Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, Oct 9 , 2012
Shirkadda Xawaaladda Dahab-shiil oo deeqdii ugu ballaarneyd gaarsiisay dadkii ka barakacay fatahaaddii Magalada Baladweyne
Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Shirkada Xawaaladda Dahab-shiil ayaa maanta gaarsiisay deeqdii ugu balaarneyd dadkii dhawaan ka barakacay fatahaadii ku dhuftay magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan.
Mas’uuliyiinta shirkada Dahabshiil ee gobollka Hiiraan ayaa HOL u sheegay in lacag dhan $120,000 oo doolar shirkadu ugu talagashay gacan siinta dadkii ay saameynta ku yeesheen biyihii dhawaan ku rogmaday inta badan xaafaddaha magaalada Baladweyne.
Illaa 3000 oo qoys ayeey maanta gaarsiisay shirkada Dahabshiil deeq isugu jirtay Bur, Bariis, iyo Saliid, iyadoo ay ka faa’ideysteen dadkii ugu sii jilicsanaa guud ahaan marka la eego qoysaska ay saameynta ku yeelatay fatahaada.
Axmed Xusseen Cabdi Makaraan oo shirkada wakiil uga ahaa deeqda ayaa sheegay in ay diirada saarayaan dadka qaba baahda dhabta ah, islamarkaana shirkada xoogga saari doonto in cid kasta ay ka faa’ideysto deeqda.
‘’Waxaan hadda ka qeybinay halka ugu balaaran oo ay dadku ku barakaceen oo ah deegaannka Ceel-jaale ee duleedka magaalada Baladweyne, waxaan tagi doonaa goob kasta oo ay ku sugan yihiin dadka ay saameynta ku yeelatay fatahaada,’’ ayuu yiri Axmed Xusseen Cabdi Makaraan.
Inkastoo guud ahaan marka la eego ay jiraan shirkado iyo shaqsiyaad gaar ah oo maalmihii ugu danbeeyay gargaar kala duwan gaarsiiyay dadka barakacayaasha ah, ayaa haddana dhinaca kale waxaa xusid mudan in deeqda maanta ay gaarsiisay shirkada Dahabshiil dadkaasi in ay tahay tii ugu balaarneyd oo ay ka faa’ideystaan tiro qoysas ah oo intaa leg.
Ma’ahan markii ugu horeysay oo sidan oo kale ay u caawiso shirkada dadka ay ay saameynta ku yeeshaan dhibaatooyinka ay ka mid yihiin fatahaada iyo abaaraha, waxaana marar badan oo hore ay shiradu sidan oo kale gacan mug leh ka geystay xaalado kala duwan oo la soo darsay bulshada ku dhaqan gobollka Hiiran.
Ugu dambeyntii, wali waxaa jirta qeylo dhaanta ku aadan sidii loo caawin lahaa dadkii dhawaan ku barakacay biyihiin ka soo rogmaday wabiga Shabeelle, kuwaasoo waqtigan daadsan daafaha magaalada Baladweyne.
C/raxmaa Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne, Soomaaliya
Post your comments
Xarakada Al-shabaab oo Ciidammo soo dhoobay deegaanka Goob-weyn oo ku yaalla Duleedka Magaalada Kismaayo
10/9/2012 6:42 AM EST
Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 25-km dhanka waqooyi kaga began magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay ilaa saaka ay deegaankaasi soo gaarayeen ciidamo aad u tiro badan oo katirsan Al-shabaab islamakraasina ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka.
Kooxo hubeysan oo Xerada Qoxootiga IFO ku Toogtay oday si weyn looga yaqaanay xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya
10/9/2012 3:41 AM EST
Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Kooxo dabley ah ayaa xalay xerada IFO oo ka mid ah xeryaha qoxootiga ee ku yaalla deegaanka Dhadhaab-Kenya ku toogtay nin oday ah oo si weyn looga yaqaan xeryaha qoxootiga Dhadhaab-Kenya.
Dagaal Ciidamada dowaldda, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab ku dhexmaray jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye
10/9/2012 3:30 AM EST
Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay afar kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab xalay ku dhexmaray deegaanka Calamada oo ku yaalla jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye.
Bam khasaare geystay oo lagu weeraray ciidammo ka tiran booliiska Soomaaliya oo ka howgalayay Suuqa Bakaaraha
10/9/2012 3:24 AM EST
Talaado, Oktoobar 09, 2012 (HOL) — Hal askari iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay in ka badan 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii bambaanooyinka kuwa gacanta laga tuuro ah gallinkii dambe ee shalay lagu weeraray ciidammo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo howgallo nabadeed ka waday gudaha suuqaas.
Somali News
SOMALIA: Grappling with road-accidents toll
-
IRIN
10/9/2012 2:04 PM EST
say the trend will likely continue unless the government puts in place measures to curtail them.
OIC emphasizes its determination to support Mogadishu in its next phase
-
WAM
10/9/2012 2:03 PM EST
WAM Mogadishu, Oct 9th, 2012 (WAM) -- The Secretary General of the Organisation of Islamic Cooperation (OIC), Prof. Ekmeleddin Ihsanoglu, yesterday paid an unprecedented visit to Somalia, and discussed with President Hassan Sheikh Mahmoud ways to support Somalia at the political and development fronts.
Pirates release hijacked tanker
-
SAPA
10/9/2012 2:02 PM EST
Accra - The captain of a Greek-operated tanker said Tuesday his vessel had been hijacked by pirates off the Gulf of Guinea, on Africa's west coast, and then released.
Somali al-Shabaab terrorism trial enters second week in Minneapolis
-
Pioneer Press
10/9/2012 8:26 AM EST
Four days into the prosecution's case against a man who allegedly helped finance the Somali group al-Shabaab, at least one thing has been proved beyond a reasonable doubt: The investigation was huge.
Eritrea calls for lifting of sanctions, rejects UN accusations
-
Reuters
10/9/2012 8:24 AM EST
UNITED NATIONS, Oct 8 (Reuters) - Eritrea has asked the U.N. Security Council to lift sanctions against it after a recent U.N. experts' report showed that the tiny east African state had cut its support for the al Qaeda-allied al Shabaab militant group in Somalia.
Kenya: Ex-Garissa Chief Cop Reinstated
-
The Star
10/9/2012 8:23 AM EST
The former Garissa police chief Felix Jay Munyambu, who Internal Security minister Katoo ole Metito said had been sacked for allowing a terror suspect to enter Kenya from Somalia, has resumed work after close to two years.
Kibaki seeks disarming, integration of surrendering Shabaab
-
PPS
10/9/2012 8:22 AM EST
KAMPALA, Uganda, Oct 9 – President Mwai Kibaki has called for the demobilisation, disarmament and reintegration of the Al-Shabaab insurgents surrendering to the AMISOM forces.
Bringing mental healthcare to people who need it
-
MSF
10/9/2012 8:18 AM EST
Siyad Abdi Ar was 16 when he was abused by gunmen in Somalia. Eight years later, the mental scars have still not healed. Since arriving at Kenya’s Dadaab refugee camp in 2010, his mother has kept him chained to a bed by his ankle, anxious that he will wander off and do himself harm.
Al-Shabab preparing for last stand in Mogadishu, sources say
-
Press TV
10/9/2012 8:15 AM EST
Al-Shabab fighters are preparing to make a desperate last stand in the Mogadishu area, sources close to the militant group have told Press TV.
SA does not trust foreigners: survey
-
Times Live
10/9/2012 8:12 AM EST
Six in 10 South Africans do not trust foreign nationals, a survey by Afrobarometer and Idasa revealed on Tuesday.
Somalia facing aid shortfall after al-Shabaab bans Islamic Relief
-
Guardian
10/9/2012 8:10 AM EST
Just over a week after its fighters abandoned their last major stronghold in southern Somalia, al-Shabaab have banned Muslim aid group Islamic Relief from the territory it controls, threatening programmes for more than a million people in an area where food and water shortages are still critical a year after famine.
Kenya eyes Somalia peace dividend
-
Daily Nation
10/9/2012 8:06 AM EST
Kenya is expected to gain from increased trade and reconstruction after a stable government is established in Somalia following 21 years of fighting that has left that country basically operating an informal economy.
Somalis found with fake IDs
-
The Star
10/9/2012 8:04 AM EST
Police in Mwingi have arrested illegal immigrants from Somalia en-route to Nairobi. They were travelling from Garissa Mwingi police boss Simon Birir yesterday said the suspects had fake Kenyan ID cards.
Somalis welcome new prime minister but see difficult road ahead
-
Sabahi
10/9/2012 8:04 AM EST
Somalis welcomed the decision of President Hassan Sheikh Mohamud to name Abdi Farah Shirdon the country's new prime minister, but many realise the daunting challenges he faces moving forward.
Dareenka Soomaalida Minnesota ee Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
-
SomTV
10/9/2012 12:25 AM EST
Dareenka Soomaalida Minnesota ee Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya