4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Deeq Waxbarasho (Scholarship)


Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayada oo kaashanaysa shirkadaha Shell iyo Exxon waxay soo bandhigaysaa labo fursadood oo deeq waxbarasho ah. Fursadahaan waxay u furan yihiin dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ama dibadiisa. Codsiyada waxaa si toos ah loogu gudbinayaa jaamacadaha Dundee iyo Aberdeen dalka Boqortooyada Ingriiska.

Deeqaha waxbarasho waxay kala yihiin:

1.       Sharciga Batroolka    (Petroleum Law)

Fadlan halkaan riiix si aad u hesho faahfaahin buuxda iyo habka aad u dalban karto:  http://www.dundee.ac.uk/cepmlp/postgraduatestudy/scholarships/#d.en.331951

Codsigaada soo gudbi ka hor 15 July 2016

2.     Injineeriyadda Batroolka  (Petroleum Engineering)

Fadlan halkaan riiix si aad u hesho faahfaahin buuxda iyo habka aad u dalban karto: https://www.abdn.ac.uk/funding/details.php?funding_id=351

Codsigaada soo gudbi ka hor 29 July 2016

Wixii faahfaahin ah kala xariir:

Ibrahim Hussein
Madaxa Xiriirka Dibadda ee Wasaaradda Batroolka & Macdanta
Email: [email protected]



 





Click here