13 comment(s)
Add comments  
    halganka @ 4/1/2008 1:56 AM EST
 yaa diidi kara in maanta gobolka waqooyi-galbeed soomaaliya
yahay meesha ugu badan cudurka AIDS ka, sidoo kalena yaa diidi
kara in Waqooyi-Bari Soomaaliya iyaduna tahay xarun kale
oo cudurka AIDS ka ku badhaadhay????

walaal;

waa wax lagu farxo haddii walaalkaaga soomaaliga ahi uu horumar
ku tilaabsado, balse waxaa mudnaan mudan in runta la isu sheego
oo aan been nafta lagu qancin, ma garatay !

maanta waxaanu og-nahay oo aynu aragnaa in wax laga dheefay
xiriir itoobiyaan lala yeesho oo aan AIDS ka ahayn aan faa'iido
kale oo intaas dhaafsiisan laga hayn.

heer waxaa la gaadhay wiilka iyo gabadha is-guursanaya ay
keenaan cadayn muujineysa inaysan qabin AIDS, taasina waa
meesha ay na gaadhsiisay in itoobiyaan hoosta laga galo.

tan kale muqdisho iyo xamar waxaad la socotaan in dad faro badan
oo soomaali ahi lagu arkay AIDS ka dib markii dhiig cudurka AIDS ka
qaba itoobiya laga keenay oo dadka isbitaalka joogaa lagu shubay.

haddaba, xaqiiqda iyo runtu waxa ay tahay waa sidaas ee
waxaa isweydiin mudan wiilasha ama dhallinyarada halkan
wax ku qortaa ee sheegta inay aqoon leeyihiin, maxaa ku kalifay
inay sida khaldan ee lunsan wax u qiyaasaan, taasi waa su'aal.

sidoo kale maxaa kalifay dadka soomaaliyeed inay diidaan
oo ay indhaha ku kala qaadaan xaqiiqdu waxa ay tahay - maanta
qabiil ka xoog badan qabiil kale lama hayo, sidoo kalena
lama hayo qabiil horumar gaaray oo ay reerka kale ugu faani karaan.

guud ahaan iyo gaar-ahaanba waxaa laga siman yahay aafo waana
mid aad u baaxad weyn oo salka ku haysa AIDS.

kuwa qurbaha joogaa waxaa ay sugayaa oo kaliya maalinka
dalalka reer-galbeedka ka dilaaco waxa la yiraahdo
ama afafka qalalaad lagu yiraahdo RACE TENSION, waayo
adduunka maanta waa la kala bixi wixii la oran jirey
GLOBALIZATION na waa dhamaaday oo hadda waxaa lagu dagaalamayaa
khayraadka ka buuxa qaaradda AFRIKA khaasatan Soomaaliya, waxaanu
sugnaa waa soomaali dalka dibaddiisa lagu ugaadhsado taasina ma foga.

xalka waa mid kaliya, in marka hore itoobiyaanka taageerada
ka haystaa mareykanka loo midoobo oo si fiican loola dagaalamo.

wajiga taasi ku xigaana waa in la inqilaabo maamulada
gudaha soomaaliya u naageeya AIDS ka itoobiya sida kuwa la baxay
"puntland" iyo "somaliland"

wajiga saddexaadna waa in gudaha soomaaliya laga nadiifiyo
wixii Oromo ah, Amxaar ah, Tigree ah amaba carab ah ee dalka
gudihiisa ku dhexdhuumaaleysanaya.

soomaaliya marka ay intaas ka dhacdo waxaa soo raacaya
in la xiro kuwa sheegta wariyeyaasha ama suxufiyiinta oo
inta la qabqabto la dilo.

gunaanadka waa soomaaliya oo lagala dagaalamo qalabka
isgaarsiinta sida Mobile Phone iyo Internet.

markaas ummaddu waa ay aqliyeysan.

xalkeygu waa khaas

    Gaadh-haye @ 3/26/2008 8:17 AM EST
 Araweelo,
If I had the honor and privilege of voting in the upcoming Puntland elections and you happen to be a candidate, I would cast my vote for you, but on one condition: there must be an Obama type running mate. Some one who gives you a hard time and run for you money!
Some thing tells me -that some one is ME.
    axyaa @ 3/26/2008 12:55 AM EST
 arrweelo  / runn for puntland presindency  iam vot for you  
    Arraweelo10 @ 3/25/2008 6:19 PM EST
 I am sick and tired of men running all the time, I am thinking of running Puntland presidency since there is no woman running for it. Last time there one woman and she is minister now.
    laylasamatar @ 3/22/2008 9:12 AM EST
 gaadhaye - i think we understood each other from day one!!!!!you didn't need to reinstate the obvious!!!!!
    laylasamatar @ 3/22/2008 8:39 AM EST
 gaadhaye doqonimo laisku manaco, walaalkaa haduu nacasoobo waa loo dulqaataa

I like your sense of humour
    Gaadh-haye @ 3/21/2008 9:45 AM EST
 Layla,
Waagii hore meel aad isaarto ayaad garan la'ayd laakiin eega waad ii heshay soow maaha, inaadeer? Victory, sweet victory.
Ma gabadh baan wax ka sheegi karaa? Maya, xaashaalilaah. Kolka, waa inaan akhriyaa uun waxay ugu ceydo oon aad u qoslo dabadeed,kkkkkk.
    laylasamatar @ 3/20/2008 10:35 PM EST
 gaadhaye, awalba doqonimo baa lagugu ogaa, wax intaa kabadan kaama fileyno.
    axyaa @ 3/20/2008 8:33 PM EST
 SHANCAD  MARKA  HORE SALAN  MARKA  XIGA WAA WAX  FICAN WAXA  AAD SHEEYGAYSID  IYO SIDAAD UDHIGTAY  OO QURAXDA BADAN LAKIIN MID MA KU SUAALAAA   PUNT LAND  RAG  IYO CIDAN HUBAYSAN MA KA  HOREEYA   MATAHAY  NIN LAAN DHEER  AH QABIILKIISA  LAGA BAQO  INTAAD HADAN AHAY  SHANCAD  ISKA  JOOG  USE  IYO MINO POLIS  DOORASHADAAN  WAA  MID AH  NINBA  NIKA      KALAN DHEERA  YAHAY  KA RAG  IYO  HUB BADAN YAAHAY  
    nargale @ 3/20/2008 11:59 AM EST
 Hadaan hadalnana waa afsalax kudheg,hadaan aamusnana,nalaka dhaafi maayo juqa juqeyska!!!!!!!!!ahua hua hua hua hua hua !!!the ugly smile!!!
    Gaadh-haye @ 3/20/2008 10:41 AM EST
 After all the mischief and treachery they have done to the Somali nation; they have the audacity to brandish the Somali flag?
    Legend1 @ 3/20/2008 9:44 AM EST
 Lets hope these lot don't turn out to be another traitors like coward warlord a/lahi yusuf.
    LIONESS @ 3/19/2008 5:12 PM EST
 ALLULATIONS!!ALLULATIONS!!ALLULATIONS.
GOOD LUCK IN THIS COMING ELECTIONS..SEE YOU TONIGHT AT THE HALL.



VIVA PUNTLAND/T.F.G

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.