1 comment(s)
Add comments  
    Fiiqoow @ 6/11/2011 9:26 PM EST
 Ar waxaan been badanaa, rag soomaaliyeed oo masaakiina oo macawis xiran ayay lee yihiin waa alshaab. Ninka maskiinkaa ee macawista xiran waa nin aad u da yar, ninka ay sheegayaana waa nin aad u da'weyn. Maba is leh. Kenyaatiga xun waxay rabaan in ay indhaha caalamka ka jeediyaan Soomaalida mudaaharaadee,kuna mashquuliyaan ninkaas ayaan dilnay. Soomaalida ayaa la arkay in ay dameeri dhaan raacday tahay markaas ayaa habarkasta wax usheegee.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.