42 comment(s)
Add comments  
    wadajir #5 @ 3/2/2010 9:19 PM EST
 Saba,
   Haa walaaleey waa macquul aragtidaadu. Waana ku mahad santahay ra'yiyada aad soo qorto. Anigu xogaa dhanka cilmi siyaasadeedka aan kaa koroorsadaa kistaas yartaa.  
    nomadic1 @ 3/2/2010 4:20 PM EST
 Ar malt hagay talaa shaqaan joogee. Lol
Saaxiibkay baghdadbob oo aan u malaynayo inuu articaladan qaar ku leeyahay aa i imaagay. Diinowna nin ay isku magac yihiin uu arkay (Yabarow) markaasuu “aroy xaad leedahay” meesha la yimid.

Mid tii precious dhigaysay u eg ay eheed. Somali haday tahay wax dhan ay ahaan lahayd hadana.

Gooood night!!!!!!!!!
    saba @ 3/2/2010 2:54 PM EST
 Nomy,

Waan arkay inaad Case Malt ah ku bagtay other threads.

JEER aaaaaaaaaaaaaaa !!.

Ceeb caleek walaahi,cayda ka daa.
    saba @ 3/2/2010 2:51 PM EST
 Wadajir,

Sida aad u fakarayso ma xumo, laakiin waa markee?

Haddii dad isku dan ah,oo wada xaq doon ah ay meel
isugu tagaan, sidaad sheegteey arintu noqonee.

Laakiin haddii 'hidden agenda' uu jiro, markaa waa ka
duwan tahay qaddiyada sidaad u aragto.

Kenya arimo cullus baa ka socda, ninkan Odinga ah
waa ku fashilmay isaga iyo kooxdiisa inay drastic
measures wax uga beddelaan Kenyadii hore (dhinaceeda wanaagsan).

Ma aan jeclaysan sida dad badan oo Mulinka Kenya ah loogu qaldday
ninkan odinga ah.

Tan kale, haddii lagu yiraa siyaasi X,daroogaduu isticmaalaa,
jawaabta ma aha kaliya inaad tiraa.... Hadde ma isticmaalaa mise Maya??

Waa inaad gunta sheekada ka sal gaarta,iyo kan wax ka sheegaya siyaasi X.



    wadajir #5 @ 3/1/2010 4:16 PM EST
 Saba,
   Su'aasha aad dhanka kale iga weeydiisay, oo kuaadan inaay Kenya Somali lakala qoqobay kanaxeeyso iyo inkale; waa dhici kartaa inaay oohintu orgiga kaweeyn tahay. Anigu waxaan taaganahay horta Mr. Maalim falka eedaas keenay mafalay mise waa bar kuma taal. Dhanka kale waxay iila badantahay inaaysan dhowlada Kenya kala jeclayn kala daad sanaanta Somaliyeed. Aniga waxay ila tahay haday Somaliya nabdoowdo inaay Kenyana sii barwaaqoobi doonto.
    nomadic1 @ 3/1/2010 9:07 AM EST
 Saba, shalayto hadaan ogahay in la I maagay intaan case malt u soo qaataan hol iyo boobka banaanka marin lahaa laa blind date aan axadii aaday asagana waan ku soo qasaaray oo jeer baa iiga soo baxday meeshii aana ugu soo cararay.
    nomadic1 @ 3/1/2010 8:44 AM EST
 Saba lol

Walaalo waxa la qorayo iyo skill setka qofka qorayaba waxaa ka muhiimsan ujeedada iyo impact ama consequenceska uu ku reebayo dadka laga qoray ama loo qoray.

Aniga waan is ogahay inaan dhiiqo ahay xaga qoraalka laakiin kuwo iga daran aa halkaan wax ku soo qoro. Dad waxaadan waxba ka ogayn oo aysan horay kuugu sheegin kaala hadlayo sidii adoo og waxa niyadooda ku jiro.
    nomadic1 @ 3/1/2010 8:25 AM EST
 Waxba ma qori karo. Xataa af soomaali waa ka quustay!
    saba @ 3/1/2010 8:12 AM EST
 Adiga iyo KUCADIYE, laba maqaal qora.

HOL hadday diiddo ka joojiya commentska,
markaa golaha caytanka iyo stalking commentatorska
ha isu baddashee.

Anna waan idin garab taagnahay.

Hal maqaal oo uu MAXAMAD XASAN ku hadlay, oo macna
leh baan arkay sannadka oo dhan, kiina goobta wararkaa
la galiyaya, oo horuu usii qulqulay.

Maxaa jira yacni?



    saba @ 3/1/2010 8:07 AM EST
 Adiga iyo KUCADIYE, laba maqaal qora.

HOL hadday diiddo ka joojiya commentska,
markaa golaha caytanka iyo stalking commentatorska
ha isu baddashee.

Anna waan idin garab taagnahay.

Hal maqaal oo uu MAXAMAD XASAN ku hadlay, oo macna
leh baan arkay sannadka oo dhan, kiina goobta wararkaa
la galiyaya, oo horuu usii qulqulay.

Maxaa jira yacni?



    saba @ 3/1/2010 7:58 AM EST
 Nomy,

Bal adiga hadda Article qoree u gudbi,wallaahi.

I am not with you on your politics ,
but i think you can be one he'ck of a good writer.

Aniga HOl qoraal uma gudbin waligay, haddadaan aan
wax qoraayo, BUN baa i hor yaala oo aan kala shaandheeynayaa.

Marka adiga qor ee gudbi, kolay baryahaan jadeecadii
Sheekh Shariif ee ku haysay way kaa baxdee, that will
give you a chance to see things clearly.

Ma aha kaliya inaad qayliso, ka qayb qaado qoraalada.

    saba @ 3/1/2010 7:40 AM EST
 
Waa runtaa oo inaad LAMB tiraa bay ahayd intaad LAX
dhihi lahayd.

Sababta walaal dad baa Af Ingiriisiga aqoon mooda.

Ceebtoodaa soo baxaysa hadday af somali wax ku
qoraan.  Sababta Fikir dhanba ma hayaan, luqadaha
ajnabiga gadaashooday ku gabadaan.




    saba @ 3/1/2010 7:35 AM EST
 Nomy,

Magac kalaa qabiil Xawaadle lagu caayay, caayna ma aheene,
sika faajo faajo,lol.

Taasaana waa tireen,marka waxaan is lahaa ma taasay
isla socdeen.

Sida aad sheegtay, aniga MA ARKO wax lagugu eeday oo aad
hoos ku qortay, tan kaliya aan shakin karay taas qabiilkay
ahayd.

Waan kugu raacsanahay articles ST'U'PID ah o doqonimo
dhaaftay bay daabacaan, kana ku kali maaha ee waa ka caado
HOL agteeda.

Wiilka reer awoowe amaan ha la siiyo HOL.


    nomadic1 @ 3/1/2010 6:59 AM EST
 Sorry about the omissions. I missed or misplaced few words as I was typing too fast.
    nomadic1 @ 3/1/2010 6:08 AM EST
 HOL Walaahi yaab aa leedihiin.
There is absolutely no difference between the comment you deleted the one I addressed to FIQI which you didn’t delete. One is written in Somali and the other one was written in English. The content was the same. All I said was “LAMBS” should be writing articles just because they can write articles and HOL shouldn’t publish them for the sake of it. There has to be a purpose and even though I am NOT the one that purpose, as readers, we are entailed to our opinions and its our opinions that determine the quality and content of what HOL publishes.

Si kastaba ha ahaatee, heer HOL, heer awoowgeeyow, aad ayaad ugu mahadsantihiin for the two way talk. Baryahan waa la idin waayay. Hada ka dib WARDHEERNEWS baa idinka fiican waa inaa iraahdaa markaan idiin baahdo. You need to up the ante guys otherwise you run the risk of been left behind.

Of course, FULAY XANTIISA MA MOOGA, laakiin positive u qaata walaalayaal. Walaahi articlada aad daabacdaan waa dhiiqo. Luuqada lagu qorayna way liidataa ujeedada laga leeyahayna lama yaqaan.


Bagdady

Sxb don’t worry. Waan ogahay in artikalada aan  maalmahan dhulka ku jiido ragii iska lahaa halkan comments ka dhiibtaan. Village dictator aan idinku noqday soo ma aha? Sxb kor isu qaada. lol
    nomadic1 @ 3/1/2010 5:35 AM EST
 HOL

Are you cautioning me because of my behavioural attitude or you are just picking on me because I have been critical of your editorial standards of late.

I reread my comments and I don’t see anything inappropriate in it except the word LAX. Just wondering if “LAMB” would have been more appropriate for HOL commenting.

BTW, HOL, I am glad you responded to my negative responses to almost all of your articles of late. Wardheer dalwanaaag …….lala lala.

Thanks for your support guys.

Saba
I don’t know anything about the other usernames and comments your are referring to.  I haven’t even read such comments. I as told you before, I swear to lord that I don’t have now and never before another username. I am Nomadic1 and I accept it for what it is.
    Stickorcarrot @ 2/28/2010 9:56 PM EST
 Saba;

Hadee waxaan ula jeeday isagoo wax maagaya ayaa la qabtay
ee uma jeedin user kale ayuu isticmaalaa. I am very much sure
Nomadic1 has no other alias. I am almost certain he is unique
user and good one too.
    saba @ 2/28/2010 2:55 PM EST
 Hol admin,

Yaakhay soo sii daya Nomy haddaad ku haysataan labada magac.

Qabiil la xifaaleeyo wax dhib ah ma leh, wabyaalada waa qayb
ka mid ah nolosha somalida.

Tan kale Nomadic1 wuxuu mar hore inoo sheegay in ayeeydiis
XAWAADLE tahay.  Marka ayeeyo darteed ku xushmee Axmed Guuroow,
ninka Yicib iyo qoonuu soo cunee.

And we apoloogise on his behalf.

Hey Nomy.... Eccentrics are always HAPPY you know.

    saba @ 2/28/2010 2:46 PM EST
 Stick,

Aad iyo aad baad iiga qosalisay walaahi.

'He got caught red handed'!!!!!!!!!.

Ee sidaasaan fahmay anba.

Horta waa qalad in qabiil waxlaga sheego, laakiin
magacaas kalee qabiilka wax ka sheegay, muusan caaynin wabiil,
ee si yaroo sahlan buu ku jeesjeesay.

Hadde Somalidana waad iska taqaan, I'd'i'osyncracy bay
wax wayn ka dhigaan, wixii waynaana waa la sahashadaa.

Sidaa darteed baan HOL u waydiiyay inuu magac kale ku soo galay.

Labada magacna waa ISKU TEMPER hadaad si u eegto, BOTH DECENT and
MILD TEMPERED.

    saba @ 2/28/2010 2:34 PM EST
 DAD BAA WAXAY SOO QAATAAN HADALO uu George Bernard Shaw
ka yiri Nabi Maxamad SCW iyo sida uu ula dhacsanaa.

Waa yahee ma is waydiiyeen maxaa jira, oo gadaal ma u
raaceen sababteeda?

Waa maree horta, YAA WAAYE ninka raba in INTELLECT lagu
ixtiraamo, kaasoo aanan garran, aanan ixtiraamin SHAQSIYADDA
aan caadiga ahayn ee Nabi Maxamad SCW.

To be credible and accredited to some degree of rationality, waa inaad
horta ogashahay in Nabi Maxamad ahaa THE MOST SOLID CHARECTER WALKED ON EARTH.

Haddii uusan Bernard Shaw taasi ogalaan dee waxba Intellectual credibility ma laha
sow maaha?  Ileen isaga laga baryi maayee shaqsi noocuu ahaa Nabi Maxamdee.

Waa maxay sababta kale uu aad ugu amaanay Nabi Maxamad SCW?

Miyuu idinku jiraa qof garanaya?





    saba @ 2/28/2010 2:25 PM EST
 Qaldanaan meesha ah should be QALDANAAN. My Keyboard is not healthy.



    saba @ 2/28/2010 2:22 PM EST
 Waxay aniga iila muuqaty inuu Nomadic1 garanayo Ina Shaw
wuxuu yahaym laakiin Nomy waa FULAY, oo fikradihiisa si cad
uma cabirri karo. Waa siday ila tahay waanse ku waldanaan karaa.

Waadse ku walddan tahay Nomy, Bernard Shaw Irish ma aha, waxna
Irish uma galin.

Mr Shaw wuxuu ka dhashay 'dadka ilaahay doortay' oo ay tahay
in LO'da ay siday doonaan ka yeelaan, marna daajiyaan, markay
qalitaan u baahan tahayna Culling ku sameeyaan.

George Bernard Shaw, Bertnard Russel iyo Margaret Sanger, waxay
kuwa walaalahood ah ee ilaahay doortay kaga duwanaayeen,fikirkooda
daah ma saari jirrin oo si qayaxan bay u sheegi jireen.

Kuwa la midka ah iyaga hadalada CRYPTIC bay ka dhigaan oo si aan cid
kastaa fahmi karin bay u sheegaan.

George Bernard Shaw ma uusan qarsan sida ay tahay in dadka aysan xaq
siman nolosha u wada leeyihiin.

Shaq, Russel iyo Margaret sanger were major proponents of EUGENICS,
si CAD bayna u sheegeen taas.



    saba @ 2/28/2010 1:42 PM EST
 The only thing that is worth discussing in this article
is Mr. George Bernard Shaw, the much quoted, household name,
'satarist'.

Horta dadkan Ina Bernard Shaw hal beegga ka dhigtaa miyay yaqaanaan?

Mr.Shaw is one of the major 'intellectuals'mfor lack of better word,
of FABIAN SOCIALISTS.

Tol beelayee waa hadduu qoraagu ogaan lahaa Mr.Shaw wuxuu dadka sidiisoo
kale ah la damacsan yahay. Waxaan qoray LA DAMACSAN YAHAY,sida arin taagan,
sababtu waa arin taagan oo FABIAN SOCIALISM maysan dhiman, haddii wixii ay
doonayeen oo dhan u suuroobi wayeen ma aha micnaha inaysan kula damacsanaynm
ee waa uma suuroobin.

EXTERMINATION OF THE "SOCIALLY INCOMPATIBLE"

"The notion that persons should be safe from
extermination as long as they do not commit
willful murder, or levy war against the Crown,
or kidnap, or throw vitriol,
is not only to limit social responsibility unnecessarily,
and to privilege the large range of intolerable misconduct
that lies outside them, but to divert attention from the
essential justification for extermination, which is always
incorrigible social incompatibility and nothing else."

Source: George Bernard Shaw, "On the Rocks" (1933), Preface.


    fiqicigaal @ 2/28/2010 12:56 PM EST
 One more thing. In certain comments,  mostly by those who write valid,  precise and  on the point,  make us recognize our own thoughts whether they are rejeced or accepted by those who bother to read.

Those are modest and humble but intelligent commentators who come to us with a certain alienated majesty,  their comments are education to us and they teach us to abide by our spontaneous impression with good humored inflexibility then most when the whole cry of centrabaqash is on the other side.  

I admire the one who qouted, " I am a little bit older,  a little bit rounder but still none the wiser."
    baadiyow @ 2/28/2010 12:20 PM EST
 
Saaxiib Nomad waan ka xumahay inay kugu dhacdo ul dad kale loo waday. You were bit harsh to the author but not insulting by any means.

HOL, it is good move though not sustainable.
    fiqicigaal @ 2/28/2010 12:14 PM EST
 Waa waajib muqadas ah in la aamusiyo habar waalan oo nin Japaanis ah ayan guursaday xigmad ka dhigeysa.

Hol, way ogtahay dadka wax qiima leh oo aan dadka jaahwarerin qora iyo maan laawad nacnac iyo hadal isdhaafsan dadka ku jaah wareerisa.

It is not in my nature to clap or to follow blindly to those who lack decency and those who practice against our religion and against our culture and then turn around and talk about good maners and bad maners.

Who is here to judge who writes what and when?
    saba @ 2/28/2010 11:55 AM EST
 Stick,

It is as you said, it seems Pr'ofa'nity is accepted on HOL,
and harsh criticism is not allowed.

Equally allowed is mad man expressing his personal grudges
against people he never met.

I agree with Ali gaagaale, Waxaa jira wax ay tahay in Afsomali
lagu woro iyo waxyaalo kale.

Waa runee ninkani yuu la hadlayaa?

Ma soomaaliduu wax u sheegyaa mise?

Teeda kale, i agree with Nomadic1, writer did not
address issue of morality in an extensive way.

Dhacdadan waxaa dhaantay inuu gabadha inta gooni u baxsado
iyada waaniyo.

I do disagree with Nomadic1, smoking h'a'sh can not be
equated morally with theft, in any sense, religiously or otherwise.

Ma aqriyo maqaaladan qaabka darran, ee waxaa igu kalifay HOL iyo siday
ugu malaysay in Nomadic1 yahay qof ay tahay in wax loo sheego.

HOl waxan kula talin lahaa inaysan macaamiisha wanaagsan ee wax qora iska dillin.

Mas'aladu ma aha tirada usernameska soo gala ee waa TAYADA dadka wax qora.

Meeshan waxaa fikir dhiibta waa afar ruux, uu Kucadaye hormuud u yahay.

    aligaagaale @ 2/28/2010 11:38 AM EST
 I think the writer thought it is responsible to speak about theft by members of Somali community, although I would write it in Somali, since the target audience are them.   Nomadic1 disagrees with the way the writer presented his argument, particularly the quoting of the British intellectual, among others; and it makes sense because his target audience cannot relate to him.  
    aligaagaale @ 2/28/2010 11:34 AM EST
 I think the purpose of this forum is exchanging views and ideas on articles published on HOL.  One can publish his views as an article and another can comment on it based on his views.
    fiqicigaal @ 2/28/2010 10:50 AM EST
 I am not saying that nomadic1 was right or wrong when he expressed his opinion the way he did but the fact of the matter is Hol will never come to the rescue of those who bite others and then cry wolf like the one down below. Of course, not Stick.
    fiqicigaal @ 2/28/2010 10:09 AM EST
 Here we go again! because the very person that had fallen out with almost every Cyber user in this forum is trying to claim high moral standards. Strange isn't it?

And yes, with or without the intervention of Hol,  if you ever cross my way with your little stup*d childish games, I will not hesitate to scoop dirt from the sewage and paint it on your hawkish face.

No. not you of all people, you can not claim high moral standard because you are the only evil on this forum, so stop playing innocent and stop fingure pointing others who show more decency and maturity than you can ever dream.


    Stickorcarrot @ 2/28/2010 3:43 AM EST
 Qoraagu wuxuu sheegayaa dhib Soomaalida ku dhex jira. Tuugonimadu
maaha tan kaliya ee aad lacag iyo alaab xaddo. Haddii Soomaali
loo fiirsado, tan qurbaha joogtaa xitaa tuugonimo kama marna.
Been iyo balaayo la soo dhoodhobay bay wax ku raadsadaan balse
Canab la xadday waa Petty sidaan u arko balse waxay ka
turjumaysaa arin hoos ka qariban. Dhaqan celin badan baan
u baahanahay.

Saaxiibkay wadan laysku cunaayo ayuu xal u raadinayaa markaa
arintan uma fadhiyin maanta. Sidaas ayuu ugu qar baxay
ninkan. ;-)
    Stickorcarrot @ 2/28/2010 3:34 AM EST
 
I know why Nomadic1 was made the sacrificial lamb!

It means if Nomadic1 was told to behave, then by default
the rest of us must watch our words. Either that

or it means profanity is accepted but criticism is not.

or Nomadic1 just choose wrong time to comment. I hope there
are no sacred cows here @ HOL.

Saba;

No, nomadic1 is a unique user. No dual, he just got unlucky and
got caught red handed!
    saba @ 2/28/2010 12:50 AM EST
 HOL admin,

Waad ku mahadsan tihiin inaad soo dhexgesheen mawduuca,
waad ka soo daahdeen runtii inaad wax ka tiraahdaan mawduuca
Caytanka.

Laakiin waxaa yaab leh, goorta aad doorateen inaad wax ka tiraahdaan
iyo qofka aad la doorateen inaad eedaysaan,kaasoo ah magac u yaalka NOMADIC1.

Runtii waxaad og tihiin wax aanan aniga ogeen, ee aan idin waydiiyee,,,,,,,

NOMADIC1, ma wuxuu sitaa magac u yaal kale (username) aanan ahayn magacan Nomadic1?

Haddii ay jawaabtu HAA tahay, GAR baad iga leedihiin, haddii kale walaalayaal, aad iyo aad
baad u qalddn tihiin.

Magac u yaalkan Nomadic1, waa qofka ugu macquulsan kuwan HOL wax ku qora, ugu EDEB badan,
kuna jira malaha 4 qof kaliya oo Fikir dhiibata, saa inta kale wax fikir ah meesha lama yimaadaane.

WAA MAXAY SABABTA NOMADIC1 loogu xushay in tusaale loogu soo qaato Caytanka iyo xumaata cayda?

Maxaadan la hadal marka ragga champioska ah ay HOL sumcdda CAY uga dilaan, cay waliba pr'o'f'anity aan
hore loo maqal.  Aaway hogaanka sare ee Cayda, G'a'c'al'iye+S'im'be+Badiyo+shanta+kan kalee hoos ku qoran?

Maxaadan u hadal HOL admin marka kuwaas webkiina u baddalaan golaha Fusuqa, ma xishoodayaasha aan Garaadka lahayn??

Waa cajiib runtii sababta NOMADIC1 lagu xushay, aad iyo aad bay cajiib u tahay!!!!!!!!!!!!!!!.

    baghdad bob @ 2/27/2010 9:32 PM EST
 nomaidc

you are contradicting yourself, why would he dicuss the social ills of holland? aren't we somalis? why should we care about what happens in holland while the moral decay in somalia is worse than that of any country in the world. or to you smoking weed is more of a moral decay than gang raping inocent somlai girls? our lack of morality can't even be compared to that of holland and thailand combined and hence the reason why some 20 000 sought refuge in that country.
    baghdad bob @ 2/27/2010 9:25 PM EST
 nomaidc

I think you are on the opposite side of the spectrum by blindly attacking someone who raised a legitimate point. you should desist from muzzling others in their bid to express. in this regard you sound more of a village dictator than someone with a legitimate constructive criticism.
    admin @ 2/27/2010 6:05 PM EST
Qofka wata magaca: nomadic1
Waxaan si xushmad kaaga codsaneynaa inaad aflagaadada
ka dhaafto dadka halkaa fikirkooda ku soo qorayo.

Aragtidaada dhiibo adiga oo aanan caytamin.

Maamulka HOL
    nomadic1 @ 2/27/2010 4:44 PM EST
 Fiqi lol

Wax baan qori karaa wax looma qoro ee waxaa la eegaa muhiimada uu u leeyahay bulshada aad wax ka qorayso iyo saamaynta uu ku samaynayo. Sidoo kale, wax walba la iskama daabaco. HOL iyo dadka wax qoro waxaan oran lahaa walaalayaal iska ilaaliya inaad sumcada iyo muuqaalka bulshadiina dhaawac u gaysataan.
    fiqicigaal @ 2/27/2010 2:19 PM EST
 nomadic1 lol

Have mercy on the dude,  the spirit of his fo*lish article will haunt him for a long time.

    nomadic1 @ 2/27/2010 10:16 AM EST
 When you wrote “I feel guilty inside, as many social researchers do, if my keyboard/pen ignores to shed the light on the destruct1ve human behaviour in the society I live with.”  - I honestly thought you are going to write about the immora1ity, not to mention the obscen1ty* of its licensed prost1tut1on and the b1ight of the smuggled East European women in the red district of Amsterdam, the society you live in. I thought you were going write about Holland’s so called relaxed (liberal) attitude towards Cannab1s (free to smoke in cafes), drug* m1suse, homo***** and their increasing revu1sion and ***abhorrence towards our religion and people. For a moment, with eagerness and anticipation, I thought you were going to say – hey, fellow countrymen and women, this is not the place for us – let us vote with our feet.
    nomadic1 @ 2/27/2010 10:10 AM EST
 
Yusuf

Your work would have borne more relevance and probably would have weighed in more if your quotations were based on the teachings of our religion and culture as well as the views of our scholars when writing about such “social-decay1ng factors” as “stea1ing, cheat1ng, d1shonesty, se1f1shness, showing no grat1tude, etc…” however, you instead went for an unrelated quote from an equally irrelevant 1rish playwright. This shows an apparent lack of respect and appreciation for the teachings of our religion the opulence of our culture. Very sad!!!
    fiqicigaal @ 2/26/2010 3:14 PM EST
 Yusufbile Abdiyow

Qoraa  fiican baad iila egtahay,  hase ahaate intaad naagta xaday rucubta canabka ah iyo bushkuletiga masaajidka lala tagay o waliba aadan cadeynkarin in la soo xaday nagu wareerineysid  maad wax dhaama waad kartaaye noga shekeysid walaalow.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.