Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, Sept 25, 2012
Ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo billaabay inay la Wareegaan Amniga Baladweyne
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa ee AMISOM ayaa gaaray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo ay horay saldhigyo ugu lahaayeen ciidamada dowladda Itoobiya.
Saraakiisha ciidamada Jabuuti ayaa sheegay in talaabadan ay kula wareegeen sugida amniga xaafadda Howl-wadaag tahay mid qeyb ka ah howlgalka ay u socdaan oo ah in ay la wareegaan guud ahaan amiga magaalada Baladweyne oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada dowladda Itoobiya.
Col. Cismaan Dubad oo ah taliyaha horkacaya ciidamada dowladda Jabuuti ee ka tirsan howlgalka midowgga Africa ee AMISOM ayaa sheegay in qorshahoodu yahay sidii ay maamulka gobollka gacan siin lahaayeen sugida nabad-galyada, waxaana uu sheegay in si tirtiib-tartiib ah ula wareegi doonaan dhamaan saldhigyada ay hadda ku sugan yihiin ciidamada dowladda Itoobiya.
"Amniga waxaan iska kaashan doonaa ciidamada maamulka gobollka Hiiraan ee hadda ku sugan magaalada Baladweyne, shacabka waxaan ka codsaneynaa in ay nagala shaqeeyaan nabad-galyada," ayuu yiri Col. Dubad.
Saraakiisha Midowgga Africa ayaa horay u sheegay in dhamaan qeybaha dalka ay hadda ka joogaan ciidamada Itoobiya lagu wareejin doono ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, iyadoo qorshuhu yahay in ciidamada dowladda Itoobiya howlgalkooda ku sii balaariyaan qeybaha dalka ee wali ku sii harsan gacanta Xarrakada Al-shabaab.
Dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa soo dhaweeyay imaashaha ciidamada Jabuuti ee dhawaan gaaray magaalada Baladweyne, waxaana marka aad la sheekeysato dadka intooda badan kuu sheegayaan in ugu yaraan ciidamadani yihiin kuwo ay isku fahmi karaan dhinaca luuqada, madaama ay ku hadllayaan afka Soomaaliga.
Dhawaan ayeey aheyd markii ay magaalada Baladweyne gaareen cutubyo ka mid ah ciidamada dalka Jabuuti ee ka mid ah howlgalka AMISOM kuwaasoo ku qalabeysan sanaad militari oo ay ka mid ahaayeen gadiidka dagaallka.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne, Soomaaliya
Post your comments
Madaxweynaha Kenya oo Hay'adaha Gargaarka ugu baaqay inay Gudaha Soomaaliya ku caawiyaan dadka dhibaateysan
9/25/2012 8:48 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dalka Kenya, Mwai Kibaki ayaa ugu baaqay ha'yadaha gargaarka ee caalamka iyo kuwa Qaramada Midoobay inay u guuraan gudaha Soomaaliya, si ay halkaas ugu caawiyaan dadka gargaarka u baahan.
Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo
9/25/2012 7:33 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Nin lagu eedeeyey inuu Al-shabaab ka tirsanaa oo Muddo ku xirnaa Jeelka Berbera oo maxkamadda Somaliland ay go'aan ka gaartay
9/25/2012 6:49 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa nin hore loogu xukumay inuu kooxaha Al-shabaab ka tirsan oo qaraabadiisu racfaanka qaadatay ku xukuntay 14 bilood oo xadhig ah, kaas oo ka bilaabmaysa maalintii la xidhay.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo furay shir lagu Qiimanayo maamul Dedejinta Dowladaha Hoose ee Somaliland
9/25/2012 4:07 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay shir dib loogu eegayo mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee mudada Shanta Sanno ka socday degmooyinka Somaliland.
Madaxii Wafaafinta ee Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in Siyaasad ahaan iyo Maamul ahaa ay ka baxeen Xarakada Al-shabaab
9/25/2012 4:07 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Madaxii wafaafinta ee ururkii Xisbul Islaam, Sheekh Maxamed Macallin Cali ayaa sheegay inay ka baxeen Xarakada Al-shabaab oo ay ku biireen sannadkii 2010, isagoo sheegay inay soo saareen lix qodob oo ay ku caddeynayaan go'aannadooda.
Kenya oo sheegay inay hubka ka dhigtay Askari Ciidankeeda ka tirsanaa oo si bareer ah u toogtay Xoolo dhaqato Soomaaliyeed
9/25/2012 3:18 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay hubka ka dhigtay askari ciidamadeeda ka tirsan oo si bareer ah u toogtay lix qof oo ahaa xoolo dhaqato Soomaaliyeed kuwaasoo ku sugnaa deegaanka Janaay-cabdalla ee gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada AMISOM oo ka qayb-galay iska-horimaad dhexmaray ciidamada Dowladda Somalia oo ka dhacay duleedka Muqdisho
9/25/2012 3:00 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Ugu yaraan shan ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay iskahorimaad ciidammo dowladda kawada tirsan ku dhexmaray deegaanka Lafoole oo u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo dagaalkaas ay markii dambe ku biireen ciidammada AMISOM oo gubay mid ka mid ah gaari ay lahaayeen ciidamada dowladda.
Safiirka Denmark ee Soomaaliya oo Booqasho ku tagay Magaalada Garoowe iyo arday deeqo waxbarasho loogu diray Itoobiya
9/25/2012 2:49 AM EST
Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Wafdi uu horkacayo safiirka dalka Denmark u qaabilsan Soomaaliya, Geert Aagaard Andersen ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, waxayna madaxtooyada kula kulmeen madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada.
Somali News
KDF finally hits Kismayu port
-
Captial FM
9/25/2012 2:04 PM EST
NAIROBI, Kenya, Sept 25 – Kenya Defence Forces (KDF) jets finally hit the terrorist Al Shabaab stronghold of Kismayu in Somalia on Tuesday, destroying a warehouse and the armoury at the main airport.
Party over for Somali pirates? Attacks way down
-
AP
9/25/2012 2:03 PM EST
HOBYO, Somalia (AP) — The empty whisky bottles and overturned, sand-filled skiffs that litter this once-bustling shoreline are signs that the heyday of Somali piracy may be over. Most of the prostitutes are gone, the luxury cars repossessed. Pirates talk more about catching lobsters than seizing cargo ships.
Ohio mall terrorism defendant facing deportation
-
AP
9/25/2012 2:01 PM EST
COLUMBUS: Federal authorities are preparing to deport a Somali immigrant who federal prosecutors say plotted to attack an Ohio shopping mall.
Our scholarship winner vows to help those left behind in Somalian war
-
Derby Telegraph
9/25/2012 2:00 PM EST
A REFUGEE who fled the horrors of war-torn Somalia with his grandma as an eight-year-old is hoping a degree course may one day help him to bring peace and stability to his homeland.
Somalia's fishermen struggle to make a living from pirate-infested seas
-
The Guardian
9/25/2012 1:58 PM EST
Fishermen face uphill battle to ply dwindling catch for low prices at Mogadishu market, with some succumbing to the offer of well-paid work for pirate chiefs
Turkish Doctors Perform Successful Operations under Poor Conditions in Somalia
-
Anadolu Agency
9/25/2012 1:53 PM EST
Turkish doctors are performing successful operations under poor conditions in Somalia.
EU gives new support to the African Union Mission
-
European Commission
9/25/2012 1:51 PM EST
The EU has decided to provide additional support to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), which plays an essential role in securing the country on its path towards lasting peace, prosperity and stability. The renewed EU support, will allow AMISOM to continue to fulfil its mandate and to reach its total strength of 17,731, as authorised by the UN. EU support covers costs such as troop allowances, costs of the police and civilian component of the mission, medical care, housing, fuel, and communication equipment.
Hundreds mourn teen killed by car driven by sister
-
CBC News
9/25/2012 3:23 AM EST
Hundreds gathered at a Toronto mosque Monday to mourn the loss of a teenage girl who died when she was hit by a car driven by her sister.
Somali rebels threat to kill all MPs
-
Reuters
9/25/2012 3:19 AM EST
Islamist rebels said they shot dead a Somali lawmaker in Mogadishu on Saturday and threatened to kill every legislator in the country.
Somalia hosts Social Good Summit for first time
-
PressTV
9/25/2012 3:18 AM EST
For the first time, Somalia hosted the Social Good Summit, a global discussion uniting a dynamic community of innovators and change-makers from all corners of the world including New York, Nairobi, Beijing and many other cities.
Somali men gunned down in Philippi
-
EWN
9/25/2012 3:11 AM EST
CAPE TOWN - Two Somali shopkeepers were shot and killed in Philippi on Sunday following a suspected robbery.
Hizbul Islam quits al-Shabab, alliances shift in Somalia
-
PressTV
9/25/2012 3:05 AM EST
The Somali militia Hizbul Islam has announced that it is parting ways with al-Shabab, Press TV reports.
Charity tennis event being held Sunday
-
News and Sentinel
9/25/2012 3:03 AM EST
PARKERSBURG - A group of middle school students will be "Serving 4 Somalia" this Sunday, using tennis to raise money for drought relief in Africa.
Kibaki tells international agencies to move to liberated areas
-
Presidential Press Service
9/25/2012 3:01 AM EST
NEW YORK, Sept 25 – President Kibaki tells international agencies to move to liberated areas of Somalia New York, September 24, 2012, PPS.
Burundi to deploy 200 police agents for Somalia peace keeping mission
-
Xinhua
9/25/2012 2:56 AM EST
BUJUMBURA (Xinhua) -- The first batch of at least 200 Burundian police agents from various categories will be sent to Somalia in a peacekeeping mission by the end of this year, Burundian Security Minister Gabriel Nizigama told Xinhua on Monday.