8 comment(s)
Add comments  
    aboorey @ 8/4/2008 6:50 AM EST
 Hiiraan waa gobal meel muhiim ah Soomaaliya uga yaal, Soomaalidana dhamaan meel muhiim ah qalbigooda uga yaal.
Waa dhul barwaaqaa, marka aad xitaa taariiqda dib u raacdo aad arki karto in uu ahaa dhul Soomaali oo dhami ku soo hirato.
Markaa waxa aan lee yahay ilaah ha fududeeyo dhismaha jaamacadda, muslimiinta Soomaaliyeedna waxa dhibaatada iyo jahliga looga bixin karaa waa "Cilmi" ee lala baxo sadaqada jaariyada ah.

Barbaartaa Hiiraan waa boqorada ciyaaraha, waa bulsho caafimaad qabto, bartankiiyo .. waa laga badiyey waa been, waa hadal aan hadal aan la bisleyn, waa wabigoo bahal laga waayey, waa badoo biyo ka dhamaayay, waa qoraxdoo soo bixi weysay, waa bishoo bari ka hilaacday, waa Beledweyne baar kuma yaal!

Ps: Waxa aan ku boorinaayaa on maamulka dhismaha Jaamacada Hiiraan in ayna ka faadiideystaan dhismaha ku jaalo "Aboorey" oo ay isticmaalaan furitaan kuliyado kale, ileyn ukumahaaga dambiil laguma wada ritee!  
    nomadic1 @ 7/15/2008 9:35 AM EST
 Fantastic, well done!!!!!!!!!
    Gaadh'haye @ 7/14/2008 11:21 AM EST
 Well done!
    dirie2004 @ 7/14/2008 8:16 AM EST
 Grace and Glory to Allah. This is one good example of people's determination to move forward despite overwhelming difficulties.  
Waa wax lagu farxo, loona damaashaado. Waa wadada keliye ee looga bixi karo mugdiga ku habsaday shacabkeenna.  Ilaahow kheyr ka yeel

Sooomali  
    SABKAXAAJI @ 7/14/2008 12:44 AM EST
 Assalaamu calaykum
Cid dhan oo meel degtay mid dockayeer ahoo sidii dugaaggii u ciya lagama waayo, reer kastoo muslinnima sheegtana mid munaafaq ahoo inuu dad luggooyo mooyee aam muraad kale lahayn lagama waayo.

Waxan hadalkeyga ugu dan leeyahay midka magaca naga dhaamay oo MAXAAS sheegtay.

Macallinka haddaadan kheyrka adigu waxba ku darsanayn ciddii kale ee jeebkeeda danta dadkeeda u huraysa ha hor istaagin, dadkana ha lug gooyn in aan alle adduun kugu lug gooyn Aakhirana laammi karaya lebbis kaaga dhigin.

Hadalka intaadan dhihin ka fiirso, warbixinta qoraalkaan ku lifaaqanna akhriso.

Dabcan waxaad leedhaya in aad dembigaaga kasoo laabato Allena cafis weydiisato, laakiin ogoow qoraalkaaga dartiis qof wax bixin lahaa hadduu la noqdo, in aynaan Adduun iyo aakhiraba ku cafinayn, maxaa yeelay horumarkii ummadda iyo kheyrkii nin hor istaagay baad tahay inuu wax baxsado iska daaye.

Alloow inta dadaalka wadda garabkooda istaag, adduunkana barwaaqo ugu beddel Aakhirana Janno bilic san.

Aaaaaaaaammmmmiiiiiinnnnnn
    Haldaa @ 7/13/2008 11:14 PM EST
 Despite all the war conflicts and country torn apart people of Hiiraan showed courage and hope in establishing this education institute. Education is power and the only way to overcome ignorance.

Way to go Hiiraan!

Sister from occupied Ogaden.
    mucaawiye @ 7/13/2008 10:36 PM EST
 
I'm amazed with the spirit and aspiration that Hiiraan people domenstrate in the midle worst crisis that our country is going through. Starting from Today we should stand for helping this noble act. Uniserity of Hiiraan would offer hope, education and better for Hiiran and suroudning regions. They said the best revenge is enhacement of your quality furhering your education
    fuushane @ 7/13/2008 1:30 PM EST
 ilaah qeyr ha indiinka dhigo waaba dadaasheenee

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.