20 comment(s)
Add comments  
    marwaluul @ 3/20/2008 11:12 PM EST
 marwaluula
waxaan ka xumahay geerida naxdinta ee wiilkeena soomaaliyeed
waxaan ilaahay uga baryayaa janadii fardowsa walidiintiisane samair iyo iimaan ilaahay ka siiyo
kuwii dilayna insha alaah sharciga la horkeeno,
    Asad M @ 3/20/2008 2:17 PM EST
 http://www.youtube.com/watch?v=Nqxna90gt8g

How Tragic. My fellow brothers and sister Please Help this Family
cover all expenses possible! We as Somali people need to unite.
    axyaa @ 3/20/2008 1:32 AM EST
 inaa  lillaahi wa ina ilaah  raajucuuu  walal  cantar  jeenyo  ilaah samar iyo imaan hakaa siiyo wiilkaaga  isga waxan ilaah uga baryaya unuu jantu fardawso geeyo walal  caratan ilaah ha ku ssiyo badalkiisa amiin amiin  amiiiiin  waa axyaaaaaaaa
    halganka @ 3/20/2008 12:43 AM EST
 soomaalida waa in laga badalo dhaqanka xun ee ay guska ula soo baxaan
marka soomaali kale sheekada noqoto, balse shisheeyaha u dhambacaadsada.

lama hayo soomaali la sheegay inay dileen nin madow (addoon ah) ama itoobiyaanba
ee waxaa la hayaa soomaali diley soomaali kale.

dhaqanka carabta laga bartay weeye waxa adduun iyo aakhiro naloo cadaabayo
ee haddii aad dooneysaan inaad sharaf ku noolaataan kuna dhimataan, iska
dhaafa geesinimada idinku soo degta marka aad soomaali kale aragtid.

waa dabeecaddaha dumarka lagu yaqaan ee horey ha looga gudbo.


    nargale @ 3/19/2008 4:01 PM EST
 iam not saying anything,last time i said something and the whole village was after me,some wanted to skin me alife,while somali-mom wanted to soup out of my borns.
    abdirisaqnuunow @ 3/19/2008 12:36 PM EST
 inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun..
Cantaroow ilaahay ha u naxariisto wiilkaaga
waxaana ilaahay u waydiinayanaa inuu ka waraabiyo
janatul fardowsa samir iyo iimaana ka siiyo
dhamaan asxaabtii uu ka geeryooday Amiin
Amiin
    wwarsame @ 3/18/2008 10:56 PM EST
 Inaa Lillah wa inaa ileyhi raajicuun.

I was saddened when I heard that a Somali boy was gunned down in front of his house, but the worst came when I heard the CP24 reporter saying “The police think that the victim was a gang member” Why isn’t there a strong united Somali community that can challenge Toronto police and ask “Why didn’t Toronto police take any step if they knew that Abdikarim was a gang member? If they can’t proof, then they have to apologise to Abdikarim’s family. They are saying that just to cover up their failure.

It’s sad that the police couldn’t protect Abdikarim and the same time putting forward some offensive allegations. I think this is unacceptable and all Somali community should stand up and require an answer.
    @ 3/18/2008 10:55 PM EST
 Inaa Lillah wa inaa ileyhi raajicuun.

I was saddened when I heard that a Somali boy was gunned down in front of his house, but the worst came when I heard the CP24 reporter saying “The police think that the victim was a gang member” Why isn’t there a strong united Somali community that can challenge Toronto police and ask “Why didn’t Toronto police take any step if they knew that Abdikarim was a gang member? If they can’t proof, then they have to apologise to Abdikarim’s family. They are saying that just to cover up their failure.

It’s sad that the police couldn’t protect Abdikarim and the same time putting forward some offensive allegations. I think this is unacceptable and all Somali community should stand up and require an answer.
    Abdulaziz @ 3/18/2008 9:58 PM EST
 Inaa Lillaahi Wa Inaa Illaahi Raajicuun.

War Cantar (Haddii aad akhriso halkan) Waa Cabdicaziz Daroogo (Reer DC). Waxaad ii taqaan Qaldaanka.
Saaxiib aad baan uga xumahay geerida wiilkaaga ku timi. Saaxiib samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo, isagana janada Allaha ka waraabsho.
Aad baan uga xumahay geerida wiilkaaga inaan HOL ka akhristo oo isgaarsiintu naga xumaato.
Ma dhihi karo waan la socdaa dareenkaaga, waayo, waalid caruurtiisa duugo Illaah uun baa og dareenkooda.
Cantar saaxiib u ducee wiilka anagana sidoo kale.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Illaahi Raajicuun.
    Erigavo @ 3/18/2008 9:30 PM EST
 Ilaah ha u naxariisto. Cantar Jeenyo, samir Ilaah hakaa siiyo.
    Camel Girl @ 3/18/2008 5:18 PM EST
 Ahmed Abdikarim, a cab driver, last saw his 18-year-old son, Sad is for all he is gone but my? To family why and why it is. And how does the father say or do we just bury a close mouth and watch a life just in hole buy but?
    fiqicigaal @ 3/18/2008 2:43 PM EST
 It is every parents night mare to bury one of their own children and only god knows what they going through and my heart as a father goes for them . And i hope and pray they catch the killer/s and bring him/them to justice so Antar and family can have a closure of this tragedy
    abdiqadan @ 3/18/2008 2:35 PM EST
 Walaallayaal

Tacsi ayaan u dirayaa reerka inanku ka dhintay oo waxaan leeyahay samir iyo iimaan ilaahay ha i naga siiyo wiilka inaga dhintay. Ilaahayna ha u naxariisto.
Waxa aan se doonayaa ina aan idiin sheego in maalin walba wiil Soomaliyeed ku dhimanayo meel cidlo ah. Wiiggii ina dhaafay waxa lagu dilay inan Soomaaali ha magaalda la yidhaahdo Liverpool ee waqooyiga Ingiriiska. Haddii aynaan wax qabanna qaar kale oo badan ayaan dhiman doona. Su'aashu marka waxay tahay maxa aynnu yeelaynaa?
    mohamej @ 3/18/2008 2:26 PM EST
 Inaa Lilaahi Wa innaa Ilayhi raajicuun!
Akhil xabiib Cantar ilaahey ha u naxariisto Abdikariim adigana ilaahey samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo. Aamiin. INNA LILAAHI MAA AKHADA WAMAA ACDAA WALIKULLI SHAYIN CINDAHU BI AJALIN MUSAMMA. Waxaan ilaahey ka baryaayaa inaan gadaashiisa ilaahey na fidneyn, geeridaan fujada ahna aan ku cibro qaadano oo qof walba oo annaga naga mid ah is waydiiyo MAXAAD U DIYAARSATAY XAQIIQADAAN AAN WADA SUGAYNO(GEERI) nin walbana si ugu imaaneysa. Waxaan walaalkeey Cantar iyo xaaskiisa iyo dhammaan ehelada Abdikariin inay sabraan, kana dhaxlaan geeridaan naxdinta badan Alla u dhawaasho iyo taqwa badan. Alaahuma Aamiin.
Waa walaalkaa Mahdi Isaaq Muhammad.
    awale81 @ 3/18/2008 2:14 PM EST
 Antar Ale ha kaa samirsiiyo wiilkiisa/wiikaaga.
Kuwa dilayna waxaan rajaynayaa in la soo qaban doono
    Arraweelo10 @ 3/18/2008 1:44 PM EST
 HOL Admin.

Waxaan idinka codsanayaa inaad u sameysan walaalkeen Cantar Jeenyo iyo reerkiisa bog Tacsi oo allaha u naxariiste wiilkiisa ku magacaaban.
    galhareere @ 3/18/2008 12:52 PM EST
 antar . ilaahey ha u naxariisto kariim adigana samir iyo iimaan
ilaahey ha kaa siiyo amiin amiin amiin
    jirdehaile @ 3/18/2008 12:47 PM EST
 Dhamman Magacyada hoos ku qoran, Waxay tacsi tiiranyo
leh u dirayaan Ahmed Abdikariim( ARTAN JENYO)Geeridii
ku timid Wiilkiisi Marxuum Abdikariim Ahmed, Waxaan
Ilaah ka baryeynaa inuu Jannadii Firdooysa ka
waraabiyo Eheladii iyo Qarabadii uu ka tagayna Samir
iyo Imaan kasiiyo. Ilahoow Aamin.

Magalada Ottawa:
Mohamed Ali Haile, Madina Ali Rage iyo Caruurtooda
Hawo Nuur Barre iyo carteeda
Zahra Abdulle Wardheere
Anab Mohamed Dhiblaawe
Nuur Ali Rage iyo Xaskiisa
Abdulqaadir ( AMITO ) iyo Xaaskiisa
Issa Barre Haile iyo Xaskiisa
AMERICA:
Prof. Ahmed Ali Haile
Hussen Ali Haile

    Sahalsiidi @ 3/18/2008 12:39 PM EST
 Maskiin Cantar Jeenyo ilaahey ha ka sawaabiyo kuwa
dilay wiilkaaga, samiir iyo imaan laha ka siiyo.
Waxaan maqlay wiil soomaali ah
oo markhaati noqon laha oo og ninka madow ee wax
dilay waa la masaafuriay, oo Hargeysa aa la geeyey.
Maxaa naqa taqaan Soomaali hadii aan nahay, markhati
wan qarineynaa, qof wax dila waan masaafurineyna.
Xaqa waan ka leexlexana anakoo muslin isku sheegno.
    gaafoow geesi @ 3/18/2008 8:27 AM EST
 inaa lillaahi wa inaa ileeyhi raajicuun,
may Allaah give this boy jannah,may Allaah releif his relatives for the pain they are induring by beleifing he was gift and now he was taken by his full owner Allaah,
this is an other sad day for us as somalis,we daying every where in the world on daily bases,my heart goes for ahmed's family and i am sending this as a condolence,

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.