Marxuum Maxamed Warsame Rooti

Waxaa maanta oo Isniin ah bisha Oktoobar 5teeda ku geriyooday Magaalada Melbourne Allaha u naxariistee Maxamed Warsame Rooti.

Maxamed Warsame Rooti ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii Maxamed Siyad. Waxaan si weyn loogu xasuustaa mashruucii horumarinta Mooska Soomaaliya ee uu madaxda ka ahaa ee SOMALITA

Waxa uu ifka kaga tagay xaas iyo 14 caruur oo isugu jira kuwa uu dhalay iyo waxay sii dhaleen.

Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo annagana SAMIR iyo IIMAAN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuum Marxuum Maxamed Warsame Rooti

Marxuumad Cambara Caalin Cumar

Waxaa dhawaan ku geeriyooday magaalada London ee dalka Britain Hooyo Cambara Caalin Cumar. Waxaa geerideed la ogeysiinayaa dhammaan eheladeeda iyo qaraabadeeda meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii fardwosa ka waraabiyo, annagana samir iyo iimaan. AAMIIN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuumad Marxuumad Cambara Caalin Cumar