8 comment(s)
Add comments  
    mmuse @ 1/20/2007 1:32 AM EST
 Mr amiin...waad ku mahadsantay qoralkada waloo ay jiran
qaladaad badan oo ka dhan ah maxkamadaha, waxaa sharaf
u ah maxkamadaha in mucaradkoda u qirayo wanaga ay u so
hoyeen diintoda dalkooda iyo dadkoodaba,
waxaan hubaa kuwa isku tilmamaya dowlada Hadii mid mid lo so qaato
tariiqdowa ay dalkooda dadkooda dib u dhac xasuq iyo sharaf daraba u
so rideen oo aadan ka heli doonin hal wanag ay sameeyeyn

Mr Amiin waxaan ka codsanena inaad iyagana aad so bandhigtid waxe ay dadka
u qabteen Mahadsanid
    zio-tom @ 1/19/2007 12:57 PM EST
 Walaal Amiir, afkaaga caano lagu qabay. Waxaad si daacad ah aad u sheegtay waxyaalihii fashiliyay Maxkamadaha. Dadkeena runta ma jecla, waxay rabaan in ay been isku maweeliyaan.

Mahadsanid
    Yousef2 @ 1/19/2007 3:24 AM EST
 Aniga ra'yigayga maqaalkan in badan buu run ka sheegay, waxaana ugu weyn in la ogsoonyahay oo la qirayo wanaagga ay Maxckamaduhu ka qabteen Xamar. Waxaan qabaa haddii ay dadka la tashan lahayeen tan ku dhacday kuma dhacdeen. Waxaan tusaale ahaan u soo qaadanayaa Madaxweynaha Nigeria Obansajo. Waa hore ayuu dalka inqilaab ku qabsaday, markaasu inta doorashooyin sameeyey isaga degey; taasi waxay u soo jiidey jecayl iyo xurmo iyo abaal ay dadku u qaadaan, oo u sahashay in markii dambe si demuqraadi ah isla isagii loo soo doorto. Waxaan aamin sanahay haddii maxmaduhu ay dawladda soo dhoweyn lahaayeen inay abaal weyn shacabka uga helilahaayeen oo ay suurowdo in Sh. Aweys ama Sh. Sharif si dimoqraadi ah loo soo doorto berri marka doorashooyin dhacaan. I am very sad about the mistake they did. Can it be that they were not in their heart honest and therefore they had gone astray from the right path by will of Allah. As an answer to the first comment [aaraan] where he is asking to compare the 2 top leaders, it only shows how biased the person is, because he/she already told us his own judgment.
    jeyte1 @ 1/19/2007 2:21 AM EST
 mr amiir waad ku mahadsan tahay sidaad noogu soo
bandhigtay wanagii iyo khaldkii ay sameeyeen
maxkamadah.
    jeyte1 @ 1/19/2007 2:09 AM EST
 salaan ka dib,mr amiir waaad ku mahadsan tahay qaladka
iyo wanaaga ay sameeyeen maxkamadaha.waxaan jaclaan lahaa
inaad noo soo bandhigtid waxqabadka mr cabdulaahi yusuf iyo
mr geedi si aan isu bar bardhigno cida soomali uroon.
hadii aad taas sameysid in badan oo oo naga mid ah oo raadiya
waraka dhulkeena hooyo inaad ka heli doontid qadarin.
keep up the good work.
mataan.

    momo519 @ 1/19/2007 1:00 AM EST
 Thank you Amir for your well balanced essay. You are truly fair and neutral. If only most Somalis would examine critical situations like you did, our lives would've been alot better. Qofka cooment-ka koowaad is kaleh qabiil baa lafaha ka galay. Qof qof kale qabiiliiste ku ceynaya iyadoo aan wax qabiil laga hadlin, waa jaahil qabiil lafaha ka galay. Qfkaan labaadna waxaan ka odhan lahaa iska ilaali qaladka aad ku dhacaysid. Qofkii maxakamaha dacaayadeeyo, macnaheedu maaha inay Col. Yusuf if Galti Ghedi jecel yihiin. Just because you critizise the courts doesn't mean you support Col Yusuf and Gedi.
Ilaahay ha idin cafiyo.
    cadeeycadow @ 1/18/2007 11:49 PM EST
 We ordained therein for them: "Life for life, eye for eye, nose or nose, ear for ear, tooth for tooth, and wounds equal for equal." But if any one remits the retaliation by way of charity, it is an act of atonement for himself. And if any fail to judge by (the light of) what Allah hath revealed, they are (No better than) wrong-doers. (Qur'aan 5:45)

Do they then seek after a judgment of (the days of) ignorance? But who, for a people whose faith is assured, can give better judgment than Allah.
(Qur'aan 5:50)

Walaalkiis maxamed Amiir waxaan sugeynaa Abdullahi yusuf iyo Gedi waxey kuu qabtaan

    aaraan @ 1/18/2007 10:05 PM EST
 Qalad waa wax ka dhici kara aadanaha, marka laga reebo Anbiyadii eebbe soo diray. waxaan in badan ku qilaafsanahay qoraaga sida uu u buunbuuniyey qaladaad aan qaarkood jirin oo uu dusha u saaray maamulkii maxkamadaha, sabab kasta ha ku kaliftee. Waxaan la yiri marqaati waxaa u fiican ka cadawgaagu kuugu marqaati kaco, markaa waxaa oran karaa xataa kuwii cadawga u ahaa ayaa hadda qiraya inaaney soomaali soo marin nidaam ka wanaagsan, ayna adag tahay in la'aantood ay wax hagaagaan.
Waxaan oran lahaa dadka wax qora ha ogaadaan in hadalku ama qoraalku uu ammmaano yahay, sida aan ka arko qoraalkaan Mr.Amiir waxaan oran karaa waa mid dhinac u xaglinaya oo aanan caddaalad ku basegareysneen. Maxkamaduhu waxay soo baxeen xilli loo baahnaa, waxayna dalka gaarsiiyeen meel cid kasta ay haweysato inay gurigeedii ku laabato, gaar ahaaan dadkii guryahooda xooga lagu daganaa muddo dheer, waxaase jilaafeeyey nifaaq ku jiray dad badan oo loo tirinayey wanaag markii hore, laakiin dano gaar ah watay, iyo cudurka sunta ah (QABYAALAD) oo ay soomali badankeed u dabar go'i doonto haddayna ka waantoobin...waxaa dad badan laga hayaa maxkamaduhu waa qabiil shaar diin huwaday..cajiib, kuwaasi iyo kuwa ku fikirka ah ayaa dibindaabyo u dhigay maxkamadaha. Waxaan oran lahaa Mr.amiin isku miisaan saar TFG iyo maxkamadaha, gaar ahaan madaxdooda sare sida sheekh shariif iyo Sh.Caddoow, iyo Abdulahi yuusuf iyo Geeddi, kee baad ku aamini lahayd Hawlaha ummaadaan baahan. Maxaad u fiiri wayday qaladaadka ay galeen ragaani, mise hal dhinac baa kuu muuqda.
Miisaanka Labadaan dhinac Waxaan u daynayaa taariikhda ayadaa kala saari doontee...waxaanse ugu danbeyntee oran lahaa Mr.Amiir iyo ragga lamid ahba ilaahay ha idin ka caafiyo, cudurka dilaaga ah ee idin asiibay.
aaran

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.