Hiiraan Online
Wednesday, May 22, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Sabti, Sept 1 , 2012
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo soo saaray Shuruudaha looga baahan yahay Murashaxiinta
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Guddiga doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudaha looga baahan yahay murashaxiinta u tartamaya xilkan, waxaana shuruudaha ka mid ahaa in murashax walba uu bixiyo 10,000 oo doollar oo diiwaan-gelin ah.
Afhayeenka guddiga doorashada, Cismaan Libaax Ibraahim oo kulan ay yeesheen kaddib la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in muwaadin kasta oo Soomaali ah uu u tartami karo xilka madaxweynenimo ee dalka, balse loo baahan yahay inuu yahay qof aa dambi culus oo ay maxkamadi xukuntay, aysanna da'diisu ka yaraan 40-sano.
"Musharax walba waxaa laga doonayaa inuu soo gudbiyo arjigiisa iyo warqad ay ku caddatay taariikhdiisa waxbarasho iyo midiisa shaqo, waana inuu yahay qof karti iyo aqoon u leh howsha loo dhiibayo," ayuu yiri xildhibaan Cismaan Libaax.
Guddiga doorashada ayaa waxay shalay shaaciyeen in 10-ka bishan September ay dhici doonto doorashada madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo shuruudaha lagu xiray murashaxa ay ka mid yihiin inuusan ahayn qof dhimirka wax ka qaba.
Afhayeenka guddiga oo saxaafaddu ay wax ka weydiisay arrintan ku saabsan in laga doonayo murashax walba inuu 20 xildhibaan ka hayso taageero ayaa wuxuu sheegay in arrintaas ay uga fursan waayeen baarlamaanka ayna berri horgelin doonaan baarlamaanka, go'aankii la gaarana la shaacin doono.
Xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa waxaa u taagan murashaxiin fara badan oo Muqdisho kawada olole xoog leh, waxaana murashaxiintaas ka mid ah siyaasiyiin fara badan oo mid walba uu hanqal kaga jiro inuu xafiiska madaxweynaha fariisto.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Ciidamo ka cabanaya mushahar la'aan oo muddo saacado ah xiray jidka gala magaalada Boosaaso
9/1/2012 11:50 AM EST
Sabti 1-da September 2012(HOL): Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo saldhig ku leh tuuladaKalabayr, oo magaalada Boosaaso qiyaastii 60km dhinaca koonfurta kaga beegan,ayaa maanta gelinkii hore muddo saacado ah xanibay isu socodka gaadiidka ee wadada magaaladaBoosaaso gasha.
Suxufiyiinta Qaaradda Afrika oo isku raacay inay Tabiyaan Dhacdooyinka Soomaaliya, gaar ahaan guulaha AMISOM iyo dib u dhiska
9/1/2012 8:57 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Suxufiyiinta Afrika ayaa ku heshiiyay inay tabiyaan dhacdooyinka Soomaaliya sida guuulaha ay gaaraan ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM iyo dadaallada dib loogu dhisayo Soomaaliya.
Saraakiisha Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay inay fashiliyeen Walxo Qarxa oo la damacsanaa in lagu Weeraro Ciidamada
9/1/2012 8:11 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Saraakiisha nabad-galyada maamulka gobollka Hiiraan ayaa sheegay in ay saakay fashiliyeen miino lala dabacsanaa in lagu weeraro ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda Itoobiya.
Jaamacadda Muqdisho oo Toddobaadka Dhaqanka u soo gabgabeysay 15,00 arday oo Jaamacadda kusoo biiray
9/1/2012 8:10 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Jaamacadda Muqdisho ayaa waxay Khamiistii u soo gabagabeysay 1500 oo arday barnaamij loogu magacdaray toddobadka dhanka ee jaamacadda Muqdisho oo loo qabto ardayda cusub ee jaamacadda kusoo biira si loo baro dhaqanka iyo maamulka jaamacadda.
Farmaajo oo ka digay in hantida qaranka loo isticmaalo ola’olaha doorashada
9/1/2012 7:54 AM EST
Musharraxa madaxtinimada Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa ka dalbaday baarlamaanka cusub ee Soomaaliya inay dhisaan guddi ku meel gaar ah oo ilaaliya hantida qaranka inta laga soo dooranayo xukuumad cusub.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Somalia oo qorsheynaya inay Shuruudo adag ku xiraan Murashaxiinta Tartamaya
9/1/2012 5:26 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Guddiga diyaarinta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay wadaan qorshayaal ay ku doonayaan inay shuruudo adag ku xiraan xubnaha u tartamaya kursiga talada dalka, waxaana shuruudahaas ka mid ah inay bixiyaan lacago ka badan 5,000 oo dollar iyo inuu murashaxu yahay mid aqoon iyo waayo-aragnimo hoggaamineed leh.
Dagaallo Saaka Mar kale ka qarxay Gobolka Jubbada Hoose iyo Maydad Saaka lagu Jiid-jiidayo Magaalada Kismaayo
9/1/2012 4:54 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii uu mar kale deegaanka Miido ka qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidmaada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo militariga Kenya oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al-shabaab.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Wasiir iyo Wasiir ku xigeen cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
9/1/2012 4:35 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa wasiir iyo wasiir ku xigeen cusub u magacaabay wasaaradda warfaafinta Somaliland, kaddib markii khilaaf awgiis xilka looga qaaday wasiirkii hore ee wasaaraddaas.
Somali News
Somalia's Shebab display bodies of enemy combattants
-
AFP
9/1/2012 1:47 PM EST
NAIROBI — Somalia's Al-Qaeda-linked Shebab militants on Saturday put on show the bodies of four "enemy" soldiers killed in combat in their stronghold of Kismayo, in southern Somalia, witnesses told AFP.
Émigrés return to Somalia, betting on stability, opportunity
-
LA Times
9/1/2012 1:46 PM EST
As Mogadishu teeters on the edge of chaos, with a new government yet to form, the streets are crowded, the roads are choked with cars, and returning émigrés are putting their money and hopes in restoring normal life to Somalia.
AMISOM forces kill 36 Al-Shabaab fighters in Somalia
-
Xinhua
9/1/2012 1:44 PM EST
NAIROBI, Sept. 1 (Xinhua) -- The Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) killed at least 36 Al-Shabaab militia late Friday as the troops took over Miido town in a fierce exchange of fire that last several hours in southern Somalia.
Somali Pirates kill hostage over delayed ransom
-
AP
9/1/2012 1:42 PM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) - Somali pirates who have been holding a hijacked ship for nearly two years killed a Syrian hostage crew member and wounded another to protest delayed ransom payment, a pirate leader said.
Reflections on Meles’ life and legacy
-
Daily Ethiopia
9/1/2012 8:12 AM EST
For the last week, the body of Prime Minister Meles Zenawi has been lying in state at his residence in the Grand Palace. It will stay there until his funeral on Sunday.
Police boost security to prevent protests in Nairobi and Mombasa
-
Xinhua
9/1/2012 8:10 AM EST
Kenyan police on Friday enhanced security in key installations in Nairobi and Mombasa to avert planned protests following the death of Islamic cleric in Mombasa early this week.
Germany to host 200 refugees from Libya
-
AFP
9/1/2012 8:06 AM EST
Germany will host around 200 refugees who fled the fighting in Libya last spring and have been staying ever since in a camp in Tunisia, the German embassy in Tunis said on Friday.
Kismayo capture imminent, military spokesmen say
-
Sabahi Online
9/1/2012 8:05 AM EST
Military officials say the Somali military, supported by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), will take Kismayo from al-Shabaab soon, Kenya's Daily Nation reported Thursday (August 30th).
UN slams SA’s ‘private army’
-
Independent Online
9/1/2012 8:03 AM EST
A UN report has slammed an SA security company for mustering a “private army” in defiance of international agreements, “brazen, large-scale and protracted violation of the Somalia sanctions regime”, and allegedly torturing local recruits.
Two in custody over Coast grenade attacks
-
The Standard Digital
9/1/2012 6:00 AM EST
Police are holding two men suspected of masterminding two grenade attacks on security agents in Mombasa.
Deputy speaker of parliament appeals for European support in fighting terror
-
UGPulse
9/1/2012 5:55 AM EST
The Deputy Speaker of parliament, Jacob Oulanyah has called for the intervention of European Unionand other super powers into Somalia question.
Somali journalists persist in their profession despite risks
-
Sabahi Online
9/1/2012 5:46 AM EST
Mogadishu-based journalist Abdifatah Ahmed has received a number of death threats from militants in the past three years.
Mogadishu hotel built as symbol of hope
-
Los Angeles Times
9/1/2012 5:37 AM EST
In the years to come, Ahmed Jama will be seen either as a visionary or a lunatic who squandered his money on a crazy dream.