11 comment(s)
Add comments  
    @ 3/22/2008 1:27 PM EST
  Nafeey nin ku doonay ku waa ! Nigeria !That is the end of Somalia as we know it today, Mogadishu in this case,when the Nigerians arrive.This is the number One corrupt country in the world..Look at the Hayadda International Transparancy in Germany. This is a Petrolium, member of OPEC country($100.00+ per barrel/fuusto) Wadaanta la jiidaana xaab kama qaado.Yet the Nigerians sweep the streets of London as Bin men where I live.Nigerians are also notorious for the 419 letters/emails in which they ask for your account number and in return they would give you half of the money they are going put in acconut..hadal iyo dhamaan dhulay jiideen Qaaradaas  
    wadaad yare @ 3/21/2008 12:36 PM EST
 Somaliunity123

Adigu iska caytan maadaama aadan talo kale heyn. wad oo haka daalin. anagu kula tirsan maynoo ma rabno inaan heerkaagoo kale usoo degno. Jagadaas adigey kuu xirantahay ee ka faa,iideyso.
    wadaad yare @ 3/20/2008 5:58 PM EST
 Hada waxaa lagu dadaalayaa sida muuqata sidii Itoobiya baxarka ay ku jirto looga badbaadin lahaa. La socda Itoobiya way ku dheertahay quluubta Masiixiyiinta aduunka. Wadamada kale ee afrikaankaa masiixiyada gadaal ka gaar ayey ku yihiin, laakiin Itoobiya waa dal ka ag dhow biblical inuu noqdo haduusanba aheyn, sida Israel oo kale. Tan kalena sida Israel ayey qalbiga Islaamka ku dhex jirtaa. Waxaa hadana jirta in muslimiintu ku badanyihiin dalkaas oo hadii conflictigu sii socdo lafaheeda loo baqayo. Dadkaan qalbiga Itoobiyaanka ka noqdey oo Itoobiyaankaba ka itoobiyaansan warkoodu wax kasoo qaad ma lehe, waad la socotaan iyadoo dagaalkii qaboobaa socdo, itoobiyana Rushia raacdey in xataa Jemy Carter si cad u diidey ciidamadii soomaalida oo galey Ogaden oo xataa Somalidii loo diidey hub ay ku dagaalaan. Markii ugu horeysana Mareykanku ogolaadey iney Kuba iyo Rushia sidey doonaan ka yeelaan ciidankii Soomaaliyeed. Waa taariikh qoran oon laga been sheegi karin. Gurmadii bortaqiiska uu usoo gurmadey iyo dilkii Imaam Axmed Gureyna waad la socotaan. Mareykanku wuxuu doonayaa siduu Israel u badbaadiyo markey baxar gasho inuu Itoobiyana baxarkaan ka saaro. Si kastaba ha ahaatee hadii Itoobiya baxdo Neyjeria wal wal naguma heyso biyana u kaban mayno inshaa Allaah. Hore ayaan u tijaabiney wax ka fuleysan ma leh. Koley C/Laahi yuusuf hadey Itoobiya baxdo asagaanba cid aan hoosteeda aheyn isku aamini doonin.
    AbdiWahab @ 3/20/2008 4:46 PM EST
 I hope that these Nigerians refuse to get involved with any side and remain neutral.
Otherwise, they will become part of the war.
    Peace_Lover @ 3/20/2008 3:17 PM EST
 No No! Nigeriani fanno schiffo Dio buono No! I dont like them! Kii tiisa daryelo ayaa midkale wax taro ayaan maqli jirey marka nigerian oo ayaga dhan corruption kidnapping and ki*lli*ng goes there and not to mention all those other problems including H-I-V etc. waa dad xayawaan ah iyago petrol haysta hadana dadkooda baahi iyo cuduro ula baqtinayo. this is our fault Somali pple! AQAS  
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 3:12 PM EST
 I told you before, keep your filthy mouth out of gods name.
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 3:10 PM EST
 I feel more closer to my African Brothers than mooryaan thug who wants keep our country a hostage. Nacala tulaah mooryaan towel heads and their boot lickers.
    Aaisha1 @ 3/20/2008 2:30 PM EST
 KKKKKKKKKKKKK What they can do to us,your brothers, we will see in the battle
    Aaisha1 @ 3/20/2008 2:26 PM EST
 Ur brothers are going hill and you will be wuth them if you dont
make toba to Allah
    Aaisha1 @ 3/20/2008 2:23 PM EST
 Yaaaaaa Allah kufar baa walaal ku ah waa dhimatay you will hell with them
    Arraweelo10 @ 3/20/2008 2:16 PM EST
 Good news, welcome brothers.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.