12 comment(s)
Add comments  
    ahassan5 @ 1/8/2009 2:44 AM EST
 whoever wrote this article needs to go to school and learn english.

    Calan_wade @ 1/7/2009 8:15 PM EST
 Salaam kadib;
Akhristayaasha waxaan rabaa inaan dhawr arrimood oo laga yaabo qaar ka mid ah in aanay mawduucaan ka mid ahayn in caawa la wadaago;

Kow; Markii arrintu soo gaarto maamul, xukun iyo waxyaabaha la xiriira Allah Ayadda 58, ee suratul Nisaa waxaa uu kaga hadlay kuwa ay noqonayaan iyo sida ay u dhaqmayaan kuwa masuuliyaddan gaya ee ay tahay in loo igmado. Isla suuraddaas aayaddeeda xigta (59) Allah waxaa la hadlayaa kuwa la maamulayo ama shacabka amaba askarta. Halkaas waxaad ka garan kartaa dadkoo dhan kulligood inaysan u suubanayn inay taliyaan, sidoo kale waxaa lagama maar-maan ah in kuwo loo taliyo. Haddaba waxaan suuragal ahayn in qof walba oo heli kara computer inuu dhoho anigu saan ayaan arkaa caqli kalana ima maro. Waxaad kaloo ogaataan sida dadku u kala wajiyo duwan yahay oo loo kala garto oo kale inay u kala duwan tahay sida ay u fakaraan ama wax u arkaan. Sidaas awgeed waxaa lagama maarmaan ah inuu jiro xeer dhexe oo dadkoo dhan qabta, la isgana garaabo.

Laba; Dadka u haysta Beesha Caalamka (International Community) wax jira inay ka tahay xataa carrada gaalada waxaan rabaa inaan soxo, waxaanan leeyahay arrintaan waad ku kadsoonteen. Tusaale ahaan haba taag yaraato ama ha ka shaqayso danaha Maraykanka, UN, waa wax jira. Marka akhristoow ogoow waxaa loo yaqaan xiriirrada caalamiga (Inrenational Relations) lagama helo wax beel caalami ah la dhoho. Waxaa jira wax la yiraahdo States, states-kuna waxaa ay leeyihiin dano (interests). Sidoo kale ogaada xiriirrada caalamiga wuxuu u kala baxa laba madhab oo lakala dhoho B) Realist T)Liberalist (idealist). Bal amarka ilaahay labadaan madhab midna beel caalam ah ma citiraafsana. Haddaba ogaada waxaa jira oo xaqiiq ah RABBIGA CAALAMKA oo aad u gafteen markaad ku waalateen beeeeesha caalamka.

Intaa kadib Su’aal;
1. Somalia in gaalada la raaco oo loo dhinto jidkooda ama lagu noolaado iyo
2. in Abuu Mansuur ragga leh (Muqaawamada magacay doontaba ha lahaate, Abuu Mansuur tusaale ayaan u soo qaatay) saf lala noqdo oo jidkaas lagu dhinto ama lagu noolaado wax u dhexeeya miyaad garanaysaan?

Waxaa la yiri nin xoogaa aan nin hore ahayn, xoolayarowna ah ayaa dhalay ciyaal badan oo wiilal iyo gabdho isugu jira. Wiilashiiisiibaa koray gabdhihiisii baa la guursaday oo xoolo laga siiyay. Markaasaa malin maalmaha kamid ah niman markaas odayaal ahaa isu yeer-yeerteen si arrin looga tashado. Nimankii buu raacay. Markaasaa qaar raggii ka mid ah dheheen “hebeloow naga har”. Markaasuu yiri “Wallaahi baanan harayn, waayo geelaystay ee garta halla igu daro”. Qaar badan oo idinka mid ah mindhaa inta ay wax cantoobsadeen bay leeyihiin “HALLA I DHAGAYSTO”.

ALLAH baan idinku dhaarshee, bal dhagaysta sheekha ABUU ZUBAIR (waxaad ka heli kartaa http://www.waagacusub.com, markaasaa kuwo Xariif Shariif oo hadda Tigreega u ah aroos, kuna jira meeshii ina YEEY laga furay la soo ordayaan.

Sayyid Mohamed Cabdulle Xassan (Hafidahu ALLAHU)ayaa yiri;

DADOOW MAQAL DABUUBTAAN KU IRI AMA DAN HA U YEELAN.
AMA DHAHA DAROORRIBA JIRYAYE DOXORKU YEELKII
NIN RAGAY DARDAARAN U TEHEE DOQON HA MOOGAADAA.

ALLAH ammaankiisa ha sugo kii hanuunka yeela

Maiam
    Lamadage @ 1/7/2009 7:49 PM EST
 MO5

I'm thinking a new name for these goons.....but let the forum come up a new name since everyone is reading same page. May Araweelo leads this magac bixin.....lol
    MO5 @ 1/7/2009 7:20 PM EST
 What are the Ethiopians doing in Diinsoor? Didnt they withdrew their troops from Somalia?

New Generation Amhara Lovers bobed-up. Lamadage should find a new name for the new Amhara Supporters.
    Caraweelos @ 1/7/2009 5:01 PM EST
 Shanta
Running though towns and the bushes is not total grip. My favourite word is lashabab oo soo galay tuulo, oo maantana dib uga baxay. Waxaan hubaa haddii dumarka tuuloyinkaas ay la dagaalan inay nimnakaan firxadka ay ka saari karaan magaalada, waxa kaliya ay ku fiican yihiin waa hoobiye tuur tuur.
    shanta @ 1/7/2009 4:52 PM EST
 And Al-Haram thought it would so easy to gain total domination, given the previous well armed and trained USC/SNA forces failed to muster that elusive power grip, Al-Haram believes otherwise.
    fiqicigaal @ 1/7/2009 4:14 PM EST
 Bro Lmaadage
You are right.
Of course, where freedom is taken away by force, it can only be restored by force. Ethiopia will eventually leave by force , but it will try to plant its poison seed in the minds of those who are driven by greed and clan ideology. That can be stopped by fighing its badly hurt and dismoraled troops from all sides of the freedom fighters with unity and understanding.
    wadajir #5 @ 1/7/2009 4:06 PM EST
 I agree with 100% Shokoloko that we need to unite against the Meles regime. The Tigre regime is known for notoriously dishonoring most of treaties and for violating the covenants it makes with other nations specialy Somalia.
    shokoloko123 @ 1/7/2009 3:05 PM EST
 Amxaar bixi mayo illa aad ka midowdaan dhammaantiin!
Hobey Somali hurudooy Cadaw ku helyee Hurudooy
waa tabtii uu gumeysigu ugu jeclaa sida aad hadda u
dhaqmeysaan ee doqon-nimada ah.
war hooy cadawga qurmuun dhan uga soo wada jeesta
idinku isu dambeeya hadhoow..

Nolow Waddaniyoow
    Caraweelos @ 1/7/2009 3:04 PM EST
 Lamadage

Rag tag militia of loose alshabab can't defeat even ehlu suna wal jamaca forget about Ethiopian and other Militia. Did you really bought the proboganda that is getting cooked by "HOL the alshabab symphatizers".
    Lamadage @ 1/7/2009 2:11 PM EST
 After all burhaha of Amhara withdrawal drum beat, today, they are fighting with a losing battle with Somali Islamist in Bay and rest of Southland, Somalia. The battle line was drawn clearly between J people and Abyssinian Christians with their Somali lap dogs. If you are Muslim -who cares about his deen, future, and this land- you have two choices no third: 1) Support Somali Islamist; 2) Stand by Abyssinian g**lo occupation. In any way, the J war will continue regardless. Insha Allah Somali Islamist will win in this long protracted war.

With that clarity, our souls survive with taqwa and with clear mission in life.


Khalli masiiratu dharbi lil axbaashi tastamiruu xataa tuxarrara bilaad alsoomaal
    wadajir #5 @ 1/7/2009 12:29 PM EST
 I said in my comments many times before that the Ethiopian regime will never live up to honor it's word that it will withdraw it's troops from Somalia. They current Ethiopian regime is known to dishonor the treaties that it makes with other nations. They only act out of fear but not out undertanding or respite for universal human values.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.