meeshaan halista ah, markii horena talo xumo aan laga fiirsan ayaa awlaadu naaskaas meeshaan halaagaa lagu keeney ee degaankoodi caafimaadka qabey fadlan dib haloogu celiyo. Ururada xuquuqul insaankana arintaas way soo dhaweynayaan. Haa mid kalaan iloobey oo ah in airportiga caalamigaa loogu sii diyaariyo dhakhaatiir xaga dhimirka iyo nafsigaa oo caawin siiya dhalintaas dhulka qaxarka laga soo daad gureeyey.
    laylasamatar @ 3/20/2008 7:35 PM EST
 fiqicigaal doqon bal xabashi awoowayaashaa kusoo daaleen boqolaal sano ayaad rabtaa dakan fooshaxun e macawisaha gaagaaban ee mija ha yar yar in ey kaa celiyaan, walaal hadaad doqon tahay taladu bal yey kaa xumaan, labaduba hadey israacaan waa masiibad ilaah, ee malaa inaad tobad keentid baad u baahantahay!!!
    laylasamatar @ 3/20/2008 7:27 PM EST
 dadbaa barakacay kulahaa, bal mid buul katagay ayaa buulkake tagey ee riwaayadah iska daaya, bal dad balaaya ah iskaga dhigeysaan.  I will strongly advice you to spend your time taming this wild people and teaching them how to be humans.  Wlaalayaal 20 sano ayaad wax bililiqeysanayseen hadana futo iyo arag toona kuma haysaan.  EE give up nothing will change who you are, no amount of property or money you are still as ugly and stupid, monkeys
    laylasamatar @ 3/20/2008 7:21 PM EST
 walaalow nin wayeel ah baa qayladn oodhan idinka keeney miyaa, oo somaali  iyo dhul soomaali baad kuwaalateen, itaalbaas ma intaas baad aheydeen ba!!!!!dhulku hadaba waligii baa uu ahaa dhul soomaaliyeed, dadkuna ay ahaayeen dad somaaliyeed, ee saxiib sheeko kale laiaada.  Xamartan ureysana idila qiimo badanaa.  Meel urtay baad ku jirteen oo aad jaariyad iyo darawal talyaani aheydeen, Soomaali markay idiin timi oo ay idin bartay sidaguryaha loo dago, iyo sida musqul loo isticmaalo ayaad istiraahdeen malaa aduunba waa kaa.  resistance fighters kulahaa....waar in aad xaarka walaaqataan baad rabtaan, foolxumo katiir sidii cawaanka aad awalba aheydeen.
    INDOMONITABLE @ 3/20/2008 7:13 PM EST
 RAAMSADE",,WAR NIN YAHOW SINCE WHEN DID "HAWIYE DAHIR AWEYS RULE OR SET FOOT IN PUNTLAND??
WAR SAXIIBO, MARKII DHARBAXO LA IDINKU DHUFTOO,,BENTA AYAA QUL QULISAAN.
YA SAID THAT IN A PREVIOUS ARTICLE(YOUR COMMENT SAXIIB,,WHICH WAS COMPLETE LIE9HIRAAN0.
ABDULLAHI YUSUF DHARBAA XAADA UU KU DUFTAAY,MARKUU UU DIIN IYO BEENBEEN NOLOYAMID HADAAD OGAAN LAHAYD.
WAATII CARRAR KIISIII DHAAFEY "ENERGIZER BATTERY AND STILL HIDIDNG .

INDOMITABLE MJ,S.
VIVA TFG,
    wadaad yare @ 3/20/2008 7:06 PM EST
 Walaaleheen Soomaaliyeed ee majnuunkaan falan la socda waxaan ku waanineynaa iney isaga haraan oo ilmahooda ka reebtaan. Walaalayaalow idinma geyo ninkaasi, waana waayeel oo tiisaaba dhaqso ugu imaaneysee yuusan soomali idin seejin qoorya xro beelahaasi.

Itoobiya waa la bixinayaa ee sharafteeda wax ku yeesha waa loo wada gudboonyahaye, hadaadnan dagaalkeeda rabina gees uga beyra oo dantiina raacda rageedaa hawshaas qabsanayee.

Iskana daaya camiraadaan aad maalin kasta Itoobiyaanka u camireysaan iyo geeridood ka naxdaan, waa laydiin dhaamaaye.
    hararez @ 3/20/2008 6:35 PM EST
 The atrocious wickedness of the Tigreys and their stooges can only be ended through fire. To prioritize, i would suggest that we focus on the lil Somali kids being misled by the clan maddened Yey, rehabilitate them, then can the Tigreys be overrun smoothly and easily.  
    wadaad yare @ 3/20/2008 6:09 PM EST
 Markhaati

Waad isku dhex yaacdey Adis hadii dagaalku ka soconlahaa anigaa ka qayb qaadan lahaa ayaad tiri, laakiin maanta Muqdisho ayuu ka socdaa! kkkkkkkkkkkkk

Maxaan u qaadan karnaa hadalkaas? Sidee loo fasiri karaa? Macnaha markii soomalidu xoog yeelatana waad la jirtaa, markey tabar yaryihiina cadawgaad la jirtaa, oo marba kii xoog badan ayaa xaq ku taagan?
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 4:45 PM EST
 Anyhow Al haram can play all they want hide and seek game, but ki'lling civilians on a daily basis as shown Amiin Amir's drawing is futile. Once Abdiqasin speaks out it means things are realy bad bad bad!!.

I wonder what he means "hantida iyo guryaha dadka ha loo soo cesho"!! Tsk tsk tsk.
    nargale @ 3/20/2008 4:37 PM EST
 The same Amiin Caamir drew that photo wich shows the man with a hammer on top of a somali woman`head,while the Sheydaan gar case is playing the jihad game of "CATCH ME IF YOU CAN"aaaaahua hua hua hua hua hua hua hua hua hua hua!!!my ugly laugh style!!!!
    beyourown @ 3/20/2008 4:14 PM EST
 Sorry, for the civilian casualts. You are either with Somalis or with EThiopians.  Keep up fighting for your country, when ever and where ever you are. Somalia for Somalis not for Ethiopians. Mogadishu is not Addis. Those who support EThiopian must taste the reaction. There is no third line between those two lines.
    somalipeace10 @ 3/20/2008 4:11 PM EST
 Somali insurgents are getting stronger while the brutal Ethiopian occupation forces and their puppet warlord militia are getting weaker and weaker by the day.Yesterday the legitimate insurgents overrun Ethiopian base and chased occupation forces from two bases and today the resistance fighters chased away warlord militia and captured two technicals. This is part of a campaign to drive the occupation and the warlords out.Last weeks the resistance fighters also overrun warlord militia bases in Buur Hakaba, Hudur, Diinsoor, Balatweyn, Balidoogle and many other placed.The warlords are so weak that they do not even control one single region now. What is coming is bigger, and sooner this evil alliance of the occupation and the warlords will completely fail.
    somalipeace10 @ 3/20/2008 4:07 PM EST
 Let us keep Amin Amir outside or let us watch all his valuable comments.
I like this one below when warlord militia looted Bakara.
http://www.runcartoon.com/mar_5_2008.htm

This following cartoon also hit the nail on the head depicting warlord Abdulahi Yusuf asking journalists to tell his clan before he answers any questions:
http://www.runcartoon.com/

All the cartoons are here below so let us not pick and choose:
http://www.runcartoon.com/runcartoon.htm
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 3:20 PM EST
 Markhaati LOL! Amiin Caamir waa runtiis, argagixisada Alshabab waxay ku dul taagan yihiin shacabkii oo bambo iyo xabado la dhex joogaan. Xoreynta bugta ah ay wadaan, maanta waxa la wareestay Cabdiqasin Salad Boy oo markii sedexaad siiyay altimatum Itoobiyanka inay ka baxaan waddanka iyo dib heshisiin gooni ah uu hadda kow xarxariiqay. Qof walba design gooni ayuu iska wadaa iyo sidii dowlada loo dhisi lahaa iyo yaa M/weyne noqonaayo. Anaga dhibka na haysto M/weyne hore xataa weli wuxuu rabaa inuu wax xukumo iyo inuu wax kala xisaabiyo, kii kaleeto oo weli soo indho cad.  
    markhaati @ 3/20/2008 3:06 PM EST
 
fiqicigaal;
Even Amiin Caamir agrees with me.Just look at the last 2 cartons.
http://www.runcartoon.com/runcartoon.htm
    markhaati @ 3/20/2008 3:06 PM EST
 
fiqicigaal;
Even Amiin Caamir agrees with me.Just look at the last 2 cartons.
http://www.runcartoon.com/runcartoon.htm
    markhaati @ 3/20/2008 2:40 PM EST
 fiqicigaal;
Amxaaro dhulkooda kula dagaalan. Hadii maanta dagaalkan uu ahaan laha ADIS Ababa gudaheeda, anigaba ka qayb gali lahaa. Laakiin adigu ma'arkeysid maatida maalin walba ku baa ba'eysa Xamar? Sooner or later Amxaaro we leave, will the war end? No. Xamar was burning before amxaaro and will be burning even worse after they departure. Quote that from me.

 


    fiqicigaal @ 3/20/2008 2:21 PM EST
 The resistance have taken over government positions , marched into towns and even released prisoners from jail before retreating . Bravo my fellow freedom fighters , iam sure you will soon go all the way to Villa somalia and beyond no matter what the skeptics write or mumble . Markhaati, ma waxaad ilaa hada garan la dahay in cadow Axmaar ah iyo xulafadiisa dagaal lagula jiro?  
    Aaisha1 @ 3/20/2008 2:11 PM EST
 No more Ethiopian occupation and their allies. Today is good day for us
And bad for Ethiopian allies they don’t know how to fight xoxxxxxxx ,
Islamic militants are here
    markhaati @ 3/20/2008 2:07 PM EST
 Somalia is a country where fighting and especially clan wars, is a way of life. Sadly, I am least surprised by the comments most of you are posting here everyday.
Laakiin,ma waxaad garanweydeen in:
Goobta lagu dagaalamayo ey tahay Soomaaliya
Dadka is dilayaa ey yihiin Soomaali
Waxa ku baa ba’ayaa ey yihiin Soomaali

    Arraweelo10 @ 3/20/2008 2:06 PM EST
 Nargale you are so right and lately I am enjoying your ugly laugh.
    nargale @ 3/20/2008 1:44 PM EST
 Ahua hua hua hua hua hua hua!!!!!Good for you guys,you could get my full suport if only they are honest to die for their faith&rights,but i doubt that!!!Coz i heard that before&i know how its gonna end!!Its the same trick used by sheydaan Gar-Case&gang to bring in ethiopians&american air backups ,that drops clustes&my poor people get driven even further!!!!!!!!!!
    arraweelo10 @ 3/20/2008 1:37 PM EST
 "She and other witnesses said the insurgents drove government soldiers from two bases before retreating."

Was that a tactical retreat or the same old news. kkkkkkkkkkkkkk I told you AL haram can't keep an inch of place let alone freeing a country. Why waste time, b'ombs and men if you can't drive an enemy and control it once for all?. How can you be freedom fighter without a base, but they good at ter'rorizing civilians.
    wadaad yare @ 3/20/2008 1:22 PM EST
 Gaadh haye

Mahadsanid, mediyaha R/Galbeedku way ka fogyihiin dhex dhexaad, iyagaana erey bixinadaas si sahlan noogu soo qarinaya. Mujaahidiinta Soomaaliyeed qaybahooda kala gedisan way iskaashanayaan. Khibrad siyaasadeed ayey kasbanayaan. Abuu Mansuur hadalkiisa biseyl siyaasadeed ayaa kusoo siyaadaya. Run ahaantii kalsoonidii ayaa ii soo noqoneysa. Ilaahey cadawga hanaga guuleeyo.
    Gaadh-haye @ 3/20/2008 12:56 PM EST
 Wadaadyare,
You're correct, resistance is the correct name.

Good news after good news. Nowadays its laughter all the way to the bank.

Intensify the fight,and take the war to the enemy and it's collaberators.
    Sahalsiidi @ 3/20/2008 12:05 PM EST
 Load of c*r*a*p. Bakaraha Market's 1st & 2nd
roads usual skirmishes are now called government
bases taken over.

LOL
    wadaad yare @ 3/20/2008 12:04 PM EST
 Sompeace10

Waxaan u maleynayaa iney haboontahay in muqaawamada somaliyeed lagu magacaabo resistence not insergents. Hadaanan qaldanayn ereygaas waa erey lagu caynayo muqaawamada. In kastoo ingiriiska layga badiyo.
    somalipeace10 @ 3/20/2008 11:46 AM EST
 Somali insurgents are getting stronger while the brutal Ethiopian occupation forces and their puppet warlord militia are getting weaker and weaker by the day.Yesterday the legitimate insurgents overrun Ethiopian base and chased occupation forces from two bases and today the resistance fighters chased away warlord militia and captured two technicals. This is part of a campaign to drive the occupation and the warlords out.Last weeks the resistance fighters also overrun warlord militia bases in Buur Hakaba, Hudur, Diinsoor, Balatweyn, Balidoogle and many other placed.The warlords are so weak that they do not even control one single region now. What is coming is bigger, and sooner this evil alliance of the occupation and the warlords will completely fail.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.