Hiiraan Online
Sunday, May 26, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Sabti, Sept 29, 2012
Waa sidee Xaaladda Dadkii ka Barakacay Fatahaadii ku dhuftay Baladweyne?
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Deegaannka Ceel-jaale ee duleedka magaalada Baladweyne waxaa gaaray dadkii ka barakacay fatahaadii maalintii shalay ku dhuftay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwasoo waqtigan ay soo food-saareen xaalado adag dhinaca nolasha ah.
Waxaa maanta booqday dadkan barakacayaasha ah mas'uuliyiinta ka tirsan maamulka gobollka Hiiraan oo sidoo kale wehliyaan saraakiisha ciidamada midowgga Africa ee AMISOM, iyaga oo ku soo wareegay deegaannada ay qoysaskan ku barakaceen.
Saraakiisha maamulka gobollka iyo kuwa AMISOM oo warbaahinta la hadllay ayaa sheegay in dadkan u baahan yihiin in lala soo gaaro gargaar deg deg ah, maadama aysan heysa wax quutaan, hoy ka dhigtaan ama xitaa ay gogol u isticmaalaan.
Dadkan oo qaarkood la hadllay warbaahinta waxaa ay iyaguna sheegeen in ay heystaan dhibaatooyin kala duwan, iyaga oo ka soo tagay dhamaan wixii ahaa oo ay isticmaali lahaayeen, waxaana ay dalbadaan in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo gargaar.
Dhinaca kale wararkii ugu danbeeyay ee xaalada fatahaada marka la eego waxaa hoos u dhac xoogan uu ku yimid biyihii ku socday xaafadaha magaalada Baladweyne, inkastoo wali ay jirto cabsi laga laga qabo in mar kale biyuhu ku dhuftaan magaalada madaama wali cirku u muuqdo mid daruureysan lana filan karo roobab ka da'a magaalada.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne, Soomaaliya
Post your comments
Qarammada Midoobay oo soo saartay go’aanno ku aaddan Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
9/29/2012 5:48 PM EST
Sabti, September 29, 2012(HOL): Fadhigii 21aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulankan ayaa si weyn waxaa looga hadlay xaaladda Xuquuqul Insaanka ee dalka Soomaaliya iyo xaaladda kala guurka ah ee uu dalka Soomaaliya soo maray.
Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo duqeeyay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo iyo Khasaare ka dhashay
9/29/2012 9:18 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Hal qof ayaa ku dhintay, saddex qof oo kalena way ku dhaawacmeen duqeyn ay diyaaradaha dalka Kenya u geysteen degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaasoo ay ka taliso Xarakada Al-shabaab.
JENERAAL DHEGO-BADAN: "Waxaan amar ku bixinay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya aysna gelin Kismaayo sababo jira awgood"
9/29/2012 8:40 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Abaanduulaha ciidamada milateriga Soomaaliya Jen. Cabdikariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya siiyeen amar ah inaysan gelin gudaha magaalada Kismaayo, sababo jira awgood.
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo Maanta laba Ruux siyaabo kala duwan ugu toogtay xaafado ka tirsan Magaalada Kismaayo
9/29/2012 8:01 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Kooxo baastoolado ku hubeysan ayaa laba qof oo shacab ah siyaabo kala duwan ugu toogtay duhurnimadii maanta xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo, iyadoo dilalkan ay ka dhigayaan dadka maanta oo keliya lagu dilay Kismaayo saddex qof oo shacab ah.
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Kal-fadhigoodii Maanta xilalkoodii uga qaaday Afar Xildhibaan oo Golaha ka tirsanaa
9/29/2012 7:52 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kal-fadhigoodii maanta afar xildhibaan xilalka uga xayuubin, kuwaasoo 20 kal-fadhi oo isku xiga aan kasoo xaadirin fadhiyada Golahaasi.
Bam lagu Weeraray Suuq ku yaalla Magaalada Baydhabo oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac
9/29/2012 7:50 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray kaddib markii bam-gacmeed lagu weeraray maanta suuqa qoryaha lagu qoro oo ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Bannaanbaxyo lagu Taageerayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug (SAWIRRO)
9/29/2012 6:29 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) - Dadweyne taageersan madaxweynaha dhawaan loo doortay Jamhuuriyada Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dibad baxyo ka sameeyay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.
Xarkada Al-shabaab oo sheegtay in Maamulkeedii ay kala baxday Kismaayo, Laakiin ciidamadeedu ay dagaalami doonaan
9/29/2012 3:45 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday maanta in xalay la xiray xafiisyadii maamulkoodu ku lahaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, balse ay ciidamadeedu diyaar u yihiin inay la dagaalamaan cid walba oo kasoo horjeedda ku dhaqanka shareecada Islaamka.
Qof shacab ah oo lagu dilay Kismaayo iyo bililiqo xooggan oo ka socota Xarumihii ay Al-shabaab ku lahaayeen degmadaas
9/29/2012 3:22 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa saaka ah mid aad u kacsan, iyadoona magaalada ay ka socoto bililiqo iyo boob loo geysanayo xarumihii maamulka Al-shabaab ee Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ururrada Bulshada Rayidka ah ka dalbaday inay kala shaqeeyaan dib u dhiska dalka iyo Ammaanka
9/29/2012 3:18 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii shalay kulan looga hadlayay ammaanka iyo dib u dhiska dalka kula yeeshay xarunta madaxtooyada xubno ka socday ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed oo uu isagu ka mid ahaan jiray.
Ciidamadda Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Wariye ka tirsanaa Wargeyska Saxafi ee Magaalada Hargeysa kasoo baxa
9/29/2012 3:17 AM EST
Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Saraakiil ka socda sirdoonka magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa habeen hore saqdii dhexe xabsiga u taxaabay wariye C/fataax Maxamuud Caydiid oo ka tirsan wargeyska Saxafi oo kasoo baxa magaalada Hargeysa.
Somali News
Somalia's war on journalism
-
Al Jazeera
9/29/2012 11:36 AM EST
Exploring the media landscape in a country where going to work has become a life-and-death decision for reporters.
Morsy offers to train Somali army
-
Daily News Egypt
9/29/2012 11:33 AM EST
President Mohamed Morsy said Egypt could train the Somali army and coast guards in a speech at a United Nations summit on Somalia, Wednesday.
Somali children leave feeding centers for fear of fighting in Kismayo: MSF
-
Xinhua
9/29/2012 11:32 AM EST
NAIROBI, Sept. 29 (Xinhua) -- The international humanitarian medical charity, Medicins Sans Frontieres (MSF), said on Saturday Somali children have left its feeding centers in Kismayo as parents fear the impact of fighting over the Indian Ocean port city.
30 die of cholera on Kenya-Somalia border
-
The Star
9/29/2012 11:31 AM EST
Thirty five people have been confirmed dead following a cholera outbreak on the Kenyan-Somali border. Among the dead are 10 Kenyans who had moved with their animals across Somalia in search of water and pasture.
Factbox on somalia
-
The Star
9/29/2012 11:30 AM EST
Kenyan troops attacked the Somali port city of Kismayu from three sides on Friday, aiming to drive the al Shabaab Islamist militant group from its last bastion.
SA-linked military firm loses anti-piracy contract
-
IOL
9/29/2012 11:29 AM EST
Somalia - Controversial SA-linked private military operator Sterling Corporate Services, aka Saracen International, has lost its anti-piracy contract in the semi-autonomous Somali region of Puntland.
Al-Shabab Withdraws from Last Stronghold in Somalia
-
VOA
9/29/2012 11:28 AM EST
Somalia’s militant group al-Shabab says it has withdrawn from Kismayo, its last stronghold in the country, following a military strike by Kenyan forces.
Empowerment of young people key to Somalia’s well-being, says UN report
-
UN
9/29/2012 12:44 AM EST
Somalia’s well-being rests significantly on its large youth population, according to a United Nations report released today, which stressed the importance of empowering this segment of the country to spur economic, political and social growth in the country.
Africa Troops Launch Assault on Somali Militant Bastion
-
WSJ
9/29/2012 12:37 AM EST
Kenyan forces launched an amphibious assault on the Somali port city of Kismayo on Friday, in a long-delayed offensive aimed at depriving al Qaeda-linked militants of their last stronghold in East Africa.
Parents of Somali-Canadian ask son’s killer to surrender
-
Globe&Mail
9/29/2012 12:28 AM EST
In a dignified, emotion-laden appeal, the parents of a young Somali-Canadian slain execution-style 11 days ago told the killer or killers they have been forgiven and should now turn themselves in.