21 comment(s)
Add comments  
    samantarsoomaal @ 8/17/2007 5:05 PM EST
 Any serious attempt to deconstruct Islamic fanatisism is is denounced for the uncomfortable truths It uncovers about this maniacal religion!
    SHAAKIR10 @ 8/17/2007 3:03 PM EST
 Asc wr wb
marka hore sxb yaal .. waxan la yabey .. sida ay u fikiraan dadka somalida ah oo dh .. u fiirso qof walba oo dood qorayo waxa uu hilmamaba wadaniyada oo wadankiisa ku leeyahay .. waxana always laga marmaa dano shi shieey iyo wax aan mesha ku jirn .. look hada waxa isku haysatiin haben wa gal gal dhaley iyo wax la mid ah aan ka doodno sidii aan dhibka uga bixi lahay iyo aan is waydaarsano fikradao wan wanaagsan oo aanan cidna dhib u geysaneyne  hope u insha alla inaad i wada fahanteen thnx
    deek @ 8/16/2007 4:20 AM EST
 
Thanks to Somali girls.
    shanta @ 8/16/2007 12:50 AM EST
 SamantarSoomali is in love with Ayan Hersi. What a deranged mind, perhaps he has grudge against Arab people due to bad case of love gone sour.
    caraweelo @ 8/15/2007 5:55 PM EST
 I am asking HOL Admin to limit the abusers of this forum, so many times you are so quick to block some of the comments posted here, so where are you now. Things like insulting our Messenger (CSW) should be off limit. Again, you should be policing people who are openly threatening or promising to kill someone, neither of these two deserve to be in this forum.
    cawrala1 @ 8/15/2007 2:27 PM EST
 waryaa waa murtadkaagan samatarsomali wata gaal kan ugu daran baa tahay waliba oo mulxid ah ee afkaaga khansiirku ka urayo haku taagin nabigeena suuban SCW. HOL ayaad ka nacnaclayn kartaa ee kuma dhacdid inaa hadaladaas ka dhahdid qof muslim hortiisa.  westiga aad sheegayso ee aad dhuuniga ku doorstay diintaada ku ekoow. xamar iyo somalia hadaad ku dhalatay iyo hadii kalaba ogoow hadaa soo agmartid intaan ku dilno baan xataa bakhtigaaga lagu aasayn. rights iyo freedom hadaa ku haysatid westiga la joog afkaaga uraya hala soo aadin nabigeena scs iyo diinteena.

mida kale waxaan la yaabanahay kuwan HOL isku sheegaya miyaysan ogayn gaalkan wuxuu soo qorayo in danbi kasoo gaarayo. dadka kalana ay commentigooda diidayaan oo nabiga difaacaya iyo diinta sida anti-traitors. ma raali ayay ka yihiin cayda nabiga scw yo diinta?. dadka markii qabiil iyo shaqsi ay rabaan wax laga sheego usoo kala tar tami jiray oo commentigoodu buuxin jiray meesha ayaguna miyay ka caajiseen inay u jawaabaan murtadkan cadaystay.
war iyo dhamaantiis nabigeena scw iyo diinteena qiimaha badan waxba kama qaadayo kan uraaya lakin ma ahan in laga aamuso oo ina la akhriyo laga tago ma ahan qofka muslimka ah damiirkiisu inuu saas ahaado.  ka waran qof idinka mid ah hadii aabihiis wax laga sheegi lahaa? ama kuwa HOL FURTAY wax laga sheegi lahaa. waan hubaa in xataa commentigaas aan lasoo post gareeyeen. lakin nabiyullaahi scw ayaa mudan in la difaaco.

saxaabadii rasuulku waxay dhihi jireen FADAYKA ABII WA UMMII YAA RASUULULAAH. wayna ka run sheegeen hadalkoodaas. miyasan haboonayn inaan ku dayano saxabadii nabiga ridwanullaahi calayhim?
waa marki iigu horaysay oo aan hol aan comment ka dhiibto u dulqaata qoraalkayga haduu dheeraaday.

salaama
    hamdi @ 8/15/2007 12:57 PM EST
 Samantar,
naagta westka joogtaa waxaa loo ogol yahay ina
la fuulfuulo oo garacyo dhasho, lakiin ma guursan
karto ilaa ay ka gaarto 18 jir. diinteeda
wax rights ah ma siin, lakiin aniga diinteydaa i
siiyey full rights oo qofna ku soo xad gudbi karin
qofkaan doonaan guursan karaa, markaan doonaan
guursan karaa.
teeda kale Anti Triator haduu ninkayga ahaan laaha
oo sedex kale qabo, maalinkaan dhalmada gooyaan
aniguna ugu bixi lahaa meesha si uu mid kale
u guursado, oo uu u badiyo Ismaalka iyo umada muslinka
ah, madeeda kale, westka aad la niic niic leedahay
waa meesha kaliya ee aduunka nin lagu xidho oo
lagu xukumo fikradiisa, how primitive is that
wali kaga soo korin xiligii casra jaahiliga...
Markuu westku qaawanaa ee uu cunayey dooliga,
anigu muslimka waxaan lahaa musqulo iyo biyo
shubmaya oo nadiif baa ku jirey, dharna waan xidhnaa
gaalka aad ka sheekeyniso ilaa hadda ayuu prove
iyo dalil u sameeyaa inuu hadalka nabi maxamed
SCW uu run ahaa oo Saayniska ayuu maalin walba
rumeysa, ama ha ahaado xidigiska, ama DNA,ama
ilmaha siduu u sameysmo etc.
Marka who is primitive.
next time you want to insult the Prophet Mohamed
SCW, make sure you wipe the priest cum off your
mouth. ho
    @ 8/15/2007 9:56 AM EST
  Dad cadaalad doonaaya, oo caawimo baahan!
Oo cadow shisheeyiyo qabsaday, cudud ka xoog rooni.
Ciiduu lahaa iyo ninkii, cuudka laga qaaday.
Ciroolaha qaxaayiyo hablaha, xabashi cayntaarshey.
Cayntuu lahaa ruux la dhacay, lana ciqaabaayo.
Calooshi u shaqaystaha, samaha caadka laga saaray.
Cabdullaahi iyo Geedi nacas ways cajabiyeene.
Hayeeshee cadaabtii Rabiyo, cadho Allow taalla.
Caar-caarka gobanimo ku dhacay, la isku ceebeeye.
Caqaligeena Soomaalinimo, cabasho weeyeene.
Cabsidii Illaahey nacniyo, caadil hadalkiiye.
Nin weliba cantuuguu rabaa, cidu ka dheegtaaye.
Caaradhuubtii damiweydayoo, waa la caabudaye
Calaamooyinkaa Xamar ka dhaca, caalamkuba yaabye.
Rabigeen cirkoo roob ka da'iyo nabad soo celiyo.
    @ 8/15/2007 9:55 AM EST

    qasaaye @ 8/15/2007 4:02 AM EST
 Waxaad dadka ugu yareysaa wax aad adiguba aad cagta ku burburineyso. Baaragaraafka ugu dambeeya kan ka horreya waxaad codsaneysaa in danaha Soomaaliya loo kaco oo kuwa rabshada wada la joojiyo. Isla markaana TFG iyo Kuwa Rabshadaha waxaad ku tilmaameysaa kuwo aan Soomaaliya dan u aheyn. Marka sidaan hadalkaaga u qaatay Ururada Bulshada Rayidka, Joornaaliistayaasha iyo Diaspora ayaa xal kula ah. Saaxiib waad riyooneysaa, Ururada Bulshada Rayidka iyo Hey'adaha wax caawiya sida UN iwm iyagaa ah koow kuwa aaney waxba ka hagaageynin waayo cid ey caawiyaan ma helaayaan haddii Soomaalya hagaagto. Joornaalistayaashu waa wada qabiil, idaacad kasta cidda ey u heesto waa la yaqaanaa. Taad isku sheegeyso inaad guddigeeda ku jirto marka laga bilaabo. Anigu waxaan ku dhihi lahaa intaad hurdada ka kacdaan joojiya qolooyinkiina idaacaduhu rabshado buunbuuninta, oo indho u yeesha waxyaabaha fiican ee waddanka ka dhacaya si dadku rajo/hammi u yeesho. Weli waxaan la'ahay idaacad waxyaabaha fiican faafineysa.
Anigu waxaan ka mid ahay Diasporada aad sheegeyso. Nolosheena markaana eegana annagaa ka qabiil badan dadka waddanka gudihiisa jooga. Marka waxaad naga sugtaan waa biilka aan soo dirno laakiin talo ha nagu darsanina. Saaxib marka geerida saaxibkaa waxaan rajeynayaa iney hurdada kaa kiciso.
    @ 8/14/2007 10:51 PM EST
 Hamdi,you referred to me "gaal gaal dhalay"in your non-intellectual rebbutal on my previous comment on the primitive rambling of Anti-Traitors.If I'm correct,you are Somali woman as shown by your 'name'.In Islam,you are only as good as the men who interpret this religion allow you to be.You are very likely living as a full human being with full equality rights in one of these western nations populated so many "gaal gaal dhalay"men.You probably have learned how to use modern communication tools such as this forum in a "gaal gaal dhalay"environment.You know how "anti-traitors"would have treated you under your so-called belief-system(Islam),If you had been his wife,back in the "Islamic Republic of Somalia".He would turn you into baby factory machine in the name of "Allah".Anti-traitors would also mostly likely take another and another and another woman as,MAANSHA-ALLAH,his wifes.You would have no right,absolutely,to stop him from doing this.Remember,you are only half as good  in your religion.Anti-traitors can not only have this right,he can also deny you to have any ambition to be a successful,independent Somali woman.In short this primitive man would own you in an Islamic society.My question to you Hamdi is,which system better serves you and your personal interests,the "gaal gaal dhalay"one or that of primitive Anti-traitors?By the way, I'm Somali and was born in Xamar,sorry to break the bad news to you,for all it is worth.

    hamdi @ 8/14/2007 3:49 PM EST
 Samantar Soomaali
are you even soomali?
Anti Traitor,
ha u bixin ninkan Samantar Soomali isku sheegaya
waa gaal gaal dhaley soomali sheeganaya, meeshan
cid walbaa akhrida, ee saa ula soco, haddii afka
lagu qabtayna, maaha hiiraan ee meeshan waxyaalo
badan oo danta soomali oo laga hadli karin
baa jira, dhago dhagos baa adiga iyo hiiraan idiin
dhexeeya, ha u joojinse.

    anti-traitors @ 8/14/2007 8:55 AM EST
 Nevermind. Hol dont want  to post my full comment and they dont want me to defend my messenger. I'm sure if I was defending Mr yeey and meles, they will  allow my comment.
    anti-traitors @ 8/14/2007 8:46 AM EST
 hinidusim budhism  or chiristinity, then you need to go  doctor
    samantarsoomaal @ 8/13/2007 10:16 PM EST
 Anti-traitors,the free-speech rights of Somali people is more important than the right of your "messenger" to be protected from insults.If understand you clearly,you were refering to the Arab Prophet Mohammed to justify your argument that free speech should be limited in Somalia,if this leads to insults against him.The Prophet is an Arab,and those journalists killed are Somalis.It is the life of a Somali that is more important than that of an Arab legend in need of protection from insults.Mr. Anti-traitor,If you like Arabs,go to Saudi-Arabia.I'm sure you would make good Slave/Ximaar.
    Legend1 @ 8/13/2007 8:48 AM EST
 The truth really hurts doesn't it, these guys can't handle what the author is expressing because most of them support the useless and sellout TFG because of their trible affiliations.  If you don't like then tough, deal with it.
    hillac @ 8/13/2007 8:03 AM EST
 What freedom is the writer refering to? There has not been any freedom in somalia for a long time.
    qasaaye @ 8/12/2007 5:47 PM EST
 Waxaad dadka ugu yareysaa wax aad adiguba aad cagta ku burburineyso. Baaragaraafka ugu dambeeya kan ka horreya waxaad codsaneysaa in danaha Soomaaliya loo kaco oo kuwa rabshada wada la joojiyo. Isla markaana TFG iyo Kuwa Rabshadaha waxaad ku tilmaameysaa kuwo aan Soomaaliya dan u aheyn. Marka sidaan hadalkaaga u qaatay Ururada Bulshada Rayidka, Joornaaliistayaasha iyo Diaspora ayaa xal kula ah. Saaxiib waad riyooneysaa, Ururada Bulshada Rayidka iyo Hey'adaha wax caawiya sida UN iwm iyagaa ah koow kuwa aaney waxba ka hagaageynin waayo cid ey caawiyaan ma helaayaan haddii Soomaalya hagaagto. Joornaalistayaashu waa wada qabiil, idaacad kasta cidda ey u heesto waa la yaqaanaa. Taad isku sheegeyso inaad guddigeeda ku jirto marka laga bilaabo. Anigu waxaan ku dhihi lahaa intaad hurdada ka kacdaan joojiya qolooyinkiina idaacaduhu rabshado buunbuuninta, oo indho u yeesha waxyaabaha fiican ee waddanka ka dhacaya si dadku rajo/hammi u yeesho. Weli waxaan la'ahay idaacad waxyaabaha fiican faafineysa.
Anigu waxaan ka mid ahay Diasporada aad sheegeyso. Nolosheena markaana eegana annagaa ka qabiil badan dadka waddanka gudihiisa jooga. Marka waxaad naga sugtaan waa biilka aan soo dirno laakiin talo ha nagu darsanina. Saaxib marka geerida saaxibkaa waxaan rajeynayaa iney hurdada kaa kiciso.
    anti-traitors @ 8/12/2007 5:26 PM EST
 It is everybody’s right to write or speak as freely as he or she wishes << I have question for you MR freedom of speech. If I wish to inuslt other people is that freedom? If I wish to bash other people's gods or faith is that freedom of speech? Those somali news media is deferent caes,but you make it general and said  It is everybody’s right to write or speak as freely as he or she wishes. I know you got it from fox news or CNN, but dont forgot when those kuffars were insulting our messenger, they said exactly what you said. Actually you are not trying to defeand those medias in  Somali, but you are trying to preach so called free(dump) of speech.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

Username:

Click Preview, to preview before submit.