4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
The Somalia - Somaliland Negotiations



The Somalia - Somaliland Negotiations

The recent talks between Somaliland and the Somali Federal Government in Turkey is an encouraging step toward reconciliation, political accommodation and a final settlement. But each side must resolve internal issues before the next round of talks in three months. Somaliland must discontinue harassing northern unionists and must end the conflict in the Sool, Sanaag and Awdal regions. The Somali Federal Government must make its negotiating delegation more inclusive by including northern unionists. The international community must back Turkey's efforts and incentivize national unity.
 
READ FULL BRIEFING HERE



Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalka Somaliland and Dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga billowday Turkiga waa tallaabo dhiirri galin leh oo loo qaaday xagga dibu heshiinta, wax qaybsiga iyo dhammeynta khilaafka. Balse labada dhinac waa inay marka hore xalliyaan arrimo dhexdooda ka jira. Somaliland waa inay joojisaa gooddinta ay ku hayso dadka midnimo-doonka ah ee waqooyiga kasoo jeeda, waana inay xal u heshaa colaadda ka aloosan Sool, Sanaag iyo Awdal. Dowladda Federaalka Soomaaliya-na waa inay wafdigeeda wada-xaajoodka ka dhigtaa mid loo dhan yahay oo ay ku jiraan xubno kasoo jeeda waqooyiga. Beesha caalamkuna waa inay taageertaa dadaalka Turkiga, isla markaana dhiirri galisaa midnimo qaran.
 
HALKAN KA AKHRISO QORAALKA OO DHAN

Source: HIPS



 





Click here