Hiiraan Online
Wednesday, May 22, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, Oct 15, 2012
Abaar ka taagan Deegaano Muddo Sannado ah aan roob helin oo ka tirsan Gobollada Bari iyo Karaar ee Puntland
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Iyadoo ay dhawaan roobabkii dayrtu ka curteen meelo badan oo kamid ah deegaanada Puntland ayaa haddana waxaa dhul ballaaran oo ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar ka taagan yihiin abaaro ba'an.
Waxaana kamid ah dhulka miyiga ah ee hoos taga degmada Rako oo ka tirsan gobolka Karkaar iyo deegaanada xeebta ah ee ku hareeraysan degmooyinka Xaafuun iyo Caluula.
Duqa degmada Rako oo HOL khadka telefoonka kula hadlay, ayaa sheegay in xaaladda abaartu ay tahay mid daran, islamarkaana ay si isku mid ah u saamaysay dadka iyo duunyada labadaba.
Wuxuuna intaas raaciyey in ceelasha intoodii badneyn ay gureen, qiimaha biyuhuna uu aad kor ugu kacay, isagoo xusay in qiimaha halkii Fuusto oo biyaha ahi uu marayo in ka badan 4$.
Dhinaca kale qaylo dhaan la xiriirta xaaladaha abaarta ayaa mudooyinkii u danbeysey kasoo yeereysey duqeyda iyo waxgaradka deegaanada xeebaha ah ee u ku yaal bariga fog.
Waxayna dowladda iyo hay’adaha samafalka ee caalamiga ah ugu baaqeen in ay gargaar lasoo gaaraan, iyagoo ka digey in hadii ay arintu sidan kusii socoto uu dhib weyni ka dhalan doono.
Mas’uuliyiin badan oo dowladda Puntland ka tirsan oo qaarkood ay soo kormeereen deegaanada ay abaaruhu saameeyeen, ayaa sheegay in dowladu intii tabarteeda ah aysan dadaalka yareysan doonin.
Inkasta oo ay duunyo badani biyo iyo baad la’aan dartood u le’deen, ma jiraan hadana wax dad ah oo gaajo iyo haraad u geeriyoodey, waxaana xusid mudan in meelaha abaartu ay hayso ay ku jiraan qaar aysan wax roobab ahi ka di’in 5tii sano ee lasoo dhaafay.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
xaajidirir@hiiraan.com
Puntland, Soomaaliya
Post your comments
Ururka SEUKI oo hoggaan cusub u doortay Ciyaaraha xagaaga soo socda
10/15/2012 10:05 AM EST
Isniin, October 15, 2012(HOL): Ururka Dhallinyarada, Cayaaraha iyo Dhaqanka Yurub ee SEUKI oo ah ururka soo qabanqaabiya cayaaraha kubadda cagta ee xagaaga ka dhaca magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa wuxuu doortay maamul cusub oo ururka hoggaamin doona tan iyo xagaaga soo socda ee 2013.
Warar ku saabsan Qof Shacab ah oo lagu dilay Jubbada Hoose, Qof kale oo lagu dilay IFO iyo Gaari iyo dad laga soo afduubay Kenya
10/15/2012 9:25 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose iyo xerada Qoxootiga IFO ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay ka dhaceen dilal loo kala geystay laba qof oo shacab ah, iyadoo sidoo kale gaari iyo afar Kenyan ah maalin ka hor laga afduubay deegaan ku dhow degmada Mandheera ee dalka Kenya.
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo bixinaysa Lacagta ay ku noolaanayaan Laba sano Hooyo Afar Mataano ah oo ay ku dhashay Muqdisho
10/15/2012 9:13 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta ku dhawaaqday inay bixinayso biilka hooyo Soomaaliyeed oo afar mataano ah ku dhashay kaam ku yaalla magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Hay'adda Qoxootiga Adduunka oo sheegtay in Soomaalida Qoxootiga ku ah Adduunka ay kor u dhaafayaan hal Milyan oo Qof
10/15/2012 9:01 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Hay'adda UNHCR oo Qarammada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in qoxootiga Soomaalida ha ee dalkooda ka cararay ay kor u dhaafayeen hal milyan oo qof, kuwaasoo intooda badan ku nool dalalka dariska la ah Soomaaliya sida Kenya iyo Itoobiya.
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellada Hoose oo sheegay in Qarax ka dhacay Shalaanbood uu ku dhintay hal Askari
10/15/2012 8:42 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Guddoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellada hoose ee dhinaca ammaanka, Axmed Cumar Mudane ayaa sheegay in hal askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya uu dhintay qarax ka dhacay deegaanka Shalaanbood ee gobolka Shabeellada hoose.
AMISOM oo Tababar lagu baranayo Baarista Dambiyada oo Ciidammo ka tirsan Booliis Soomaaliyeed uga furtay Muqdisho
10/15/2012 7:59 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Saraakiisha booliiska AMISOM ayaa tababar ku saabsan baarista dambiyada uga furtay Muqdisho 40-askari oo booliiska Soomaaliya ka tirsan, kuwaasoo isugu jira rag iyo haween.
Ergayga Ururka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo sheegay inay si dhow ula shaqeyn doonaan dowladda cusub ee Soomaaliya
10/15/2012 7:43 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay inay si dhow ula shaqeyn doonaan dowladda cusub ee Soomaaliya, si dowalddu ay ugu guuleysato howlaha horyaalla muddada ay shaqeynayso ee afarta sano ah.
Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu Hoggaaminayo oo maalintii labaad socdaal ku jooga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal
10/15/2012 6:37 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo shalay ka ambabaxay magaalada Garoowe, ayaa maalintii labaad ku sugan degmada Eyl ee gobolka Nugaal.
Afhayeenka Milateriga Kenya oo sheegay inay soo Hagaagayso Xaaladda Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
10/15/2012 4:11 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Ciidamada Kenya oo ka tirsan ciidmada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in xaaladda magaalada Kismaayo ay si tartiib-tartiib ah u soo hagaagayso, kaddib markii ay qabsadeen laba todobaad ka hor iyagoo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Raaskambooni.
Cutubkii Saddexaad Ciidammo ka socda Jabuuti oo qayb ka ah Howlgalka AMISOM oo gaaray Magaalada Baladweyne
10/15/2012 3:54 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Cutubkii sadaxaad ciidammo ka socda dalka Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaallo Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab ku dhex-maray Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir
10/15/2012 3:42 AM EST
Isniin, Oktoobar 15, 2012 (HOL) — Ugu yaraan afar qof oo ka tirsan dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay tiro kalena waxay ku dhaawacmeen dagaallo xalay ku dhexmaray xaafado ka tirsan degmooyinka Dharkeynley iyo Yaaqshiid ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab.
Somali News
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Arizona oo si weyn u soo dhaweeyey dowladda MW Xasan Shiikh
-
HOL
10/15/2012 9:43 PM EST
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Arizona oo si weyn u soo dhaweeysey dowladda MW Xasan Shiikh
Alleged terrorist sees dying mom
-
Muscatine Journal
10/15/2012 9:06 PM EST
An attorney for a Chicago man awaiting sentencing on terrorism-related charges says his client was allowed to leave jail to visit his ailing mother.
Internet accessibility growing steadily in Somalia
-
Sabahi
10/15/2012 6:16 PM EST
While still low compared to countries around the world, internet use in Somalia is slowly on the rise as companies compete for clientele and more citizens have access to the internet in their homes and places of business.
French defense chief: Spying is crucial
-
AP
10/15/2012 6:08 PM EST
PARIS -- France's defense minister says it's crucial to invest in intelligence to fight terrorism and prevent kidnappings.
Minn. man had frequent calls with Somali travelers
-
AP
10/15/2012 6:05 PM EST
MINNEAPOLIS (AP) - A Minnesota man accused of helping supply fighters to a terror group in Somalia had frequent contact with several men before and after they made the trip from the U.S. in 2008.
AU, Somali troops try to win back country roads
-
AP
10/15/2012 12:11 PM EST
WALAWEYN, Somalia (AP) — The rough dirt roads snake through sand dunes and hidden shrubs in the wide-open and dangerous Somali countryside that African Union peacekeepers must drive through to reach newly seized territory.
Somali Week Festival set to launch in Tower Hamlets
-
ELA
10/15/2012 12:10 PM EST
A vibrant celebration of Somali culture is set to kick off tomorrow (Friday, October 19) as part of the Black History Month festival.
Gunmen kill 1, hurt 5 on Somali bus
-
UPI
10/15/2012 12:06 PM EST
MOGADISHU, Somalia, Oct. 15 (UPI) -- Gunmen attacked a passenger bus in central Somalia Monday, killing one person and wounding five others, witnesses said.
Unknown gunmen kill refugee leader in northern Kenya
-
Xinhua
10/15/2012 12:05 PM EST
GARISSA, Kenya, Oct. 15 — Unknown gunmen killed a renowned refugee security committee leader at the Dadaab complex in northern Kenya, officials said on Monday.
Somali refugees in Horn of Africa surpass 1 mln
-
Xinhua
10/15/2012 10:50 AM EST
The number of Somali refugees in neighboring countries have reached 1.03 million mainly hosted in Kenya, Yemen, Egypt, Ethiopia, Eritrea, Djibouti, Tanzania and Uganda, the UN refugee agency said on Friday.
Kenya's Kenyatta University opens its doors to Somali refugees in Dadaab
-
Guardian
10/15/2012 10:43 AM EST
Nairobi - Mohamed Bashir Sheik has a new reason to hope. The 25-year-old Somali, who came to live at the world's largest refugee camp in Dadaab, Kenya, when he was just four, is planning to apply for a place at a university that is due to open next year near to the settlement.
AMISOM says security situation improving in Kismayo port city
-
Xinhua
10/15/2012 1:04 AM EST
NAIROBI (Xinhua) -- Kenyan troops in the UN-backed Africa Union peacekeeping mission in Somalia (AMISOM) said on Wednesday that relative peace is steadily returning to the port city of Kismayo once the bastion of Al-Shabaab.
Mohammed Dini featured Great Falls Forum speaker Thursday
-
Lewiston-Auburn
10/15/2012 12:57 AM EST
LEWISTON — Mohammed Dini, executive director of the African Diaspora Institute in Portland, will be the featured speaker at the Great Falls Forum lecture series Thursday.
Department of Defense language program flourishes at UM
-
Missoulian
10/15/2012 12:44 AM EST
A program contracted by the Department of Defense at the University of Montana has emerged as one of the top programs of its kind in the country, immersing U.S. troops and diplomats in critical languages and cultures where American interests are at stake.
Minnesota: Al-Shabab witness probed
-
Minnesota Daily
10/15/2012 12:40 AM EST
A former al-Shabab member testified Thursday that he lied to the FBI and a federal judge about his involvement with the terrorist group.
Somali internally displaced person gives birth to quadruplets
-
PressTV
10/15/2012 12:36 AM EST
Mogadishu - Halima is an internally displaced person in Tarabunka camp and hails from Marka town after fleeing clashes between Somali government forces backed by AMISOM and Al-Shabaab fighters.