3 comment(s)
Add comments  
    hiomar @ 9/27/2008 1:27 PM EST
 Mr. Collman supports the failed policies of Mr Bush and the Republicans, he doesn't desreve my vote and the vote of the Somali people. Vote Democratic all the way.
    XasanTurki1 @ 9/24/2008 1:37 PM EST
 
    objective @ 9/23/2008 8:23 AM EST
 Ayaan darro, xiriirka uu Senator Coleman la leeyahay madaxweyne Bush, Xisbiga Republic-kaanka iyo siyaasadaha Bush ee fashilamay kuwaas oo ku aaddan Bariga Dhexe iyo Geeska Africa, gaar ahaan taageerada dowladda Maraykanku ay siisay duulaanka Itoobiya ee Soomaaliya ayaa ah arrimaha caqab ku noqon kara codka uu Senator Coleman uga fadhiyo Soomaalida Minnesota.

Bal Ilaah ayaan idinku dhaariyee, arrimaha kor ku xusan wax uga weyn miyaa jira Soomaalida? Aniga waxaan degganahay MAINE, waxaa Senators noo ah haweeneyda la yiraahdo Susan Collins iyo Olypia Snowe. Horta Olympia Snow waa republic xag jir ah, balse Susan Collins waa sida Senator Coleman oo waji fiican tusa Soomalida markuu gobolka idinla joogo balse Bush la codeeyo markuu Washington tago. Fadlan HOL iska dhaafa nin jecleysiga ee u shaqeeya danta guud ahaaneed ee ummadda Soomaliyeed iyo Muslimiintaba. Midda Kale Sen Coleman wuxuu endorse gareeyay Mccain for president.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.