3 comment(s)
Add comments  
    wiliwiliq @ 1/20/2007 6:56 PM EST
 Waa gabay aad u wanaagsan wuxuuna ka turjumayaa sida guud ahaan Soomaali u dhibsanayso Gaalada qurunka leh iyo adeegayaashooda dhulkeenna dul joogta. Wax ku amaan geliyaana ma jiraan kuwaas hoostooda, maanta wax kasta oo in la dhowro u baahan ayaa naga dacayan. Wixii adoonka saalaxa uu allaah ka baryo wuu helaa ilaahay aqbalkiisana waan dhowreynaa goor dhow. Waxaan xusuustaa gabay awootigii Xasan Xaaji Maxamuud uu ku tiriyey Mareykanka 1993 oo allaah ka aqbalay oo xitaa lagu arkay arimo uu ku cawday ameerika dhexdeeda sida qaraxii weynaa ee Oklahoma iyo duufaantii Florida.  Omar C Nabadoon allaah wuu arkaa adiga iyo kan ku farxaya dhibka dadka islaamka ee soomaaliyeed waana xaqsoore.
    mohammed @ 1/20/2007 6:49 PM EST
 Qabrigi duun laakinse, ma waxay tahay inan iska
quusana oo fowdada sidii ay ahan jirtey sii noqota
mise rajoo ayay leyihin dadkan qabrigoda duumey?

    Yousef2 @ 1/20/2007 2:18 PM EST
 Ninkaani gabay buu tiriyey ee cantar ma tirin, laakiin habaarku ma fiicna; dambi aad adigu gashayna qof kale oo bani aadam ah laguma habaaro. Saa awgeed waxaan leeyahay Ilaahow habaar xaqdarro ah addoomadaada ha u aqbalin. Aamiin.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.