4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wargelin: Idaacadda VOA London, UK

Dhalinyarada ku nool London, UK waxaa lagu wargelinayaa in Idaacadda VOA ay maanta oo Arbaco ah, (8-da May) qabanayso kulan dood ah oo dhalinyarada loo sameynayo oo ku saabsan xaaladda dhalinyarada xilligan, caqabadaha horyaalla, hammigooda iyo kaalinta ay dalka ku leeyihiin.

Goobta: Hotel Dorchester
Saacadda: 4:30pm ilaa 6:30pm.
Hotel Dorchester
53 Park Lane, London, WK1 1QA
(+44) 0207 319 707



 





Click here