4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Dauus Company oo Maalgashi $10 Million Ku Sameynaya Geeska Africa

Dauus Company oo xaruunteyda tahay Minneapolis, Minnesota ee dalka Mareekanka kana mid ah shirkadaha ugu waa weyn ee Somalida leedahay ayaa waxey maalgashi dhan $10 Milyan oo Doolar ku sameyneysaa 12 dal oo ku yaala geeska Africa 18-ka bilood ee soo socda. 

Dauus waxey xaruun weyn ku leedahay magaalada Hargeysa. Hadana waxaa magaalada Muqdishu ka socda xaruun dhisme cusub oo loogu tala galey qeybinta alaabaha Dauus, xaruuntan oo noqon doonta tan ugu weyn dalka Somalia. 

Dauus Company ayaa qaban doona shirar taxana ah loogana war bixin doono maalgashigan cusub.

Wixii waraar dheerad ah ka daawo video-ga kore.

 


 





Click here